Author: boodhari

Daawo: Xogta NISA oo Duleedka Muqdisho ku burbisay xafiiskii qaraxyada Al-Shabaab
WARARKA

Daawo: Xogta NISA oo Duleedka Muqdisho ku burbisay xafiiskii qaraxyada Al-Shabaab

Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo saartay warbixin lagu sharaxay qaabkii loo ciribtiray kooxihii Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyadii ka dhici jiray Muqdisho. Warbixintaan oo lagu baahiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in NISA ay ku guuleysatay burburinta xafiiskii qaraxyada Al-Shabaab ee Muqdisho iyo shabakad isku xirneyd gobolka Banaadir ilaa degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Magaalooyinka Jilib, Mubaarak iyo Gandarshe ayaa lagu sameeyaa qaraxyada lagu laayo shacabka Muqdisho, NISA ayaa warbixintaan ku shaacisay magacyada ragga ugu sareeya kooxda qaraxyada Al-Shabaab. Sida ay shaacisay NISA, Saleebaan Sheekh Cumar Cali Fiidow waa ninka ugu sareeya kooxda qaraxyada u sameysa Al-Shabaab, wuxuu joogaa degmada Jilib, waxaana ku xigeen ...
Uganda waxay kaga Aargudatay Somalia ciyaar ka dhacday magaalada Kampala
SPORTS, WARARKA

Uganda waxay kaga Aargudatay Somalia ciyaar ka dhacday magaalada Kampala

Isreebreebka 17-jirada AFCON U-17-2024 Uganda ayaa Isku furatay Somalia ooy 4-1 kaga adkaatay xidigaha geeska Ciyaar semi-final ah oo soo celinaysa guushii 17-jirada Somalia oo Uganda ku reebay semi-finalkii CECAFA 2022-dii ee Magaalada Adisababa. 17-jirada Somalia oo u soo baxday semi-finalka, markii ay ka adkaadeen Sudan ciyaartii ugu dambeysay ee Group B, ayaa haatan ka haray tartanka, Iyadoo Uganda ay xaqiijisatay booskeeda tartankan CAF U-17 ee qaramada Afrika (AFCON) oo lagu qaban doono sanadka soo socda ee 2025-ka dalka Morocco.
Global hunger monitor says famine in war-torn Sudan is spreading 
WORLD

Global hunger monitor says famine in war-torn Sudan is spreading 

Famine in Sudan has expanded to five areas and will likely spread to another five by May, the global hunger monitor reported Tuesday, while warring parties continue to disrupt humanitarian aid needed to alleviate one of the worst starvation crises in modern times. Famine conditions were confirmed in Abu Shouk and al-Salam, two camps for internally displaced people in al-Fashir, the besieged capital of North Darfur, as well as two other areas in South Kordofan state, according to the Famine Review Committee of the Integrated Food Phase Classification, or IPC. The committee also found famine, first identified in August, persists in North Darfur's Zamzam camp. The committee, which vets and verifies a famine finding, predicts famine will expand to five additional areas in North Darfur — ...
Egypt confirms its participation in the AUSSOM peacekeeping mission in Somalia
WARARKA

Egypt confirms its participation in the AUSSOM peacekeeping mission in Somalia

Egypt’s foreign minister said Monday that his country would participate in a new African Union peacekeeping mission in Somalia, as the two countries grow closer amid tensions with Ethiopia. “Egypt has decided to join the mission, based on a request from the Somali government and the welcome it received from the African Union’s Security Council and peacekeeping,” Badr Abdelatty told a joint news conference Monday with his Somali counterpart, Ahmed Moallem Fiqi, who was visiting Cairo. Tensions have been high in the Horn of Africa since Ethiopia signed a maritime agreement with the Somaliland administration in January, bringing Mogadishu closer to Cairo and the region’s rival Addis Ababa. Abdelatty’s comments came ahead of the end of the African Union’s Interim Mission in Somalia (A...
Duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo oo maanta hakaday
WARARKA

Duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo oo maanta hakaday

Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay diyaarad shalay lagu qasbay in ay duulimaad ku tagto magaalada Doolow. Maamulka shirkadda diyaaradda Hala Airlines ayaa sheegay in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dib markii uu ku qasbay maamulka Jubaland.
Itoobiya oo iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya
WARARKA

Itoobiya oo iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya

Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo. Bayaan ay isniintii soo saartay ayey wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ku tiri “Weerarkan oo u muuqday mid si qorsheysan loo fuliyay ayay ciidamada Itoobiya ku beegsadeen saddex saldhig oo ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Nabad Sugidda NISA, iyo Booliska.” Bayaanka ayaa intaas ku daray in weerarka ay waxyeello ay ka soo gaartay xubno ka tirsan ciidamada Soomaaliya ee ku sugnaa xarumahaasi, iyo muwaadiniin rayid ah oo goobta ku sugnaa. Ayada oo ka jawaabeysa, ayey wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya sheegtay in ay aad uga xun tahay bayaanka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladd...
Ethiopia reiterates commitment to ‘fully implement’ Ankara agreement following discussions with Somalia delegation
WARARKA

Ethiopia reiterates commitment to ‘fully implement’ Ankara agreement following discussions with Somalia delegation

Ambassador Mesganu Arga, Ethiopia’s State Minister for Foreign Affairs, stated that Ethiopia is “committed to fully implement” the Ankara Agreement following discussions with a Somali delegation led by Ali Omar, Somalia’s Minister of State for Foreign Affairs and International Cooperation. Somalia’s delegation, which arrived in Addis Abeba on 23 December, 2024, held talks with a team led by Ambassador Mesganu. State media reported that the discussions focused on “strengthening bilateral relations between Ethiopia and Somalia” and exploring ways to effectively implement the Ankara Agreement. Ambassador Mesganu noted that the visit marks the first official working visit from Somalia after the signing of the Ankara Declaration. During the discussions, both sides “...
Maalmo kadib Bayaankii Ankara ee Somalia iyo Itoobiya, Muqdisho waxay Adisababa ku eedeysay faragalin Milatari
WARARKA

Maalmo kadib Bayaankii Ankara ee Somalia iyo Itoobiya, Muqdisho waxay Adisababa ku eedeysay faragalin Milatari

Maalmo kadib Bayaankii Ankara ee Somalia iyo Itoobiya, Muqdisho waxay Adisababa ku eedeysay faragalin Milatari !! Ixtiraamka iyo ka go’naanta midba midka kale madax-banaanidiisa, midnimadiisa iyo wadajirkiisa dhuleed,” waxa uu ahaa furaha isu soo dhaweeyay Somalia Iyo Itoobiya ee sababay heshiiskii uu garwadeenka ka ahaa Madaxweyne Erdoğan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isgacan-qaaday kadib sanad ku dhamaaday khilaaf u dhaxeeyay dariska geeska Afrika Hadal kulul ooy Somalia ku cambaareysay wax ay ku tilmaantay fal gardaro ah oo ay Ciidamada Itoobiya ku qaadeen Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo,ayaa muujinaya in Itoobiya aysan u hogaansamin hirgalinta heshiiskii Turkiga Eedeyntan ayaa timid saacado yar kadib markii a...
Somalia accuses Ethiopian forces of “blatant aggression” in border town of Doolow
WARARKA

Somalia accuses Ethiopian forces of “blatant aggression” in border town of Doolow

The Federal Government of Somalia has issued a strong condemnation againist what it described as a “blatant act of aggression” by Ethiopian forces in the town of Doolow, Gedo region, earlier today. The condemnation came hours after Somalia announced a visit by a delegation, led by the Minister of State for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Omar, to travel to Addis Abeba today to reinforce commitments outlined in the Ankara Declaration. In a statement after the announcement, however, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, claimed the attack, which it said had occurred at approximately 10:00 AM local time today. Somalia further claimed Ethiopian forces reportedly targeted three key bases operated by the Somali National Army (SNA), the Natio...
Dowladda Soomaaliya oo wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya
WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta magaalada Addis Ababa u tegaya sii amba-qaadista heshiiskii magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Wafdigan oo ay qayb ka yihiin wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad iyo agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxayna wada-hadallo gaar ah la yeelan doonaan dowladda Itoobiya.