Politics

Daawo:Falanqeynta Qodobada War-Murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb
Politics, WARARKA

Daawo:Falanqeynta Qodobada War-Murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb

29- August-2923- Dhuusamareeb -Adduunka Tv Madaxwenaha Somalia oo argagixisada ku canaantay cadowtinimo fogaatay ooy u qabaan dalka, diinta iyo dadka soomaaliyeed ayaa ku dhaliilay Ganacsatada inay ka gaabiyeen doorkooda ku aadan wax ka qabasha duruufaha qalafsan ee ka jira deegaanada argagixisada laga saaray” Isaga oo ka hadlayay magaalada Dhuusamareeb gabagabada munaasabada xiritaanka shirka 7 -aad ee Golaha wadatashiga qaran Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu bogaadiyay guulaha laga garaay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta alshabaab oo laga riixay deegaano badan tan iyo markii uu bilaabay sanad ka hor ololaha looga xoreynayo dalka ka dib markii dib loogu doortay talada wadanka bartamihii bishii May ee 2022 -dii Madaxweyne Xasan Shiikh oo dhaxlay dowlad duruufo ad...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Magaalada Dhuusamareeb
Politics, WARARKA

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Agoosto 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka oo looga hadalayo Amniga Iyo Xasilinta Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada. Shirka waxaa ka soo qaybgalay, Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axamed Jaamac, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfu...
Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh ” Waxaa iga go’an in aan tago deegaan walba oo Khawaarijta laga xoreeyo
Politics, WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh ” Waxaa iga go’an in aan tago deegaan walba oo Khawaarijta laga xoreeyo

17- Aug-2023- Dhuusamareeb" Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray suurtagalnimada in la aqbalo isku day kasta oo lagu qabyaaladeynayo dagaalka lagula jiro Argagixisada Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ka jawaabayay su’aalo furan ayaa hadalkan ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, Hadalka Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa meesha ka saaraya tallaabo kasta oo fursad u noqon karta sii daba-dheereynta jiritaanka Argagixisada oo dhibaato ku haysa bulshooyinka ku sugan meelaha ay weli dalka ka joogaan. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1692285807959113792?t=TJm0nSSV3k-wf-1ae_W5VQ&s=19 Kooxda Alshabaab ayaa in mudo ahba dadka deeganada ay ku amar-taagleeyso waxay ka iibin jirtay fikir hada sii dhimanaya oo u muuqda ...
Maxay Ka Dhaxeeya Dhaqanka Shiicada iyo Midkii ay Somalidu ka soo guurtay ee Sanad Tirsiga Dabshidka ama Nayruuska.?
Politics, WARARKA, WORLD

Maxay Ka Dhaxeeya Dhaqanka Shiicada iyo Midkii ay Somalidu ka soo guurtay ee Sanad Tirsiga Dabshidka ama Nayruuska.?

9- August-2023- Dheeho Maxay Ka Dhaxeeya Dhaqanka Shiicada iyo Midkii ay Somalidu ka soo guurtay ee Sanad Tirsiga Dabshidaka Iyo Nayruuska? Ciida Dabshidka Ama Nayruuska Sooyaalka taariikheed iyo Wax ka beddel Asalkii hore ee Soomaalida Suniga ah ayaa u muuqda mid ay duulaan ku soo qaada shiicada oo raadad muuqda wali ku leh meelo ka mid ah dhaqamadeenii hore Dabaaldeggu waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa dhaqamadii hore ee Iran. Iraaniyiintii hore waxay u dabbaaldegeen ciidda Nayruus oo lagu maamuuso Dabshidaka, iyaga oo Xafladda ku sweeyneeynaya Abuurista dabka iyo dadka. Charshanbeh Suri waa ciida iiraan ee qoob ka ciyaarka dabka ee la xuso habeenka arbacada ugu danbeysa sanadka, ee qadiimiga ah … Magaalooyin ay ugu weeyn tahay Tehran dadku waxay ku ururiyaan alw...
Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu hogaamiyo dagaal ka dhan argagaixsada Alshabaab
Politics, WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu hogaamiyo dagaal ka dhan argagaixsada Alshabaab

Dhuusamareeb -5-Aug-2023 Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray caasimada dowlad-goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb si uu hogaamiyo dagaal k犀利士 a dhan argagaixsada Alshabaab oo gobolada dhexe wali kaga sugan dhowr Magaalo Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug, iyadoo qorshaha Madaxweynuhu uu yahay in uu halkaas ugu shaqeeyo si kumeel-gaarka ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey bulshada iyo maamulka Galmudug sida ay ugu midoobeen garab istaagga ciidamada naftood hureyaasha ah ee u istaagay cirib-tirka Khawaarijta, waxa uuna sheegay in la joogo wakhtigii laga...
African leaders agree on vision to tap youth talent
Politics, WARARKA

African leaders agree on vision to tap youth talent

30"July-2023 African leaders gathering in Dar es Salaam this week agreed on a seven-point declaration that could chart the future of youth contribution to development. The Human Capital Development Summit was about gaps in employment opportunities, especially for those coming out of school.It brought together more than a dozen leaders and development partners from across the continent. According to a declaration read by Tanzania President Samia Suluhu on Wednesday, all leaders agreed that human capital development was critical for achieving sustainable and inclusive growth in Africa. “Investment in human beings through quality education, healthcare, nutrition, job creation and skills development are necessary for improved social and economic outcomes,” President Samia said....
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay shirka Qaramada Midoobay ee la dagaallanka cunto yarida
Politics, WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay shirka Qaramada Midoobay ee la dagaallanka cunto yarida

24-July-2023- Roma Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka ay curyaamisay abaaraha soo laalaabtay. Warbixin Dheeho.com Madaxweynaha ayaa soo bandhigay fur壯陽藥 sadaha maalgashi ee dhanka beeraha ee ay hodonka ku tahay Soomaaliya, taas oo haddii la maal-geliyo u noqonaysa dalalka Gobolka iyo guud ahaan Qaaradda dammaanad-cunto oo la isku halleyn karo, maadaama dalagyada ka baxa Soomaaaliya ay ka kooban yihiin dhammaan baahiyaha nololeed ee dadka iyo calafka xoolaha. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1683537247830720517?t=B7cDiIU9mxFP_8tkrNe7Lw&s=19 Soomaaliya abaarihii soo laalaabtay sanadihii la s...