Author: boodhari

Madaxweyne Xasan oo sarkaal Imaaraatka Carabta ah ugu magac daray xerada Gen Gordan
WARARKA

Madaxweyne Xasan oo sarkaal Imaaraatka Carabta ah ugu magac daray xerada Gen Gordan

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wareegto uu soo saaray u kala bedelay magacyada labada Xero ee Damaanyo iyo Gordon, waxaana Xerada Gen. Gordon loogu magac daray Col Maxamed Mubaarak Al Mansor oo ahaa Sarkaal Imaaraadka Carabta u dhashay oo hoggaaminayay howlgalka Tababarka Imaaraadka, kaasoo 10-kii Febraayo 2024 lagu dilay Xeradaas. Sidoo kale xerada Damaanyo waxaa loogu magac daray Sareeye Guuto Maxamed Ibraahim Faarax (Gordon Wareegtada xeerka Madaxweyne oo soo baxday isku waqti ayaa goor sii horeysay Baraha Bulshada waxaa qabsaday mid ka mid ah warqada magac ka bedelida Xeradii hore Gen Gordon loogu magac daray.
Faransiiska oo si rasmi ah Soomaaliya uga cafiyay lacag dhan $145.6 Million
WARARKA

Faransiiska oo si rasmi ah Soomaaliya uga cafiyay lacag dhan $145.6 Million

Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska lagu soo gunaanadayay lacagaha deymaha ah ee lagu lahaa Dowladda Soomaaliya Safiirka Dowladda Faransiiska ee Kenya iyo Soomaaliya Mr. Arnaud Suquet iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige, waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa kulanka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle. Heshiiskaan ayaa waxa uu soo maray wada xaajood wajiyo badan lahaa, sidoo kalena daba socda go’aan kii ay gaareen horaantii sanadkan wadamada ku bahoobay Ururka Paris Club ayaa maanta suuro galiyay in Dowladda Soomaaliya si rasmi ah looga saamaxay deyn dhan $145.6 Milyan oo Doolar taas oo Dowladda Faransiiska ay ka tirtirtay buugeeda ...
Negotiators fail to agree on UN treaty to curb global plastic pollution
WORLD

Negotiators fail to agree on UN treaty to curb global plastic pollution

Countries negotiating a global treaty to curb plastic pollution have failed to reach an agreement, with more than 100 nations advocating for a cap on plastic production and a handful of oil-producing countries only willing to target plastic waste. The fifth United Nations Intergovernmental Negotiating Committee (INC-5) meeting in Busan, South Korea was intended to be the final session. It was hoped the meeting would produce a legally binding global treaty If successful, it would have marked the most significant global climate pledge since the Paris Climate Accords in 2015, but the group of nations could only agree on Sunday to postpone negotiations to a later date. Saudi Arabia, in particular, was accused of standing in the way. The country strongly opposed efforts to reduce plast...
Faransiiska oo ballan-qaad culus u sameeyay DF, xoojiyeyna madax-banaanida dalka
WARARKA

Faransiiska oo ballan-qaad culus u sameeyay DF, xoojiyeyna madax-banaanida dalka

Dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay taageerada ay ka geysanayo howl-galka cusub ee Soomaaliya iyo amniga badda, iyadoo ballan-qaaday in ay si dhow ula shaqeyn doonaan dowladda Soomaaliya. Faransiiska ayaa sidoo kale wuxuu adkeeyay madax-bannaanida iyo xasilloonida Soomaaliya, xilli ay Itoobiya ku kacday xad-gudb ka dhan ah qarannimada Soomaaliya, kadib markii heshiis is-afgarad oo la xiriira badda ay la saxiixatay Somaliland. Faransiiska ayaa arrimahaan ku xaqiijiyey kulan ka dhacay Paris, kaasi oo dhex-maray wafdi uu hoggaaminayo wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar iyo wasiiru-dowlaha Faransiiska ee Francophonie iyo iskaashiga caalamiga, Thani Maxamed Soilihi. Wada-hadallada ayaa lagu muujiyay doorka sii kordhaya ee Soomaaliya ee saaxada caalamka, oo a...
Madaxweynaha Eriteriya oo ka hadlay heshiiskii ay wada galeen Masar iyo Soomaaliya
WARARKA

Madaxweynaha Eriteriya oo ka hadlay heshiiskii ay wada galeen Masar iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa habeenimadii Sabtida kasoo muuqday Telefishinka dowladdiisa, wuxuuna bixiyay wareysi uu kaga hadlay arrimaha taagan. Madaxweynaha ayaa ka hadlay heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Masar iyo dalkiisa Eritrea, iyo xaaladdha kaasoo ku saabsan Itoobiya iyo madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump. Marka laga soo tago faallooyinkiisa ku aaddan xaaladda gobolka, madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay arrinta ee ku saabsan kaabayaasha biyaha, tamarta, iyo dhismaha tuulooyinka deggenaanshaha ee dalkiisa intii uu ku jiray waraysiga ay la yeesheen wariyaasha warbaahinta dowladda Muxuu ka yiri heshiiskii ay wada galeen Masar, Soomaaliya iyo dalkiisa Qoraalka sawirka,Heshiiskii hore ee dalalka Soomaaliya, Masar iyo Eritrea Waxaa la ogy...
Manchester City ayaa wajahday Liverpool kulan saamayn wayn ku yeelan kara horyaalka Premier league +
SPORTS, WARARKA

Manchester City ayaa wajahday Liverpool kulan saamayn wayn ku yeelan kara horyaalka Premier league +

Liverpool 2-0 Man City Waxay ahayd inay noqoto kulan aad u adag oo Premier League ah oo u dhexeeya laba kooxood oo ku tartamaya horyaalka, laakiin waxay u noqotay guul dhammaystiran oo ay Liverpool ka gaadhay Manchester City galabnimadii Axadda. Jamaahiirta gurigooda ee ku sugnaa garoonka Anfield ayaa loo daayay in ay soo bandhigaan wacdarihii kooxdooda ee mudada badan ee ciyaarta iyada oo City oo aan kalsooni ka haysan isla markaana ay ku jirtay orod naxdin leh ay wax badan iska caabin kari wayday eeda Reds. Mohamed Salah iyo Cody Gakpo ayaa xaqiijistay in Liverpool ay 2-0 ku garaacday Manchester City si ay maalin cad u dhex dhigto iyaga iyo kooxda ay ku xafiiltamaan horyaalka Premier League. Kooxda martida loo ahaa ayaa ciyaarta ku billaabay dhammaan qoryo xamaasad leh, iyago...
Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka
WARARKA

Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixinayaan sharciyada doorashada. Shariif ayaa sharciyada ay ilaa hadda ansixiyeen baarlamaanka ku sheegay kuwo aanan heshiis lagu aheyn. Xigasho. VOA
Kenya 🇰🇪 iyo Uganda 🇺🇬 oo isku dayaya in ay qaboojiyaan xiisada u dhaxeysa Soomaaliya 🇸🇴 iyo Itoobiya 🇪🇹
WARARKA

Kenya 🇰🇪 iyo Uganda 🇺🇬 oo isku dayaya in ay qaboojiyaan xiisada u dhaxeysa Soomaaliya 🇸🇴 iyo Itoobiya 🇪🇹

Madaxweynaha Somalia Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale lagu wadaa In uu ku quursado hogaanka Itoobiya Abiy axmed faagare Caalami ah Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa hoos u dhigi doona kulanka madaxada gobolka ee Arusha iyadoo fadhiga AEC kadib lagu wado in uu ku soo biiro Reysilwasaaraha Itoobiya “Aniga iyo Museveni waxaan qorsheynaynaa in shir isugu keeno walaalkayga Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, si aan u yareyno xiisadda gobolka Geeska Afrika, maxaa yeelay amniga iyo xasilooni Soomaaliya waxay saameyn wayn ku leeyihiin xasiloonida gobolkeenna, waxayna dhaawacaysaa isdhex-galka ganacsiga iyo maalgashiga,” ayuu yiri Madaxweynaha Kenya William Ruto . Madaxweyne dalka Kenya ayaa xaqiijiyay kulan looga aarinsanayo xal u raadinta xiisada ka dhex aloosantay Soomaaliya...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA MADAXWEYNAYAASHA DALALKA BARIGA AFRIKA.
WARARKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA MADAXWEYNAYAASHA DALALKA BARIGA AFRIKA.

Madaxweynaha Jambuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Shir-madaxeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), isaga oo bogaadiyey iskaashiga iyo horumarka la gaaray tan iyo markii la Aas-aasay (EAC). Shirkan oo ah kii ugu horreeyey oo ay Soomaaliya ka qeygbasho iyadoo xubin buuxda ah ayay ka mid noqotay hoggaanka EAC ee sanadka soo socda iyadoo dalka Kenya loo doortay guddoonka halka Soomaaliya ay noqotay Xogheynta Guud. Madaxweynaha ayaa ballanqaaday in Soomaaliya ay la jaanqaadi doonto hiigsiga 2050 ee himilooyinka iskaashiga dhaqaale ee Bulshooyinka Bariga Afrika. Wuxuu sidoo kale adkeeyay inay Soomaaliya diyaar u tahay inay dowr firfircoon ka ciyaarto howlaha horyaala EAC ee horumarinta, dhaqan-dhaqaale, ganacsi iyo isdhexga...