30″ January “2023”
Xildhibaan Mahadi guuleed ayaa d壯陽藥 iiday in uu raaligalin ka bixiyo hadal Gef weyn ku ah Midnimada iyo Madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyada Somalia iyadoo dad badan oo #Somali ah oo ka fal,celiyay hadalka xildhibaanka ay baraha bulshada ku muujiyeen caradooda Dheeho.com
Horaantii maanta ee kalfadhiga baarlamaanka ayuu Xildhibaan Mahdi Guuleed isagoo taagan sagxada golaha shacabka waxa uu ku tilmaamay deegaanka uu ka soo jeedo ee #Somaliland oo ah gobol ka tirsan #Soomaaliya “Dal” Afhayeenka ayaa u yeeray qodob amar ah, inuu ka noqdo hadalkaas oo uu raaligelin ka bixiyo Mahdi ma uusan bixin.