Author: boodhari

Kenya lawmakers vote to impeach Deputy President Rigathi Gachagua.
WORLD

Kenya lawmakers vote to impeach Deputy President Rigathi Gachagua.

8" October "2024" Kenya's lawmakers vote to impeach deputy president, speaker says Kenya's parliament voted on Tuesday to impeach Deputy President Rigathi Gachagua on charges including enriching himself and stirring ethnic hatred, the chamber's speaker said, sending the motion to the Senate for trial. The impeachment motion on Tuesday accused the 59-year-old deputy to President William Ruto of corruption, insubordination, undermining the government and practising ethnically divisive politics, among a host of other charges According to the results … of the motion that I’ve just declared, a total of 281 members being more than two-thirds of the members of the National Assembly have voted in support of the motion,” Parliament Speaker Moses Wetang’ula said. There were 44 votes agai...
Jabhada Fano oo la wareegtay Magaalooyin dhowr ah & TPLF Oo laba garab Noqotay
WARARKA

Jabhada Fano oo la wareegtay Magaalooyin dhowr ah & TPLF Oo laba garab Noqotay

Jabhada Fano ee ka dagaalanta gobolka Amxaarada ayaa gacanta ku dhigay dhowr magaalo iyo tuulooyin Iyadoo maamulka Adisababa uu ku dhawaad 40,000 oo ciidamo ah uu diray gobolka Amxaarada Xiisada gudaha Itoobiya ayaa cirka isku sii shareereysa iyadoo ay laba garab noqdeen Xoogaga TPLF ee gobolka Tigray, xili Madaxweynaha naamulka gobolka Soomaali galbeed Mustafa Muxumud Cagjar uu ka dhaga adeeygayo qorsha Abiy oo magaca Soomaalida Itoobiya loogu badalayo bariga Itoobiya TPLF Oo Laba Garab Noqotay Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo uu hogaamiyo Debretsion Gebremichael (PhD) ayaa shaaca ka qaaday in ay xilalkii ka qaadeen shan xubnood oo ka tirsanaa maamulka kumeel gaarka ah ee gobolka Tigray oo uu ku jiro madaxweyne Getachew Reda. War saxaafadeedka ayaa sidoo kal...
Foreign militarisation helps al-Shabab
WARARKA

Foreign militarisation helps al-Shabab

Arming tribal militias was not the only mistake the government made. As the joint Somali army and tribal militia war against al-Shabab raged, the Somali leadership made an unexpected announcement in February 2023: neighbouring countries would deploy more troops to help in the final push to defeat the armed group. Four months later, at a UNSC meeting, President Hassan Sheikh Mohamud reiterated the plan, calling it Operation Black Lion and declaring that troops from Ethiopia, Kenya and Djibouti would participate. Although the operation has not come to fruition, the announcement itself did not go down well with the Somali public. The problem is that all of these nations have had troops deployed in Somalia for more than a decade, causing much resentment among Somalis. In fact, one of the...
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay qado sharaf uu Ra’isul Wasaaraha sameeyay
WARARKA

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay qado sharaf uu Ra’isul Wasaaraha sameeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu hoygiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ugu sameeyay Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho shir uga socdo. Kulanka qadada ah waxaa kaloo ka qeybgalay Ra’isul Wasaare ku-xigeenka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha oo xalay la hadlay shacabka Soomaaliyeed ayaa la wadaagay guulihii laga gaaray shirka Madasha Golaha Wadatashiga Qaran, wuxuuna xusay...
DANAB oo khaarajisay horjoogayaal SHABAAB ah
WARARKA

DANAB oo khaarajisay horjoogayaal SHABAAB ah

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gallo qorsheysan oo ciidanka kumandooska Danab ay saqdii dhexe xalay ka fuliyeen gobolka Galgaduud. Howl-galkan oo si gaar ah ay ciidanka Danab uga fuliyeen deegaanka Gariile oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, ayaa waxay ku khaarajiyeen illaa 27 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo dagaal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab. “Howl-galka ayay ciidanka ku dileen 27 Khawaarijta ka tirsan kuwaasi oo isugu jiro horjoogayaal iyo maleeshiyaad sida ay warbaahinta ciidamadda qalabka sida u sheegeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda. Howl-galkan ayaa imanay maalin un kadib markii ciidanka dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuw deegaanka iyo saaxiibada caalamk...
Maxaa ka mida Qodobadii uu Swan ka Hadlay
WARARKA

Maxaa ka mida Qodobadii uu Swan ka Hadlay

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Amb. James Swan ayaa dhawaan warbixin u gudbiyay golaha ammaanka, taas oo ku saabsaneyd arrimaha Soomaaliya ayaa uga hadlay qodobo xasaasi ah. Swan ayaa warbixintiisa marna kusoo hadal qaadin maqnaashaha Puntland, isaga oo carabaabay wax ka beddelka dastuurka dalka oo uu sheegay inay dib u eegis ku socoto cutubyada 5-aad illaa 9-aad. “Waxaa la dhiirri-gelinayaa wada-hadal ballaaran oo loo dhan yahay si loo gaaro is-wadar ogol siyaasadeed iyo meel-marinta sharciyada doorashada,” ayuu yiri James Swan. Hoos ka aqriso 5-ta arrimood ee Swan uga hadlay warbixinta uu golaha ammaanka u gudbiyay. 1. Wax ka bedelka dastuurka iyo Horumarrada Siyaasadda: Dowladda Soomaaliya waxay diiradda saareysaa arrimaha mudnaanta Qaran...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo ka Hadlay mashruuca Badmaal
WARARKA

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo ka Hadlay mashruuca Badmaal

Muqdisho, 8, October, 2024:--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in mashruuca Badmaal ay ka faa’iidaysan doonaan kumanaan ka tirsan kalluumaysatada Soomaaliyeed, islamarkaana dib u dhis loogu samayn doono kaabayaasha muhiimka u ah kalluumaysiga dalka. Barnaamijka Badmaal ayaa ah mid diiradda saarayaa taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta maareynta Kalluumeysiga ee guud ahaan dalka iyo isku-xirnaanta iskaashatooyinka kalluunka ee dalka, si ay uga faa’iideystaan kheyraadka baddeena hodanka ah ceegaaga. Raiisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta daah-furaayey barnaamijka Badmaal lagu horumarinayo iskaashatooyinka kalluumaysiga, iyada oo xoogga la saarayo tayeynta qalabka, xirfadaha kalluumaysa...
Ayaandarada ka dhalatay Isafgaradkii Lagu Fududaaday waxay haatan Garaacaysaa albaabka Abiy🚨
WARARKA

Ayaandarada ka dhalatay Isafgaradkii Lagu Fududaaday waxay haatan Garaacaysaa albaabka Abiy🚨

Kenya, Burundi, Djibouti Iyo Uganda ooy ciidamo ka joogaan #Somalia ayaa Itoobiya ku raaci waayay doodeeda ku aadan in luglahaansha qaranka waqooyiga Afrika ee Masar howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya uu yahay mid caraqaladeeynaya xasiloonida Geeska Afrika Ku biiritaanka ciidamada Masar ee howlgalka cusub ee AUSSOM Iyo ka saaritaanka Itoobiya oo lagu qoonsaday qorshaheeda dhulbalaarsiga waxa ay guul istiraatiji ah u tahay #Somalia Iyo guud ahaan Xasiloonida #GeeskaAfrika Hoos u dhigista Atmis ayaa mar hore sii wiiqmeysay Iyadoo al-Shabaab, ay ku dhex milantay heyaddaha amaanka DFS Hase yeeshee soo laabashada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dardargalisay u dhaqaaqista In uu xidido siibo Argagixisada taas oo haatan ay ka mashquulineyso sidii ay uga taqalusi laheyd damaca Ito...
Ra’iisul wasaare hore Rooble oo fariin culus soo diray
WARARKA

Ra’iisul wasaare hore Rooble oo fariin culus soo diray

R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada in aan danta gaarka laga hormarin danta Guud Iyadoo natiijo la’aan uu ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho Rooble ka hadlayay Munaasabad lagu saxiixayay dhismaha Dekeda Hobyo ayaa fariin u diray madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleeyda xili madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Isaga baxay shirka uu dib ugu laabtay Kismaayo Saddex siyaasi oo si weyn uga soo horjeeda qorshaha Villa Soomaaliya 👉Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay  aragtida Axmed madoobe iyaga oo Laftagareen, QoorQoor iyo Cali Guudlaawe uga digay in ay ka f...
World’s rivers faced driest year in three decades in 2023, UN report says
WORLD

World’s rivers faced driest year in three decades in 2023, UN report says

River flows around the world fell to all-time lows last year amid record heat, endangering water supplies in an era of growing demand, says a United Nations weather agency’s report. According to the State of Global Water Resources report published by the World Meteorological Organization (WMO) on Monday, there was “severe stress on global water supplies, with five consecutive years of below-normal river flows and reservoir inflows Prolonged droughts cut river flows in large parts of North, Central and South America with the Mississippi and Amazon River basins reporting record low water levels in 2023, said the report, based on data going back 33 years The Ganges and Mekong River basins also experienced below-average conditions, the report added. Overall, 50 percent of global catch...