Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
18″ May”2022″ Muqdisho

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam axmed madoobe ayaa R/Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ugu tagay xafiiskiisa isaga oo uga hambalyeeynaya sida uu ugu dhabar adaygay soo gabagabeeynta howshii doorashada dalka iyo guusha ay ku soo dhammaatay.