Author: boodhari

Nigeria & Ivory Coast ayaa Isugu soo haray filanka  finalka Koobka Qaramada Afrika
SPORTS, WARARKA

Nigeria & Ivory Coast ayaa Isugu soo haray filanka finalka Koobka Qaramada Afrika

7-Feb-2024 Sebastien Haller ayaa dhaliyay goolka guusha iyadoo martigeliyaash koobka qaramada Afrika ee 2023 ee Ivory Coast ay garaacday DR Congo si ay kulan ugu dambeeya ula yeeshaan Nigeria. Goolka kaliyah ee tartanka cagey ee Abi壯陽藥 djan ayaa yimid daqiiqadii 65aad markii kubad uu Haller uu soo tuuray uu dhulka ku dhacday islamarkaana uu kor uga kacay goolhayaha Leopards ee Lionel Mpasi. Weerar yahanka Borussia Dortmund ayay ahayd in uu gool ku daah furo ka hor inta aan la aadin qeybta nasashada, waxaana uu Haller sidoo kale lumiyay fursad uu hogaanka ugula laaban karay markii uu kubad cidhiidhi ah u diray. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1755367047469346969?t=y89IGam2zKM8FpsZ4mN4EQ&s=19 Labo badbaadin oo uu sameeyay Bobo Nwabali ayaa Nigeria ka saa...
Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuq
WARARKA

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuq

7- February-2024 Maxkamada gobolka Banaadir, ayaa u fadhida dhageysiga dacwad loo heysto eedeysanayaal maqanayaal ah oo ka tirsanaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka. Eedeysanayaasha waxaa ka mid ah Maxamed Aadan Jimcaale Koofi, Cabduqaadir Cilmi Cali oo labaduba soo qabtay xilka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda. Waxaa kale oo ku jira壯陽藥 eedeysanayaasha kala ah Muxyadiin Xasan Jurus oo ahaa Agaasimahii waaxda Canshuuraha berriga ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Jacfar Maxamed Axmed oo ahaa Agaasimaha is guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda iyo Cabdalla Maxamed Axmed oo ahaa agaasimahii waaxda IT-da ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka. Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa k...
Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto Barakacayaasha ku nool Baydhabo
WARARKA

Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto Barakacayaasha ku nool Baydhabo

7-Feb-2024 Hay’adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait, ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah oo ay saameeyeen abaaraha. Gurigii ugu horreeyay ee ay Baydhabo ka hirgelisay hay’adda Al-Najaat oo ka kooban laba qol, suuli , haanta biyaha iyo jiko ayaa lagu wareejiyay qoys ka kooban 9 Carruur oo Agoon ah hooyadood iyo ayeeydood, iyagoo ka mahad celiyay garab istaagga ay u fidisay hay’addan. Saraakiil ka tirsan xafiiska Mashaariicda Hay’ada Xikma oo ay howshan u wakiilatay hay’adda Al-najaat ee dalka Kuwait, ayaa sheegay in gurigani uu hordhac u yahay Mashr壯陽藥 uuca xalka waara, iyagoo guryo kale dhowaan ka dhisi doonto Baydhabo, kuwaas oo ay ka faa’iideysan doonaan dadka dan yarta ah ee kasoo barakacay Abaaraha.
Booliska Puntland oo sheegay in ay qabteen doon hub siday
WARARKA

Booliska Puntland oo sheegay in ay qabteen doon hub siday

7-Feb-2024-BBC Booliska Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon hub siday iyo rag la socday, sida lagu soo daabacay bogga ay boolisku ku leeyihiin Facebook.壯陽藥 Boolisku faahfaahin kama bixin waqtiga ay soo qabteen ragaan iyo halka ay ku qabteen, balse waxaa lagu sheegay qoraalka in ciidamada booliska Puntland ee Raas casayr ay hawlgalka fuliyeen.Sidoo kale cidda iska leeh hubkaan iyo halka loo waday ayaysan boolisku wax faahfaahin ka bixin. Taliyaha ciidankaas oo lagu magacaabo Fu'aad ayaa lagu sheegay qoraalka in uu ka digay in hub sharci darro lala soo galo gobolka.
Tiro Argagixisada  Alshabaab Ah ayaa Ku Dhintay Qarax Ay Ku Diyaarinaayeen Hiiraan
WARARKA

Tiro Argagixisada Alshabaab Ah ayaa Ku Dhintay Qarax Ay Ku Diyaarinaayeen Hiiraan

犀利士 7-Feb-2024 Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo gelinkii danbe ee shalay ka dhacay gobolka Hiiraan, kaasoo khasaare xooggan uu kasoo gaaray Shabaab. Sida wararku tilmaamayaan, qaraxa waxa uu ka dhex dhacay guri ku yaala deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. Wararka ayaa intaas kusii daraya in qaraxa uu ahaa mid ag koxodan ku diyaarineysay guriga oo ay doonayeen iney dadka shacabka ah ku dhibaateeyaan. Dowladda Soomaaliya oo qoraal kasoo saartay qaraxa ayaa sheegtay iney ku geeriyoodeen Lix Shabaab ah oo dhibtii ay dadka usoo wadeen uu iyaga ku. laabtay. Si kastaba, Deegaanka Beera yabaal ee gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah deegaanadii kooxda A-shabaab laga xureeyay sanadkii lasoo dhaaf...
Eedeysane Sayd Cali oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho
WARARKA

Eedeysane Sayd Cali oo laga soo dajiyay garoonka Muqdisho

6- February- 2024 Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa galabta laga soo dajiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, kaas oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad. Eedeysanaha ayaa isaga oo baxsad ah shalay laga soo qabtay deegaanka Gaadaale oo hoostaga degmada Hobyo, xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay. Garoonka waxaa ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda saraakiisha amniga iyo ehellada Luul Cabdicasiis oo weli dalbanaya in si deg deg ah loo dilo eedeysanaha. Waxaa la filayaa in ninkan loo horgeeyo cadaaladda, maadaama dhibaato wayn uu gaystay, isla markaana uu gubay xaaskiisa oo xaamilo ahayd Allaha u naxariistee, Luul Cabdicasiis ayaa Jimcihii ku geeriyootay magaalada Muqdisho kadib dhaawacyo ...
Abiy ayaa diiday inay sababto dagaal uu la galo dariskiisa Somalia baadi-goobka Itoobiya ay ugu jirto bad
WARARKA

Abiy ayaa diiday inay sababto dagaal uu la galo dariskiisa Somalia baadi-goobka Itoobiya ay ugu jirto bad

6 February-2024 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay 犀利士 cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya sababo la xiriira baadi-goobka ay Itoobiya ugu jirto bad, isaga oo maanta sheegay in Itoobiya ay dooneyso kaliya inay nabad la wadaagto deriskeeda.Itoobiya ayaa 1-dii Janaayo heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland. Dokumentigaas ayaan weli la shaacin balse Somaliland waxay sheegtay in Itoobiya ay ogolaatay inay aqoonsato madax-banaanideeda ayada oo ku beddelanaysa dekad iyo saldhig ciidan badeed.Heshiiska ayaa ka caraysiiyey Soomaaliya oo ku adkeysata in Somaliland ay qeyb ka tahay Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyey inuu diyaar u yahay dagaal ay la galaan Itoobiya, si looga hortago inay halkaas deked ka dhisto.I...
Ten dead, 20 others injured in multiple blasts in market in Somali capital
WORLD

Ten dead, 20 others injured in multiple blasts in market in Somali capital

6-Feb-2024 The incident happened in Bakara, Mogadishu’s largest market, on Tuesday. At least 10 people were killed on Tuesday in a crowded market in Mogadishu, the Somali capital, after multiple blasts. The incident happened within the Bakara market in the city, sources told Al Jazeera. Three nurses at Erdogan Hospital in Mogadishu told Reuters that more than 20 injured people had been brought to the facility. Mohamed Ali, a businessman within the market who said he helped carry dead and wounded people from some of the shops, told Al Jazeera: “We heard four huge explosions erupt inside four well-known electronic shops and we were shocked. We’ve seen so many people crying inside shops Al-Shabab has been battling Somalia’s federal government and an African Union (AU)-ma...
Guddoomiye Sheekh Aadan oo qaabilay Guddoomiyaha Midowga Culimada Islaamka
WARARKA

Guddoomiye Sheekh Aadan oo qaabilay Guddoomiyaha Midowga Culimada Islaamka

6- February- 2024 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BJFS ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Ali Muhidin Al-Qardai oo ah Guddoomiyaha Midowga Culimadda Islaamka, waxaana kulanka ku weheliyay Agaasimaha Xafiiska Hay’adda Qatar Al Kheyriyah ee Soomaaliya Mudane Cabdifataax Aadan Macalin iyo Shuceyb Cabdiladiif oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Zamzam ee Soomaaliya. Guddoomiyah壯陽藥 a Midowga Culimadda Islaamka, oo ka mahadceliyay soo dhoweynta loogu sameeyay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan gargaarka lagu garab istaagaayo Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana la sii xoojin doono waxqabadka hay’adaha kala duwan ee Islaamka. ...
Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha
WARARKA

Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha

6-Feb-2024-Muqdisho 10 qof, oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana way dhaawacmeen weerar hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho Dheeho News Every Day Hoobiyeyaasha ayaa dhaliyay khasaare u badan dhaawacyo soo gaaray dad shacab ah oo ku sugnaa suuqa犀利士 , xilliga uu dhacayay weerarka. Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay weerarkan, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo shacab ah, sida ay sheegayaan Wariyeyaal ka tirsan Shabelle oo goobta tegay Sidoo kale waxaa istaagay inta badan ganacsigii suuqa, ayada oo lagu kala cararay markii ay soo dhaceen hoobiyeyaasha. Xaaladda ayaa haatan ah mid kacsan, waxaana sidoo kale suuqa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya