Author: boodhari

Axmed Madoobe oo isaga baxay shirka GWQ, dibna ugu laabtay Kismaayo
WARARKA

Axmed Madoobe oo isaga baxay shirka GWQ, dibna ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ugu dambeyn isaga baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socday magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Axmed Madoobe oo ka duulay garoonka Aadan Cadde ayaa maanta dib ugu laabtay magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, ayada oo weli aan lasoo saarin war-murtiyeedka shirka golaha wadatashiga qaran. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in madaxweynaha Jubbaland uu shir jaraa’id ku qaban doono magaalada Kismaayo, isaga oo faah-faahin doono arrimaha xasaasiga ah ee la’isku mari waayay. Axmed Madoobe ayaa si cad u diiday in dowlad goboleedyada loo sameeyo hal sano oo muddo kororsi ah, kadibna la qabto doorashooyi...
Ku biiritaanka ciidamada Masar ee howlgalka cusub ee AUSSOM waxa ay guul istiraatiji ah u tahay
WARARKA

Ku biiritaanka ciidamada Masar ee howlgalka cusub ee AUSSOM waxa ay guul istiraatiji ah u tahay

Ka mid noqoshada Masar ee howlgalka cusub ee AUSSOM waxa ay guul istiraatiji ah u tahay Somalia Iyo guud ahaan Xasiloonida Geeska Afrika Ku biiritaanka ciidamada Masar ee howlgalka cusub ee AUSSOM Iyo Ka saaritaanka Itoobiya oo Isku dayeeysa Inay qaadato dhul iyo bad Soomaaliyeed waxa ay guul istiraatiji ah u tahay Somalia Iyo guud ahaan Xasiloonida Geeska Afrika Tani waxay ku soo aadeysaa, xilli Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ay wada tashiyo la sameynayaan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo saaxiibadeeda ammaanka, ka hor inta aan la soo gudbin warbixinta la sugayo ee 15-ka November, 2024, ee howlgalka sii dhamaanaya ee Atmis ka hor Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika Soomaaliya (Aussom), ayaa lagu wadaa inay bilaabato Janaayo 1, 2025. Arintan waxay walaa...
Soomaaliya oo ku dhowaaqday tallaabo ay uga hortageyso Hubka Itoobiya ay dalka Ku Soo Daabuleeyso
WARARKA

Soomaaliya oo ku dhowaaqday tallaabo ay uga hortageyso Hubka Itoobiya ay dalka Ku Soo Daabuleeyso

Qorshaha Ka Hortaga Hubka Itoobiya Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay qaadeyso tallaabo ay uga hortageyso hubka sharci darrada ah ee dalka lasoo geliyo, kaas oo badanaa ka yimaada dhanka Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda federaalka ay qorsheyneyso in ciidamo la geeyo xudduudaha dalka,si loo xakameeyo hubka sharci darrada ah. Fiqi ayaa tilmaamay in tallaabadan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu xoojinayo amniga qaranka, laguna hortagayo hubka sharci darrada ah, oo halis ku ah xasiloonida guud ee dalka. “Hubka sharci darrada ah ee ka imaanaya Itoobiya wuxuu khatar weyn ku yahay amniga qarankayaga. Waxaan qaadi doonaa tallaabo adag oo aan ku xakameyneyno xuduudaheena,” ayuu yiri wasiir Fiqi. Waxa uu ...
Dheeho: Kulamada Axada
SPORTS, WARARKA

Dheeho: Kulamada Axada

Weeraryahanka Barcelona Robert Lewandowski ayaa hat-trick ka dhaliyay Alaves Axadii Robert Lewandowski ayaa ahaa xidigii garoonka ugu fiicnaa Barcelona iyadoo uu xiddiga weerarka ka ciyaara uu dhaliyay seddexleey qeybtii hore ee ciyaarta markii ay 3-0 kaga badiyeen Alaves axadii taasoo ka dhigtay in kooxda Hansi Flick ay seddex dhibcood ku qabato hogaanka La Liga. Robert Lewandowski ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhaliyay seddexleey iyadoo Barcelona ay dib u soo ceshatay seddexda dhibcood ee hogaanka horyaalka La Liga ka dib markii ay guul raaxo leh ka gaartay kooxda Alaves. Guushii Real Madrid ay gurigeeda kaga badisay Villarreal fiidnimadii sabtida ayaa si ku meel gaar ah u soo dhawaysay kooxda Hansi Flick. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1842977803727478809?t=xIN20R...
Soo Kabashada Sharaftii Luntay ee Baasaboorka Soomaaliya ayaa Kor U Kacday tobankii sano ee la soo dhaafay
WARARKA

Soo Kabashada Sharaftii Luntay ee Baasaboorka Soomaaliya ayaa Kor U Kacday tobankii sano ee la soo dhaafay

Baasaboorka Soomaaliya ayaa tobankii sano ee la soo dhaafay soo kabanaya sharaftiisii ​​luntay, isagoo muddo ka badan 10 sano ka hor ka soo kacay kaalinta 128-aad, wuxuuna soo galay kaalinta 95-aad ee heerka awoodda Baasaboorka. Laakin waxaa weli jira arrimo ku saabsan sida dukumeentiga loo soo saaray iyo sida dalalka kale u arkaan. Todobaadki hore safaarada Talyaaniga ayaa wargelin yaab leh ku joojisay bixinta fiisaha Schengen ee dadka sita baasaboorka Soomaaliya. Hawlgalka Talyaanigu ma sheegin sababaha, laakiin ilo-wareed ayaa u sheegay The EastAfrican in ay heleen codsiyo khiyaano ah oo haysta baasaboor diblomaasiyadeed oo doonaya fiisaha Schengen. "Fadlan waxaa lagu wargelinayaa in safaaradda Talyaaniga ee Nairobi (caasimadda Kenya) ay si degdeg ah u joojisay bixinta fiisa...
Somalia-Ethiopia tensions escalate; UN urges diplomatic resolution
WARARKA

Somalia-Ethiopia tensions escalate; UN urges diplomatic resolution

In a crucial week for Somalia's security plan, discussions in Washington and New York have underscored the urgent need for preparation for the upcoming African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM), as escalating tensions between Somalia and Ethiopia over a maritime agreement Ethiopia signed with Somaliland raised concerns among international stakeholders. Somalia is set to determine the composition of its upcoming AUSSOM following the expiration of the current AU mission. Hussein Moalim, Somalia's national security adviser, stated that Somalia is firm in its position on Ethiopian forces' participation in the new mission. "Somalia would not consider Ethiopian troops to be part of the new mission unless it withdraws from the illegal memorandum of understanding signed with [Soma...
Failing Gaza: Pro-Israel bias uncovered behind the lens of Western media
WORLD

Failing Gaza: Pro-Israel bias uncovered behind the lens of Western media

Names marked with an asterisk* have been changed to protect identities. Ten journalists who have covered the war on Gaza for two of the world’s leading news networks, CNN and the BBC, have revealed the inner workings of those outlets’ newsrooms from October 7 onward, alleging pro-Israel bias in coverage, systematic double standards and frequent violations of journalistic principles. In several cases, they accused senior newsroom figures of failing to hold Israeli officials to account and of interfering in reporting to downplay Israeli atrocities. In one instance at CNN, false Israeli propaganda was put on air despite advance warnings from staff members. The journalists spoke to Al Jazeera’s The Listening Post, a weekly programme dissecting the world’s media...
Shan dal oo galaangal ku leh Soomaaliya oo war ka soo saaray xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
WARARKA

Shan dal oo galaangal ku leh Soomaaliya oo war ka soo saaray xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya

Turkiga iyo afar dal oo kale ayaa ku baaqay in wadahadal lagu dhimayo xiisadaha ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo mar kale ku celceliyay inay taageerayaan madax-bannaanida Soomaaliya. Dowladaha safka hore uga jira islamarkana sida dhaw ula socda Soomaaliya oo kala ah Turkiga, Mareykanka, Britain, Qatar iyo Imaaraadka Carabta, ayaa kulankoodii toddobaad isugu yimid magaalada Washinton, waxayna ka wadahadleen tallaabooyinka lagu dhimayo xiisadda u dhaxeeysa Itoobya iyo Soomalaiya. Waxay sidoo kale taageereen wada hadalada, ay ka midka yihiin dadaallada dhex dhexaadinta ee Turkiga uu garwadeenka ka yahay sida lagu xusay bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Waxaa kulankaasi sidoo kale ka qeyb galay wakiilo ka socday dowladda federaalka ee Soomaal...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda Muqdisho
WARARKA

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si habsami leh uga socdo xarunta Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho,iyada oo maantana uu galay maalintii afaraad ay madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka. Kulamadii maanta ayaa waxa ay ahaayeen kulan doceedyo iyo kuwo u dhaxeeyey gudiyo farsamo, kuwaas oo ka shaqeynayey fududeynta qodobada muhiimka u ah shirka Golaha. Inkastoo Madaxweynaha Hirshabelle mudane Cali Guudlaawe uu qaatay fasax ku aadan ka qeybgalka xafladda sanad guurada Hirshabelle balse waxa uu ku soo biiri doonaa kulamada berrito lagu balansan yahay. “Kulamada GWQ waa kuwo ku socdo si habsami leh, waxaana raj...