Politics

Daawo :Warbixinta Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray magaalada Riyadh
Politics, WARARKA

Daawo :Warbixinta Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray magaalada Riyadh

9- November - 2023 Daawo :Warbixinta Madaxweynaha Jamuuriyada soomaaliya Xasan Shiikh oo qaliin yar looga sameeyay islamarkaana caafimaad Isaga imaaraatka carabta ayaa gaaray magaalada Riyadh https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1722689046705483900?t=GW1t5IyXD0Ib3e7NDpi01Q&s=19 Madaxweyne Xasan shiikh ayaa inta uu jooga sacuudi carbiya halkaas kaga qeybgalaya sadax shir ooy ku jirto kulan looga hadlayo xaalada Gazaiyo shirka dalalka Africa iyo carabta https://youtu.be/MyJBk9jP5Zg?si=uRsK4-IcKhXgHBrZ
Mowqifka R/wasaaraha Somalia ee Xamaas maxay u dhimi kartaa Taageerada Soomaaliya ay ka hesho Reer-galbeedka?
Politics, WARARKA

Mowqifka R/wasaaraha Somalia ee Xamaas maxay u dhimi kartaa Taageerada Soomaaliya ay ka hesho Reer-galbeedka?

5- November-2023- BBC Saameyn Noocee Ah Ayay Soomaaliya Ku Yeelan Kartaa Hadalkii Raysal wasaare Xamse ee taageerada Xamaas ? Kadib muddo bil ah oo uu socday dagaalka Xamaas iyo Israa’iil, dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay, iyada oo raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu taageero u muujiyey ururka Xamaas oo ay qaar ka mid ah dalwdaha Reer-galbeedku u aqoonsan yihiin argagixiso. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa Talaadadii ka hadlay qadiyaddan isaga oo khudbad ka hor jeedinyay culumo, wuxuuna yiri hadal caalamka ku baahay oo ahaa in aysan Xamaas marnaba argagixiso u aqoonsanayn ”xitaa hadii kurka nalaga jarayo”. Hase yeeshee tani waxay dhalisay laba hadal hayn; midi waxay ahayd hadalka laftiisa oo ku baahay warbaahinta caalamka kadibna baraha bulshada isaga oo l...
Daawo” R/ Wasaare Xamse” Oo Culumada La Hadlay ”  Cadeeyayna Mowqifka Dowlada ee Dagaalka Gaza
Politics, WARARKA

Daawo” R/ Wasaare Xamse” Oo Culumada La Hadlay ” Cadeeyayna Mowqifka Dowlada ee Dagaalka Gaza

2- November-2023- Muqdisho " RW Xamse “Markii Dalku Khatar Ku Jiray Dadka Hubka Qaatay Waxay Ahaayen Culimadii Soomaaliyeed” 犀利士 -- wp:paragraph --> Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa culimada Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay hormuud ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ah difaaca diinta. " Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay sanadkii labaad munaasadda siyaarada Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani oo ka mid ahaa culimadii Islaamka ee ku soo dadaalay faafinta iyo difaaca Diinta Islaamka, ayaa ku dheeraaday doorka muhiimka ah ee uu Sheekhu ka soo qaatay barashada iyo difaaca diinta islaamka. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galeen Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka iyo xubno ka tirsan labada gole ee ...
Maraykanka oo muujiyay taageeradooda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab,
Politics, WARARKA

Maraykanka oo muujiyay taageeradooda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab,

October 23, 2023- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay talisyada ciidanka Xoogga iyo AFRICOM Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David J.Haskell oo ah Taliyaha Howlgalka Africom ee Soomaaliya. Dowladda Maraykanka ayaa muujisay taageeradeeda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, iyagoo Madaxweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ku ammaanay sida ay uga libinta keeneen dagaalkan, maadama gacanta argagixisada laga saaray deegaanno badan oo istaraatiiji u ah isu-socodka iyo dowladnimada Soomaaliyeed. Madaxweyanaha Jamhuuriyadda oo kulankan uu kala qeyb-galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa soo band...
Sida uu Madaxweyne Xasan Shiikh u daaweeynayo dakanadii uu farmaajo dhexdhigay dadka digil iyo mirifle
Politics, WARARKA

Sida uu Madaxweyne Xasan Shiikh u daaweeynayo dakanadii uu farmaajo dhexdhigay dadka digil iyo mirifle

20-' October-2023 Shaki kuma jiro In Madaxweyne Xasan shiikh uu culeys badan saaray sidii uu miro geed qura kuwada yaal uga dhigi lahaa walaalaha Digil iyo Mirifle ee deegaanada koonfur/galbeed oo uu farmaajo kala dhexdhigay daakano dhiig badan ku daatay oo xoog u adeegsiga dadka rayidka loo maray ciidamada Itoobiya iyadoo lagu rajo galinayo helitaanka 4 dakadood.Laakiin maanta waxaa muuqata rajooyin taas ka badelan Caqabadaha nololeed, bulsho iyo maamul ee shacabka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed iyo dhibaatooyinka argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu soo bandhigay kulan ka dhacay magaalada Xudur ee gobolka Bakool, kaasoo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Kulanka ooy ka soo qaybgaleen Mas’uuliyiinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Iy...
Rajo_Galintii_Farmaajo_Waxay Dardar Galisay_Riyada_Abiy          ( Warbixin)
Politics, WARARKA

Rajo_Galintii_Farmaajo_Waxay Dardar Galisay_Riyada_Abiy ( Warbixin)

17- October-2023 Rajo_Galintii_Farmaajo_Waxay_Rucle_Orod Galisay_Riyada_Abiy Balanqaadkii afka ahaa ee uu farmaajo Afarta dakadood ku siiyay itoobiya ayaa kor u sii qaaday Riyada Abiy ee ku aadan badda Somalia 🇸🇴 R/wasaaraha Ethiopia Abiy axmed oo isku dayaya in dhibaatada kaga furan gudaha dalkiisa uu ku xaliyo raadinta meel ay itoobiya uga soo dhawaan karto biyo badeed ayaa bilaabay in uu ka hadlo helitaanka badda Sayalc ee gobolka soohdinta Soomaaliya ay la wadaagto Djibouti Lama oga in soo hadalqaadistiisa biyaha Saylac ay noqon karto mid ugu yaraan damisa rabshadaha Qowmiyadaha iyo maamulkiisa u dhaxeeya, iyadoo eedeeymaha la xiriira xadgudubyada ee ay todobaadkan soo saartay heyadda ©amnesty International uu yahay mid ka deyrinaya tacadiyada xuquuqul iinsaanka ee maam...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada XFS
Politics, WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada XFS

12- October 2023 Shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo uu shir_gudoomiyay Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa maanta lagu ansixiyay hindise sharciyeedyo iyo heshiisyo caala犀利士 mi ah. Meelmarinta hindinse sharciyeedyo ku saabsan arimaha dhaqaalaha, caafimaadka, warfaafinta iyo dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, kasokoow Madaxweyne Xasan Shiikh waxa uu golaha wasiirada la wadaagay arimo xasaasi ah Madaxweynaha Soomaaliya oo kasoo laabtay safarkii uu dhowaan ku tegay dalka Eritrea ayaa golaha wasiirada uga warbixiyay arimo ay ka mid yihiin horumarka laga sameeyay dagaalka, ka dhanka ah Argagixisada Alshabaab, isagoo xusay in wajigii kowaad ee hawlgallada Shabaab laga gaaray guulo waaweyn, isla markaana ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanku dadaal mu...
Daawo” Maxaa dhacaya hadii Puntland ay doorashada ku qaban waayso xilligeeda ?
Politics, WARARKA

Daawo” Maxaa dhacaya hadii Puntland ay doorashada ku qaban waayso xilligeeda ?

10-Oct-2023-Risaala Tv Wasiirkii hore ee maaliyadda maamul goboleedka Puntland, ahna musharrax u taagan xilka madaxweynaha ee maamulkaasi, Xasan Shire Abgaal ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan doorashada kusoo socota Puntland. Musharrax Abgaal oo kamid ah xubnaha ugu cad-cad musharixiinta mucaaradka ayaa soo saaray digniin culus oo ku aadan doorashada, isaga oo fariin u diray Isimada Puntland. Xasan Shire Abgaal ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay burburi doonto, haddii doorashada lagu qaban waayo xilligeeda oo ah sideeda January ee sanadka 2024-ka. “Haddii aysan Isimadu xaaladdu inta ay taagan tahay wax ka qaban sideeda January waxa la’isla gaaraa waa dal burburay, dalkuna inuu burburo lama rabo” ayuu yiri Abagaal. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xubnaha kale ee ...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday ciidamada Somalia ee ku sugan Eritrea
Politics, WARARKA

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday ciidamada Somalia ee ku sugan Eritrea

9- October-2023" Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo warbixinno ka dhageystay sarakiisha ciidanka ayaa ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar adeyga iyo kartida ay muujiyeen muddada ay tababarka ku jireen, isaga oo faray in ay u diyaar garoobaan sidii ay u garab siin lahaayeen halyeeyada kale ee ciidamada Qaranka ee ku jira dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1711468988717273221?t=VT322yoaXNpn2q-pOUV7sg&s=19
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF
Politics, WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF

Dhuusamareeb, Sibteembar 30, 2023 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur-gabeed. Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed oo Dhuusamareeb u yimid garab istaagga ciidamada qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee da壯陽藥 lka, gaar ahaan deegaanada Koonfur-galbeed iyo tallooyinkooda ku aaddan xoreynta dalka iyaga oo muujiyay sida ay uga go’antahay in ay qaataan doorkooda dagaalka ciribtirka Khawaarijta. https://twitter.com/Boodhari...