Cabdirisaaq Cabdillaahi Ciid. ayaa ugu dambeyntii ka guuleystey musharaxii la tartamaayay markii saddex wareeg la isla gaaray Tartan Doorasho oomaanta ka dhacday magaalada Beledweyne


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

23″ March “2022”Hiiraan

Doorasho saddex wareeg la isla gaaray oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne ayaa waxaa ugu dambeyntii ku guuleystey Cabdirisaaq Cabdillaahi Ciid.

Cabdirisaq Cabdulaahi Macalin iyo Daahir Xaaji Aadan ayaa u gudbay wareegga labaad ee doorashada hase yeeshee wareegii labaad ayay min konton cod heleen iyadoo hal codna uu xumaaday,

Sidaa darteed ayaa wareeg saddexaad la isla aaday waxaana wareeggii saddexaad ku guuleystay Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid oo helay 56 cod, halka Daahir xaaji Aaden uu helay 44 cod.

Kursigaan ayaa ka mid ah noqday kuraastii ugu adkeyd doorashadii golaha Shacabka tan iyo markii ay bilaabatay