Wednesday “8 ” September ” 2021 Jowhar
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare
Hirshabelle ayaa u muuqata inay ka duwan tahay maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare loo wada furay Musharaxiin aad u badan