Politics

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Djibouti Kula Kulmay Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin
Politics, WARARKA

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Djibouti Kula Kulmay Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin

Djibouti-Sept-24, 2023 Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud, Iyo Xoghayaha difaaca dalka Mareykanka, Lloyd Austin aya Isla soo qaaday lagama maarmaanimada in la helo Iskaashi caalami ah oo looga hortago khatarta Amni ee Argagixisdu ku heyso nabada gobolka gaar,ahaan Somalia Madaxweynaha Somalia iyo wasiirka gaashaandhiga Maraykanka oo Ku kulmay dalka Djibouti ayaa ka wada hadlay dagaalka Somalia looga ciribtirayo argagixisada iyo dardargelinta taageerada Mareykanka uu siiyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka, Lloyd Austin dadaallada naf-hurnimada leh ee shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida ay uga xoreynayaan argagixisada deegaannada dalka iyo in la soo koobay goobaha ay dalka kaga sugan yi...
Daawo” Muuqaalada ay Bixiyeen Madaxweyne Xasan ” Gudoonka Labada Aqal” Xildhibaan CCWarsame ” Sanbaloolshe Iyo Cali Jeyte ee Dhuusamareeb
Politics, WARARKA

Daawo” Muuqaalada ay Bixiyeen Madaxweyne Xasan ” Gudoonka Labada Aqal” Xildhibaan CCWarsame ” Sanbaloolshe Iyo Cali Jeyte ee Dhuusamareeb

September 22, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka  Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka. Kulankaaasi waxaa dhinacyada ka qeybgalay ay ka arrinsadeen dardar galinta dagaalka Al-Shabaab, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh   oo ka hadlay kulankaasi uu xaqiijiyay sida ay dowladda uga go’an tahay la dagaallanka Al-Shabaabka weli ku sugan gudaha dalka. Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku tal犀利士 iyay in dhallinyarada la marin habaabiyay ay ka soo laabtaan la shaqeynta kooxda, isla-markaana ay wax la qeybsadaan bulshada Soomaaliyeed ee u xusul duubaya horumarkooda. Ugu dambeyn, madaxwey...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara ee Q.M
Politics, WARARKA

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara ee Q.M

18- September-2023- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda magaalada New York, ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga warramay isbeddelada amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalku ku tillaabsanayo. Ra’isul Wasaare Xamsa ayaa kulanka warbixin ka siiyey dadaallada lagu hiigsanayo Yoolasha Horumarka Waara ee Soomaaliya ka socda iyo sida ay dowladda uga go’an tahay in dalka lagu soo dabbaalo amni, xasillooni iyo baraare loo aayo, tiiyoo ay jiraan caqabado ay ka mid yihiin saboolnimo, colaad iyo daruufo kale oo ka dhashay isbedelka cimilada oo ku gudban in sidii la rabay looga libkeeno yoolasha qaarkood. Ra’isul wa...
Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay muhiimada aqoonsiga uu u leeyahay kobcinta amniga,
Politics, WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay muhiimada aqoonsiga uu u leeyahay kobcinta amniga,

16- September-2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarka Aqoonsiga daweynaha ayaa ka hadlay muhiimada aqoonsiga uu u leeyahay kobcinta amniga, sare u qaadida maamul wanaaga dowliga ah iyo ganacsiga. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo duubay muuqaal cusub, isaga oo dalab culus u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa oo maanta qaatay kaarka Aqoonsiga daweynaha ayaa ka hadlay muhiimada uu aqoonsigan u leeyahay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kobcinta amniga, sare u qaadida maamul wanaaga壯陽藥 dowliga ah iyo ganacsiga. Waxa uu sheegay in kaarkan uu miihiimad u leeyahay qof kasta oo Soomaali ah, sidoo kale uu do...
Daawo “Maxaa Laga Yiri Filmka Documentary-ga ah ee Lagu soo bandhigay Muqdisho ee Ka Hadlaya Dib u Yagleelista Dowladii Somalia ?
Politics, WARARKA

Daawo “Maxaa Laga Yiri Filmka Documentary-ga ah ee Lagu soo bandhigay Muqdisho ee Ka Hadlaya Dib u Yagleelista Dowladii Somalia ?

14- Sept-2023- Muqdisho-Sntv Filmka Documentary-ga ah ee Lagu soo bandhigay Muqdisho Iyo Falcelinta Dadkii Ka Qeybgalay Bandhiga Tiyaatarka Boqolaal qof oo ku jiraan masuuliyiin ka tirsan labada aqal ,golaha wasiirada iyo Shacab ayaa Muqdisho uga qeybgalay daawashada Filim-kan Documentary_ga ah oo lagu soo bandhigay Golaha murtida iyo madadaalaada ee National Tiyaatar kaas oo ka hadlaya qabkii ay ku hirgalshay dib u curashada Qaranimada Soomaaliya ee Carts 2000, burbur dheer kadib https://youtu.be/HYNC5AAS2AM?si=ojtd2HTAEfCJa38j Ra’isulwasaare Xamse ” Waxa uu la qiirooday wdadii Madaxweyne  Ismaacil Cumar geelle uu Soomaalida isugu keenayey, Isaga oo yiri " Mid lamid ah wadadaas Madaxweyne Geelle waxaa hada Furimaha dagaalka u jiifa Madaxweyne Xasan Shiikh, oo ay ka ...
Xiriir Dhexmara Soomaaliya iyo Israel” Wuxuu noqon karaa Suurtagal !!
Politics, WARARKA

Xiriir Dhexmara Soomaaliya iyo Israel” Wuxuu noqon karaa Suurtagal !!

10- September-2023- BBC Xiriir Dhexmara Soomaaliya iyo Israel" Wuxuu noqon karaa Suurtagal !! BBC ayaa daabacday sheeko ku saabsan Warbaahinta Israel oo baahisay qorshe ay sheegeen in wasaaradda arrimaha dibeda ee dalkaas ay ku dooneyso inay xiriir kula yeelato Soomaaliya, iyaga oo sheegaya inay kulamo dhexmareen madax sare oo ka kala socda Soomaaliya iyo Israel. Soomaaliya iyo Israel weligood ma yeelan xiriir dublimaasiyadeed, iyada oo Soomaaliya ay ka mid ahay dalalka mayalka adag ee sida weyn u taageera qadiyadda Falastiiniyiinta Laakiin dhowr ka mid ah warbaahinta Israel ayaa sii kordhiyay tebintooda ku aadan in madaxda Soomaalida ay muujiyeen inay danyenayaan xiriir ay la yeeshaan Israel. Wargeyska Times of Israel ayaa horey u baahiyay labadii madaxweyne ee ugu damb...
Xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyaashii hore ee baarlamaankaIyo raysilwasaarayaashii hore ee dalka oo qaaday olole..
Politics, WARARKA

Xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyaashii hore ee baarlamaankaIyo raysilwasaarayaashii hore ee dalka oo qaaday olole..

2- September-2023 Xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyaashii hore ee baarlamaankaIyo raysilwasaarayaashii hore ee dalka ayaa bilaabay olole Tallo ,Maskax Iyo Maal ay kula garab istaagayaan Halganka looga xoreeynayo dalka Khawaarijta犀利士 Alshabaab Masuuliyiintan ayaa dowladda federaalka Somalia ku boggaadiyay duulaanka ay ku qaaday kooxda Al-Shabaab oo laga gacan maroojiyay deegaano badan tan iyo markii meesha laga saray maamulkii Farmaajo M,aha talaabo si sahal ku timid in Somalia ay u midoowdo argagixisada alshabaab oo laga qaatay mowqif ka adag kii laga rumeeysnaa laba sano ka hor. Masuliyiintan oo canaan dusha uga tuuray kuwa isku dayaya inay siyaasadeeyaan dagaal ku xiran jiritaankeena ayaa ugu baaqay in laga wada qeybgalo soo afjarida joogitaanka ay argagixisadu ku leedah...
Daawo”.Madaxweyne Hassan Sh Mohamud waxa uu X-Spaces kula biiray kumannaan Soomaali ah oo ku kala nool daafaha caalamka
Politics, WARARKA

Daawo”.Madaxweyne Hassan Sh Mohamud waxa uu X-Spaces kula biiray kumannaan Soomaali ah oo ku kala nool daafaha caalamka

1- September-2023 Daawo: Madaxweyne Hassan Sh Mohamud waxa uu X-Spaces kula biiray kumannaan Soomaali ah oo ku kala nool daafaha caalamka isagoo ka jeediyay warbixin dhammaystiran oo ku saabsan qorshaha adag ee maamulkiisa ee ku aaddan ka hortagga argagixisada. https://fb.watch/mOb4So9F8K/?mibextid=ZbWKwL Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xasan Shiikh Maxamuud Iyo Siyaasiin xilal horey uga soo qabtay dalka oo ka qeyb galay Barnaamij kulan dadweyne ah ayaa ka hadlay lagama maarmaanimada in laga wada qeybgalo dagaalka Khawaarijta shabaab https://x.com/i/spaces/1djGXlWeZRPGZ https://www.youtube.com/live/3ht95YvcJKs?si=EuGkPj9RgcNHQ7WL
Daawo Hadii aan argagixisada laga adkaanin maxaa dhici doona?
Politics, WARARKA

Daawo Hadii aan argagixisada laga adkaanin maxaa dhici doona?

1- September-2023- Adduunka Tv Ka hadalka degmada ceeldheer iyo dagaalka壯陽藥 coowsweyne ee ka dhanka ah alshabaab waxay noqotay hadalheynta ugu badan ee argagixiso kalkaalka oo ka dhigtay dalool ay ka neefsadaan . Coowsweeyne waxay muqdisho u jirtaa in ku dhow 400" oo kilomitir iyadoo dagaalka deegaandaas gaaray uu yahay mid Mqdisho-dul joogay intii uu jiray nidaamkii farmaajo oo indhaha ka fiirsanayay shacabka soomaaliyeed oo hortiisa lagu leeynayo Madaxweyne Xasan Shiikh waxa uu u bareeray inuu dalka u kaxeeyo xasilooni caga adag ku taagan markaas wax la yaab leh ma,aha goobaha qaar in waxyeelo loogu geeysto ciidanka qaranka iyadoo ay badan tahay guulaha xiriirka ee dowlada ka sameeysay deegaano badan ooy adkeyd in la haweeyso
Daawo👀Istanbul Ma Waxay Badali rabtaa Nairobi oo joojisay Inay Noqoto Meel laga Abaabulo Shirqoolada Ka Dhanka Ah Somalia ?
Politics, WARARKA

Daawo👀Istanbul Ma Waxay Badali rabtaa Nairobi oo joojisay Inay Noqoto Meel laga Abaabulo Shirqoolada Ka Dhanka Ah Somalia ?

30-August-2023-Adduunka Tv Daaawo👀In-dagaal siyaasadeed lagu furo Madaxweyne Xasan Shiikh oo duulaan balaaran ku haya Alshabaab waxay ka dhigan tahay doonis la xiriirta sidii loo majaxaabi lahaa halgan u muuqda in lagu wiiqayo Argagixisada Alshabaab falaqynta Adduunka Tv ayaa sidaas leh kadib soo ifbixisata wadahada犀利士 lo Turkiga uga socda Sheekh Sharif Farmaajo Iyo Fahad. Hadaba maxaa kamida waxyaabaha suurtagalka ah ee kulanka shariif uu kula midoobay masuuliyiintan oo markii ay maamulka Hayeen kula kacay tacadiyo dhowr ah ooy ku jirto iskudeygii diyaardii la la soo ridibay Sharif Sheikh Ahmed Iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Iyadoo Madaxweynihii hore ee Somalia Sharif shiikh axmed uu ahaa ninkii Farmaajo ka furay albaabka siyaasada markii uu magacaabay reysilwasaare ka hor intii a...