10″ April “202壯陽藥 2

Magaalada Muqdisho maalintii 8-aad Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT waxay ka wadaan Shahaado Siinti Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad.
Xildhibaanada goordhow qaatay shahaadada Xildhibaanimo iyo kaarka aqoonsiga waxaa ay kala yihiin:
1- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga wadajira (HOP#139).
2- Xildhibaan C/samad Macallin Maxamuud (HOP#139).
Dhinaca kale, Guddiga FEIT ayaa shalay shaaciyay tirada Xildhibaanadii ugu badnaa ay guddoonsiiyeen shahaadada waxaana tiradooda ay tahay u dhawaad laba boqol oo Xildhibaan kuwaas oo iskugu jira kuwa Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.
Qoraalka kasoo baxay Guddiga ee lagu shaaciyay tirada Xildhibaanada qaatay shahaadada Xildhibaanimo ayaa sidaan u dhignaa sidaan