
1″ Aug”2024 Bangiyada iyo Shirkaddaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo si dad ban uga jawaabay eedeyn uga timid Al-Shabaab
Bangiyada iyo Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed waxa ay caddeynayaan in aanay jirin cid ay kula shirkoobeen ama ay faa’iido-wadaag kula noqdeen, ama ay hadda kula yihiin canshuuraha laga qaado dadka soomaaliyeed ama horay looga qaaday shakhsi gaar ah iyo ganacsi.

