Fashil Ku Yimid Qorshe Muusa Biixi uu Nabadoono Cusub Ugu samayn lahaa Beesha Garxajis.

21″ March “2023

Maxadaxtotaddu laba qoshre oo qudha ayay u sameysey kooxdan cusub ee la magac baxddey gudidda G36. Labadii qodobna fashilme.

Qodobka kowaad.

In Garadadda dhulbahante foodsaare looga dhigo Gudidda Garaxajix baa gogol Nabadeed dhigeysa Oog mar labaad. Iyadoo Muuse isleeyahey Malaha iyagey maqlayaan.

Jawaabta Garadaaddu waxey noqotey. Awalba Kooxdani waa kuwaanu ka celiney Oog. G36 Guddi shirweyne lagu doortey 5000 qof joogaan baa metela.

Qaraarkooddii waa kuwii soo saarey kana hadley Xaaladda Laascaanood. Markaa kooxdan Muusow adaa sameystey. Naga raali ahow. Reerkaas Cidaanu kala xidhiidheyno anagaa naqaan.

Qodobka Labaad

Waxa la islahaa Jamaahiirta G36 tashuush ku fura si loo yidhaahdo Guddi Cusub. Baa la doortey. Tiina dadkii waa bislaadeen. Waxeyna yaqiinsan yihiin iney yihiin.

Kooxdani iney tahey koox  Xukumaddu  siin jirtey (Gunadda Aan Joogtadda aheyn) sidaas darteed aaney meteli karin dareenka shacabka iyo Masiirkoodda toona.

Sidaas darteed labadii qodob ee loo aas aasey midna  socon maayo. Ilaa shaley meel walba siidha yeedhey in aaney cid aqoonsaneyn. Madaxtoyadoodda ha iska ag fadhiyeen.

Waxana suurta gal ah. Iney ka hadli doonaan. Gara壯陽藥 dda Dhulbahante in aaney kooxdaas u aqoonsaneyn niman metela G36 meelna aaney kula kulmeyn.

Isku soo wadda duubo waa rafadkii Xukumadda iyo hadba Jar isku qaadkiii Duqa oo dhinac walba ey kaga soo oodantey. Isagana isugu wacan oo aan rabin inuu xaqiiqda wajaho.

Ragey wax ka go’aana is horfadhiistaan si xaqiiqda looga wadda hadlo. Sheekadda waxu moodaya xisbiyo la galayo lagana baxayo.

Maanta reer hebel baa kulmiye soo galley hadaad maqli jirtey. Shalley xaalkiisu waxu marayaa G36 ayaan guddi u magacaabey.

Dee xaaji aadba soo magacaabtide yaa aqoonsan?

Markaa mashruucaasina  sidda Biriijyadda Dumey ayuu ku fashilemey Howshu waa socota.