Author: boodhari

ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay
WARARKA

ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay

Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay go’aanka Soomaaliya ee ciidanka looga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM oo sanadka cusub ka bilaaban doonto gudaha dalka, kaas oo ay meel-mariyeen golaha ammaanka QM. Wakiil u hadlay Itoobiya aya shaaca ka qaaday in garab istaagi doonaan Soomaaliya, isaga oo qirray in sanadihii lasoo dhaafay isbaddel weyn kusoo kordhay dhanka ammaanka, wuxuuna tilmaamay in doorkeeda ay ka qaadan doonno dhinac istaagga horumarkaas. Itoobiya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ciidamadeeda muddada dheer ee ay joogeen dalka ay naftooda u hureen nabadda Soomaaliya, welina ay sii wadi doonaan garab istaagooda. “Itoobiya oo ay wehliyaan Dalalka safka hore waxa ay hormuud ka ahayd taageerrada amniga Soomaaliya, si loo dhiso hay’adaha dowladeed si ay u qaataan mas’uu...
Golaha Ammaanka QM oo ansixisay howlgalka cusub ee Soomaaliya oo laga reebay ciidamada Itoobiya
WARARKA

Golaha Ammaanka QM oo ansixisay howlgalka cusub ee Soomaaliya oo laga reebay ciidamada Itoobiya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM. Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka yihiin ayaa ku eg 31-ka bishan December 2024, waxaana bilowga sanadka cusub Soomaaliya ka bilaabanaya howlgal aysan qeyb ka aheyn ciidamada Itoobiya. Qaraarka uu maanta ansixiyey Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa meesha ka saaraya warar baraha bulshada lagu faafiyey maalmihii lasoo dhaafay, kuwaas oo sheegayey in dowladda Soomaaliya ay cadaadis dheer kadib ogolaatay in ciidanka Itoobiya aan laga reebin howlgal...
SOMALIA: Federal Government announces that Ethiopia will not be part of the new AUSSOM
WARARKA

SOMALIA: Federal Government announces that Ethiopia will not be part of the new AUSSOM

This comes as the UN SC held its 9828th meeting today to discuss AUSSOM & contributing troops. argued for ENDF participation & continued presence in Somalia. It’s now time for FGS to end all bilateral security arrangements that enable the deployment of ENDF in the country. A senior Somali official insisted Saturday that Ethiopia will not participate in a new African Union peacekeeping mission starting in January. The nearly 20-year-long Ethiopian military presence in Somalia ended tonight after the Somali government announced before the Security Council that Ethiopia had officially withdrawn from the New Mission in Somalia. The Somali government reached this decision after Ethiopia failed to stop interfering in the political, unity and security aspects of Somalia. ...
Dheho👀Waxyaabaha Ku Cusub wararka Sportiga ee Daafaha Caalamka
SPORTS, WARARKA

Dheho👀Waxyaabaha Ku Cusub wararka Sportiga ee Daafaha Caalamka

Kai Havertz ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay Arsenal ku garaacday kooxda madax adag ee Ipswich Town si ay u soo degto kaalinta labaad ee kala saraynta Premier League. Kooxda martida loo ahaa ayaa daqiiqadii 23-aad heshay goolka guusha kadib markii Leandro Trossard uu kubad meel fog ah ka soo qaaday dhanka bidix ee xerada ganaaxa, wuxuuna u soo karoosay Havertz si uu shabaqa ugu hubsado. Arsenal ayaa awood badan ku haysatay 83.5% kubad haysashada bilawgii ciyaarta iyada oo kooxda Kieran McKenna oo aan si naadir ah uga tagin qaybtooda ay u muuqatay in ay niyad jabinayso. Declan Rice ayaa geesta xerada ganaaxa ka soo duuduubay, ka hor inta uusan Gabriel Jesus u maleynin inuu hogaanka u sii laba jibaaray markii uu kubad ka dhex mariyay lugaha Arijanet Muric, laakiin kubaddu waxay noq...
Xaaladda deegaanka Dacawaley, khasaarihii ka dhashay dagaalka iyo ciidamo la kala dhex dhigay dhinacyada
WARARKA

Xaaladda deegaanka Dacawaley, khasaarihii ka dhashay dagaalka iyo ciidamo la kala dhex dhigay dhinacyada

Wararka ka imaanaya deegaannadii dagaalladu ay ka dheceen ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa waxay sheegayaan in maanta ay bilaabatay fulinta qodobbo dhowr ah oo lagu heshiiyey, ka dib wadahadallo ay Jigjiga ku yeesheen odayaal reer Somaliland ah iyo madaxda dawld deegaanka, ayadoo xaaladduna ay hadda deggan tahay Qodobbada kulankaas ka so baxay ayaa waxaa ka mid ahaa sida ay ilo shirkaas ku dhow BBC u sheegeen in ciidamadii dagaallamay la kala qaado, in askar ka socota federaalaka Itoobiya la kala dhex dhigo dhinacyadii dagaallamay, ayadoo la geynayo meelihii dagaalladu ay ka dheceen, in la sameeyo guddi madax banaan oo ka soo tala bixiya xalka dhibaatadii dhacday iyo in la bilaabo wadahadallo dib u heshiisiineed oo qabanqaabadeeda ay yeelanayso dawladda federaalka. Ilaa hadda waxa...
Should boxing be banned as a sport?
WORLD

Should boxing be banned as a sport?

Recent high-profile bouts, both professional and celebrity, are making boxing as popular as ever but medical science points to potential risks for the athletes. An estimated 40,000 boxing fans watched Oleksandr Usyk beat Tyson Fury at the Kingdom Arena in Riyadh earlier this month. Millions tuned in over legal and illegal streams across the world to witness Usyk defend his title against Fury in an enthralling contest that reportedly earned the boxers a combined $191m in Earlier this year, an estimated 60 million households watched the punch-up between ageing boxing legend Mike Tyson and YouTube celebrity fighter Jake Paul. This was in addition to the 72,000 people inside the arena in Texas that together paid a whopping $18.1m to watch the fight in person, according to the promoter...
Muxuu yahay kulanka ka qabsoomay Qaahira ee lagu gorfeynayo heshiiskii Ankara
WARARKA

Muxuu yahay kulanka ka qabsoomay Qaahira ee lagu gorfeynayo heshiiskii Ankara

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeyb-galeen aqoonyahanno Soomaali ah, kaas oo khuseeyay heshiiskii Ankara ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Kulankaan xasaasiga ah waxaa isugu yimid mas’uuliyiin iyo khubaro caan ah, si ay u qiimeeyaan saameynta heshiiska Ankara ku leeyahay iskaashiga gobolka, iyadoo diiradda la saarayo dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo diblomaasiyadda. Soo bandhigidda fikradaha kulankaasi oo uu daadihinayay agaasimaha xafiiska qurbajoogta Ibraahim Guure Maxamed ayaa lagu muujiyay sida hagar la’aanta ah ee ay Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta iskaashiga gobolka iyo horumarinta hadafka istiraatiijiyadeed ee siyaasadda dibadda. Kulankaasi oo inta badan lagu fallan-qeeyay isbarbar-dhigga nuxurka uu xambaarsa...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo codeynaya qaraarka ku aadan Hawlgalka badalaya ATMIS ee Somalia
WARARKA

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo codeynaya qaraarka ku aadan Hawlgalka badalaya ATMIS ee Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa manata isugu imaanaya sidii ay ugu codeyn lahaayeen qaraarka ku aadan Hawlgalka kan ATMIS ee Soomaliya waqtigiisu dhamaanayo. Sida uu sheegay goluhu, Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxa ay ka qayb gali doonaan kulankaan lagu codeynayo. Howlgalka ATMIS oo ahayd in uu dhamaado sanadkaan ayaa waxaa uu soo afjarmi doonaa 31 da Bishan aan ku jirno ee December, taas oo ah waqtiga uu ku egyahay mudadii loo kordhiyay dhawaan ee ay codsatay dowladda Soomaaliya. Qaraar qabyo ah oo ay diyaarisay dowladda Ingiriiska ayaa ah mid lagu taageerayo go'aanka Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika kaas oo lagu badalayo howlgalka ATMIS, laguna badalayo howlgal cusub oo lagu magacaabo Howgalka Teegerada iyo Xasilinta Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM). Qaraarka...
Record number of migrants died in attempt to reach Spain this year
WORLD

Record number of migrants died in attempt to reach Spain this year

More than 10,000 migrants perished – an average of 30 a day – in 2024 while trying to reach Spain, NGO says in new report. More than 10,000 migrants died while trying to reach Spain by sea this year, a report released by a Spanish migration rights group has revealed, the most since it began keeping a tally in 2007. On average, that means 30 migrants died every day this year attempting to reach the country by boat, the NGO Caminando Fronteras (Walking Borders) said on Thursday. Overall deaths rose by 58 percent compared with last year, the report added Tens of thousands of migrants left West Africa in 2024 for the Canary Islands, a Spanish archipelago close to the African coast that has increasingly been used as a stepping stone to continental Europe. Caminando Fron...
Ganacsiyo ay Soomaalida leeyihiin oo lagu boobay Mozambique
WARARKA

Ganacsiyo ay Soomaalida leeyihiin oo lagu boobay Mozambique

Goobo ganacsi oo ay Soomaalidu ku lahayd dalka Mozambique ayaa la boobay iyadoo ay socdaan qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay natiijada doorashada ee lagu muransan yahay. Bililiqadan ayaa inta badan saameyn ku yeelatay ganacsiyada Soomaalida ee ku yaalla caasimadda Maputo iyo magaalada Nampula, sida ay sheegeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan. Rabshadaha ayaa qarxay isniintii kadib markii maxkamada ugu sareysa dalka Mozambique ay xaqiijisay in xisbiga Frelimo ee talada haya uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee bishii October, taasoo u sii dheereysay xukunka oo uu xisbigan hayay tan iyo 1975-kii.