Author: boodhari

Somaliland oo naqdisay qoraallo ay Dowladda Federaalka u dirtay QM iyo M/Afrika
WARARKA

Somaliland oo naqdisay qoraallo ay Dowladda Federaalka u dirtay QM iyo M/Afrika

12-Feb-2024 Dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan ugu baaqday ururrada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif mabda’ ku salaysan ka qaataan is-afgaradkii ay bishii hore kala saxiideen Itoobiya iyo Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ugu baaqaysa ururradan inay cambaareeyaan is-afgaradkaasi “sharci-darrada ah” iyo “ku-xadgudubka Itoobiya ee madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed Soomaaliya,” – waa sida lagu yiri war saxaafadeedkee. Haddaba qoraal xalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa lagu naqdiyay jawaabihii ay dowladda Federalka Soomaaliya dhawaanahan ka bixineysay heshiisk
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgal lagu beegsanayo dadka Oromada ka bilaabay Boosaaso
WARARKA

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgal lagu beegsanayo dadka Oromada ka bilaabay Boosaaso

12-Feb-2024 Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgallo lagu bartilmaameedsanayay dadka Oromada ah waxa ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtay Oromadii ugu badnayd, kuwaas oo xabsiga loo taxaabay, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dadkan ayaa waxaa looga shakiyay inay ku lug leeyihiin qaraxyada iyo weerarada kale ee ka dhaca halkaasi. Boosaaso ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka dhacayay dilal qorsheysan iyo qaraxyo lala beegsanayay xarumaha ganacsi ee magaaladaasi.
Ku-simaha W/Arrimaha Dibadda Somalia oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Kenya u soo magacawday Soomaaliya
WARARKA

Ku-simaha W/Arrimaha Dibadda Somalia oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Kenya u soo magacawday Soomaaliya

12-Feb-2024-Muqdisho Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ka guddoomay nuqullo ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Kenya u soo magacawday Soomaaliya Kusimaha wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, H.E. Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqullo ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u soo magacawday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Mudane Cyprian Kubai Iringo. Danjire Cyprian Kubai Iringoayaa ku dheeraaday hammigiisa ugu wanagsan ee ku aaddan inuu ku guuleysto do犀利士 orkiisa cusub. Danjire Cyprian Iringo oo arrintaas ka jawaabaya ayaa u gudbiyay mahadcel...
Soomaaliya oo ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif ka qaataan xadgudubka Itoobiya
WARARKA

Soomaaliya oo ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif ka qaataan xadgudubka Itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mawqif mabda’a ka qaataan ku xad-gudubka ay Itoobiya ku hayso madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaal犀利士 iya. Waxaan ugu baaqaynaa dowladaha xubnaha ka ah inay mowqif mabda’ ah ka qaataan MOU-ga sharci darrada ah,” ayay tiri Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Warka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kusoo aaday, xilli 14-ka bishaan uu magaalada Adis Ababa ka furmayo shir madaxeedka Midowga Afrika, halkaas oo ay isugu imaanayaan madaxda Afrika iyo wafuud ka socota beesha caalamka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaan la ogayn inuu shirkaas ka qeyb galayo sababa la xiriira xiisada Soomaaliya kala dhaxeeysa Itoobiya, taasoo ka dhalatay heshiiska dhin...
Ivory Coast ayaa sadaxeysatay Koobka Qaramada Afrika ooy finalki ku qaadeen garoonkooda.
SPORTS

Ivory Coast ayaa sadaxeysatay Koobka Qaramada Afrika ooy finalki ku qaadeen garoonkooda.

12-Feb-2024 Nigeria 1-2 Ivory Coast Ivory Coast ayaa sadaxeysatay Koobka Qaramada Afrika oo finalka ay ku qaadeen garoonkooda. Maroodiyaasha oo gadaal ka soo galay Nigeria ayaa diiday in koobka guriga laga qaado" Weeraryahanka, oo sidoo kale dhaliyay goolkii guusha ee semi-finalka kaliya 13 bilood ka dib markii uu ka soo laabtay kansarka xiniinyaha, ayaa kubad karoos ah u dhigay Simon Adingra isaga oo suul kabtiisa ku jira sagaal daqiiqo si uu u dhameystiro soo laabasho qeybtii labaad ah iyo dabaaldeg duur joog ah. Abidjan. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1756816969246904778?t=ebyih8tpYrWE6aEF3LVuHw&s=19 Madaxweynaha Ivory Coast oo ku soo biiray dabaaldega Alessane Ouattara aya犀利士 a dabaaldaga kula biiray ciyaartoyda ku sugan garoonka uu magaciisu hayo...
Imaaraatka Carabta Oo Shaaciyay Khasaaraha Kasoo Gaaray Weerarkii Muqdisho
WARARKA

Imaaraatka Carabta Oo Shaaciyay Khasaaraha Kasoo Gaaray Weerarkii Muqdisho

12-Feb-2024 Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaaca ka qaaday in shahiideen saddex ka mid ah ciidamadeeda qalabka sida iyo askari ka tirsan Ciidanka Difaaca Baxreyn iyo dhaawaca labo kale fal argagixiso oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Imaaraadka ayaa xaqiijiyay in ciidankaas ay u joogeen Soomaaliya waajibaad shaqo oo ah tababarka iyo tayeynta Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kaas oo qeyb ka ah heshiiska laba geesoodka ah ee Imaaraadka iyo Soomaaliya ee Qaab-dhismeedka iskaashiga milatari ee labada dal. Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay inay sii wadi doonaan wada shaqaynta iyo iskaashiga ay la leeyihiin dowladda Soomaaliya ee lagu baarayo fal-dambiyeedkaas argagixisinimo
Djibouti, Maraykanka, Turkig Iyo Dowlado Kale Ayaa Cambaareeyay Weerarkii xerada Janaraal Goordan
WARARKA

Djibouti, Maraykanka, Turkig Iyo Dowlado Kale Ayaa Cambaareeyay Weerarkii xerada Janaraal Goordan

12-Feb-2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee ka dhacay xerada Janaraal Goordan ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in Jabuuti ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo dadaal adag ugu jira sidii argagaxisada dalka looga cirib tiri lahaa. Maraykanka oo si adag u cambaareeyay weerarkii xerada Janaraal Goordan War lagu daabacay barta X ee safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si adag lagu cambaareeyay weerarka xerada Janaraal Goordan oo ay ku sheegeen in uu ahaa mid fuleynimo ah. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Maraykanku u tacsiyadeynayo ehellada tababarayaashii ciidamada Imaaraadka iyo askarta Soomaalida ah ee lagu dilay ...
Al-Shabab claims attack on UAE military in Somalia
WORLD

Al-Shabab claims attack on UAE military in Somalia

11-Feb-2024- New Agencies The United States strongly condemned the attack on General Gordan's camp The United States strongly condemned the attack on General Gordan's camp The group claimed the attack as it considers the UAE an ‘enemy’ for backing the Somali government. A news published on the X site of the American embassy in Mogadishu strongly condemned the attack on General Gordan's camp, which they said was cowardly. The statement said that the United States offers its condolences to the families of the UAE military trainers and Somali soldiers who were killed in the terrorist attack at the Gordan camp. The United States said that they will strengthen their support to Somalia in peace building. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1756619342031008145?t=o...
Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada toogasho wadareed uu Askari Soomaali ah caawa ka geystay xerada Jeneraal Goordan ee Muqdisho
WARARKA

Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada toogasho wadareed uu Askari Soomaali ah caawa ka geystay xerada Jeneraal Goordan ee Muqdisho

10-Feb-2024 Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa deg deg u gaaray isbitaalka Digfeer, si ay u booqdaan dhaawacyada saraakiil iyo askar Soomaali, Imaaraad iyo kuwo ka socda dalal kale isugu jira, kuwaas oo askari Soomaali ah uu caawa toogasho wadareed ugu geystay xerada Jeneraal Goordan ee Muqdisho. Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Goordan ee magaalada Muqdisho ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka Isutaga Imaaraatka Carabta. “Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun. Dawladda iyo Shacabka aan walalaha nahay ee Imaaraadka Carabta waxaan uga tacsiy...