Author: boodhari

Dowlada Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Dib U Raadisay Sarkaal ay Horey Shaqada Uga Ceyrisay
WARARKA

Dowlada Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Dib U Raadisay Sarkaal ay Horey Shaqada Uga Ceyrisay

Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo mar kale loo magacaabay Taliyaha Xoogga Dalka Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah. Magacaabidda Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage waxay ka dhigan tahay in Xasan Sheekh uu soo wajahay culeys sababay inuu dib u raadiyo sarkaal uu horay xilka uga qaaday, taasi oo muujineysa inuu ku qasaaray xulashadiisii Taliyaha hadda laga bedelay hoggaaminta ciidanka xoogga. Jeneraal Odawaa ayaa lagu amaanaa xoreyntii wadanka mudadii uu Taliyaha xoogga ahaa, waxaana muuqata in shaqadii looga maarmi waayey, waxaana ...
Dhacdooyinka Sportiga Maanta waxaa ku jira Kulamada Napoli v Inter Milan, Chelsea v Arsenal, Barcelona v Real  Sociedad +
SPORTS, WARARKA

Dhacdooyinka Sportiga Maanta waxaa ku jira Kulamada Napoli v Inter Milan, Chelsea v Arsenal, Barcelona v Real Sociedad +

Inter 1-1 Napoli Ciyaartii aadka loo wada sugayay ee Serie A ee u dhaxaysay Internazionale iyo Napoli ayaa xalay fiidkii ku kala baxay barbaro 1-1 ah garoonka Stadio Giuseppe Meazza. Scott McTominay ayaa hogaanka u dhiibay hogaanka horyaalka horaantii ciyaarta, ka hor inta uusan Hakan Calhanoglu u dhalin goolka barbaraha ee kooxda martida loo ahaa si uu u xaqiijiyo dhibic. Natiijadu waxay keentay in Napoli ay isku xoojiso kaalinta kowaad ee kala saraynta Serie A. Napoli ayaa hal dhibic oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Seria A, iyadoo kooxda difaacaneysa horyaalka ee Internazionale ay barbaro 1-1 ah ku kala baxeen garoonka Stadio Giuseppe Meazza. Scott McTominay ayaa hogaanka u dhiibay Napoli, ka hor inta uusan kubad uu soo tuuray Hakan Calhanoglu u keenin Inter...
DFS oo war ka soo saartay hannaanka sharci darro ee Axmed Madoobe ka wada Jubbaland
WARARKA

DFS oo war ka soo saartay hannaanka sharci darro ee Axmed Madoobe ka wada Jubbaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo hannaanka sharci darro ee Axmed Maxamed Islaam ka wada Jubbaland, kaas oo qeyb wayn ka ahaa dhamaan heshiisyadii horay Golaha u gaaray. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS halka hoose ka Akhriso:-
Khawaarijta oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Masagawaa
WARARKA

Khawaarijta oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Masagawaa

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa ka hortagay weerar maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan magaalada Masagawaa ee briga gobolka Gal-guduud Geesiyaasha Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo kawar qabay dhagarta Khawaarijta ayaa halkaasi cashar ugu dhigay, iyagoona maleeshiyaadkii lasoo qalday sii eryaynaya degaanka Dhabaqle. Dhamme Maxamed Ereg oo kamid ah saraakiisha Guutaadda 77-aad ee Ciidanka XDS ee ku sugan magaalada Masagawaa ayaa Warbaahinta u sheegay in khawaarijta la gaarsiiyay khasaare xooggan, oo hadda ay socota tirinta dhagarqabeyaashii lagu laayey halkaas. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidaan oo kale dhoor jeer khawaarijta ku jabiyay gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud, iyagoo khasaare xooggan gaarsiiyay khawaarijtii so...
With Trump election win, Africa braces for US aid cuts, uncertainty
WORLD

With Trump election win, Africa braces for US aid cuts, uncertainty

But it could also force African nations to double down on their shift away from the US, towards Asia and the Middle East, say analysts. As the results of the United States presidential election came in on Wednesday, showing that former President Donald Trump had won, relief took hold more than 11,000 kilometres (7,000 miles) away, in Uganda’s capital Kampala. “The sanctions are gone,” the East African country’s parliamentary speaker, Anitah Among, told parliament, hinting at her expectation of improved ties with the US under Trump. The speaker is one of a series of Ugandan officials who have been barred from entering the US in recent years because of allegations of human rights violations against them. But while some African governments that have faced allegati...
NISA oo gacanta ku soo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta
WARARKA

NISA oo gacanta ku soo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo muwaadin loogu geystay Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Hay’adda NISA iyo guud ahaan laamaha amniga ayaa hawlgallo lagu xaqiijiyo Amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed ka wada guud ahaam dalka, iyadoo sidaan oo kale horay gacanta loogu soo dhigay kuwa halis ku ahaa amniga Caasimadda.
Daawo ” Xafiiska cusub Qaramada Midoobay ee UNTMIS oo si rasmi ah lòo furay
WARARKA

Daawo ” Xafiiska cusub Qaramada Midoobay ee UNTMIS oo si rasmi ah lòo furay

Dowlada Soomaaliya ayaa daahfurtay xaafiiska howlgalka Kumeel gaarka ah ee gargaarka Qaramada Midoobay Masuuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergada Diblomaasiyadeed ee ku sugan Muqdisho ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda furitaanka rasmiga ah ee xafiiska Howlgalka Kaalmaynta Ku Meel Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Munaasabadda ayaa lagu xusay kala guurkii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) una guuray UNTMIS, is bedelka xafiiskaan ayaa astaan u ah horumarka ay dowladda Soomaaliya ka gaartay isku filnaashaha iyo doorkeeda masraxyadda caalamiga ah. Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Ku-simah...
Cusbooneysiinta wararka Ciyaaraha Sabtida Man City,  Juventus, Liverpool Real Madrid oo guul ka gaartay +
SPORTS, WARARKA

Cusbooneysiinta wararka Ciyaaraha Sabtida Man City, Juventus, Liverpool Real Madrid oo guul ka gaartay +

Man City Oo Ku Dhacday Guuldaradii 4aad oo xiriir ah Pep Guardiola ayaa ku dhacay guuldaradii afaraad oo xiriir ah markii ugu horeysay xirfadiisa tababarenimo iyadoo Brighton ay gadaal ka riixeyso inay garaacdo kooxdiisa Manchester City. Waa markii ugu horeysay tan iyo 2006 oo City afar guuldaro oo xiriir ah ay soo gaarto. Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa isha ku heysay inay soo afjarto isku xigxiga niyad jabka leh markii Erling Haaland uu si cajiib ah u furay garoonka Amex Stadium daqiiqadii 23aad, isagoo dhaliyay isku daygii labaad ee kubad uu ka helay Mateo Kovacic. Brighton, si kastaba ha ahaatee, waa ay xajisteen, iyagoo si buuxda u maamulay nasashada ka dib - kaliya dhammayntooda liidata ayaa ka hor istaagtay inay barbarreeyaan ka hor inta uusan Joao Pedro oo ...
Dil kale oo ka dhacay Nairobi iyo cabsi soo wajahday Soomaalida
WARARKA

Dil kale oo ka dhacay Nairobi iyo cabsi soo wajahday Soomaalida

Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay dil kale oo loo gaystay muwaadin Soomaaliyeed uu ka dhacay gudaha magaalada Nairobi, gaar ahaan xaafadda Islii oo ay ku badan yihiin Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. Marxuumka la dilay oo 25 sano jir ah ayaa kamid ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi, waxaana dilkiisa ka dambeeyay kooxo hubeysan oo baxsaday. Mid kamid ah Soomaalida ku sugan Nairobi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxda dilka gaysatay ay burcad ahayd, isla markaana ay taleefanka ka qaateen marxuumka. “Xalay muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu khaarijiyay xaafadda Isliil, dilkiisana waxaa ka dambeeyay koox hubeysan oo lagu sheegay tuugo waxayna ka qaateen Telfankii ayuu yiri "Xalay muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu khaarijiyay xaafadda I...
Somalia has hit Ethiopia with a hot slap and the flames inside are getting worse.
WARARKA, WORLD

Somalia has hit Ethiopia with a hot slap and the flames inside are getting worse.

Participating in the new AUSSOM operation was removed from Ethiopia while the diplomatic war that was taken by the government of Somalia became one that confirmed the decision to protect the independence of Somalia. Stability concerns in the Horn of Africa have been getting stronger since the Adisababa attempted to take part in Somali waters. The government of President Hassan Sheikh has achieved a great success in the political war with Ethiopia, which is now left out of the new operation that will change ATMIS, which will start next year 2025. Djibouti, Kenya, Uganda and Burundi are still ready for the new operation of AUSSOM which is part of the request that the government of Somalia submitted by Egypt. Minister of Defense of Somalia, Abdullqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) has c...