Waxaa haatan ku sugan magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha dowladda dhexe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo maamulada Hir-Shabeelle iyo Koofur Galbeed halka Galmudugna ay shirka martigelineyso
Maamulada butland iyo jubaland ayaa ka maqan shirka oo aaney suurtagal ahayn la,aantood in uu miro dhal noqdo
Dhinaca kale, warsaxafadeed xalay ka soo baxay Puntland ayay ku dalbatay ka hor ka qayb galkeeda shirka Dhuusamareeb3 in marka hore la magacaabo reysal wasaare si loo helo xukuumad socodsiisa waxa lagu heshiiyo iyo ka qayb galka madaxda beesha caalamka.