17″ March ” 2021″ MUQDISHO
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ku sugan yihiin qaar kamid ah madaxda dowlad-gobolleedyada, waxaa socda dedaallo ay wadaan wakiiladda Beesha Caalamka ee sugan Muqdisho, kuwaasi oo ah sidii uu u furmi lahaa shirka dowladda federaala, kuwa dowlad-golleedyada iyo gobolka Banaadir.
Xubnaha Beesha Caalamka ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya madaxda dowlad-gobolleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho, iyagoo kala hadlayaa sidii la isugu soo dhowaan lahaa.
Warbixin ku aadan arrinkaasi waxaa inoo diyaariyay wariyaheen Yoonis Duraan
