Politics

Ambassador Larry André Jr Oo qormo cajiib ah ku maca-salaameeyay Soomaaliya
Politics, WARARKA

Ambassador Larry André Jr Oo qormo cajiib ah ku maca-salaameeyay Soomaaliya

31- May"2023- Muqdisho" Ambassador Larry André Jr Oo qormo cajiib ah ku maca-salaameeyay Soomaaliya Safiirka shaqada kasii dagaya ee Mareykanka u qaabilsna arrimaha Soomaaliya, Larry André Jr ayaa qormo cajiib ah ku maca-salaameeyay Soomaaliya oo muddo ka shaqeynayay. Larry ayaa qormadiisan cinwaan uga dhigay “Mahadsanid Soomaaliya” wuxuuna ku aamanay Soomaalida dib usoo kabashada iyo horumarka ay sameynayaan, isaga oo si gaar ah u bogaadiyay cidankeenna geesinimada ay muujiyeen iyo sida ay u xoreeyeen bulshooyinkooda. “Dagaalka harsan, iyadoo la adeegsanayo tababaro iyo qalabayn, Mareykanku wuxuu sii wadi doonaa taageerada uu siinaayo dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ammaanka si loo ballaariyo madax-bannaanida Soomaaliya lana gaarsiiyo dhammaan dhulkeeda oo dha Amb. La...
Daawo: Khudbada Madaxweyne Xasan shiiq oo furay kala fadhiga 3 xaad ee labada Aqal
Politics, WARARKA

Daawo: Khudbada Madaxweyne Xasan shiiq oo furay kala fadhiga 3 xaad ee labada Aqal

29- May-2023- Muqdisho Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay furitaanka Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in wax kasta oo Golaha Wadatashiga Qaran soo gaareen uu yahay heshiis siyaasadeed, Heshiis siyaasadeed aan dalka lagu dhaqi karin, balse dalka lagu dhaqo sharci iyo Dastuur. Wax kasta oo Golaha soo gaaray waa heshiis siyaasadeed, heshiis siyaasadeed dalka laguma dhaqee, sharci ayaa dalka lagu dhaqaa, dastuur ayaa lagu dhaqaa, intaas meesha ay ka soo baxaan waa Golaha Shacabka. Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka labadiisa aqal sharci aan soo marin oo dib u eegis Dastuur aan soo marin oo qodobada dastuurka aan halkaan looga doodin, dalka laguma xukumi karo, lagumana dhaqi karo” Hadalka madaxweynaha ayaa u muuqda inuu hoos ugu dhigayo diidmada culus ...
Russia pledges to provide military support to Somalia to help fight against AlShabab and ISIS.
Politics, WARARKA

Russia pledges to provide military support to Somalia to help fight against AlShabab and ISIS.

26- May-2023- AP Russia offers support to Somalian army in fight against terrorist groups The offer was announced by Russian Foreign Minister Sergey Lavrov during a joint press conference with Somali Foreign Minister Abshir Omar Jama following their talks in #Moscow Russia is ready to supply Somalia’s army with military equipment in its war against terrorism, Russia’s foreign minister said Friday. Russian Foreign Minister Sergey Lavrov made the offer after talks with his Somali counterpart Abshir Omar Jama in Moscow. Russia’s top diplomat said Moscow reaffirmed its readiness to meet the material needs of the Somalian army in its fight against extremists that remain on Somalian territory including al-Shabaab and al-Qaeda.” The offer further underscores Russia’s growing...
MW Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
Politics, WARARKA

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

24" May"2023" Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiye犀利士 y Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan ayaa looga arinasanayaa xaaladda amniga dalka gaar ahaan wajiga labaad ee howlgalka dib u xoreynta, dhameystirka deyn cafinta iyo dhaqangelinta heshiisyadii horey ay u gaareen golaha wadatashiga qaran Shirka waxaa ka soo qaybgalay, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Gu...
Madaxweynaha Somalia ayaa ka qeybgalay kulan ay ganacsatada Qatar ku soo bandhigayeen
Politics, WARARKA

Madaxweynaha Somalia ayaa ka qeybgalay kulan ay ganacsatada Qatar ku soo bandhigayeen

18" May" 2023" DOHA Madaxweynaha Somalia Xasan shiikh ayaa la kulmay madaxda ganacsatada Qatar si ay u soo bandhigaan ugana wadahadlaan fursadaha maalgashi ee #Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay kheyraadka faraha badan ee Soomaaliya iyo dadaallada socda ee wax looga qabanayo caqabadaha hortaagan maalgashiga. Madaxda ganacsatada Qatar ayaa muujiyay xiisaha ay u qabaan fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, ayna ka qeyb qaadanayaan kobaca dalka. https://twitter.com/TheVillaSomalia/status/1659221469916700674?s=19
MW Xasan Shiikh oo soo Dhaweeyay Qaraarka Golaha Wasiirada ee ilaalinta Hufnaanta Maaliyada Dalka
Politics, WARARKA

MW Xasan Shiikh oo soo Dhaweeyay Qaraarka Golaha Wasiirada ee ilaalinta Hufnaanta Maaliyada Dalka

11- May-2023- Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu soo dhaweyay Qaraarka ay meelmariyeen Golaha Wasiirradu ee xaqiijinta hufnaanta hanaanka maaliyada iyo tayo-soorka shaqaalaha, si looga hortago musuqa Qaraarka Golaha Wasiirradu waxa uu adkeynayaa, soona rogayaa halbeegyo la tacaalaya howlaha muhiimka ah, daahfurnaanta iyo isla-xisaabtanka, iyadoo lasoo bandhigayo hantida masuuliyiinta qaranka, la kobcinayo awoodda hirgalinta, lana balaarinayo shaqaaleynta ku dhisan tayo-soorka. “La dagaalanka musuqu ma aha kaliya waajib akhlaaqi ah, ee waxa uu, sidoo kale, halbeeg u yahay Soomaaliya ku naalloota horumar waara, cadaalad iyo sinaan. Sidaas darateed, waxaa naga go’aan inaan dhisno hanaan daah-furan, isla xisaabtan leh oo uu adeega shacabka Somali...
Kulan su,aallo weydiin ah oo Madaxweynaha Somalia uu ku horyimid dadweynaha ayaa muqdisho ku soo dhamaaday
Politics

Kulan su,aallo weydiin ah oo Madaxweynaha Somalia uu ku horyimid dadweynaha ayaa muqdisho ku soo dhamaaday

1" May "2023" Muqdisho Kulan su,aallo weydiin ah oo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu ku horyimid dadweynaha ayaa muqdisho ku soo dhamaaday Madaxweyne Xasan oo ka dhaxlay madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed cabdulahi farmaajo dal ku jira duruufo ka sii qalafsan tii uu kaga tagay 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ooy buuxsantay hal sano markii loo doortay mar labaad talada dalka 1-dii May 2022 ayaa weydiimaha dadweynaha ee magaalada Muqdisho Arrimo ay ka mid yihiin waxyaabihii u qabsoomay dowladdiisa sanadkii la soo dhaafay. Madaxweynaha Somalia oo mudadan sanadkan ah wajahay xal u helista wadan uu ugu yimid iyadoo ay ka sii daryaan Abaar ba,an Amni-daro argagixiso iyo go,adoon siyaasadeed oo caalamka saaxiib kala ah Qatar,...
Kampala: War-murtiyeed ka soo baxay Shir-Madaxeedka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya
Politics

Kampala: War-murtiyeed ka soo baxay Shir-Madaxeedka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

27" April "2023" Kampala " Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin: 1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024. 2- In la helo dhaqaale ku filan iyo taageero saadka ah oo la siiyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, si ay si buuxda ula wareegaan amniga dalka, dhammaadka sannadkan. 3-In la qaado cunaqabateynta hubka, lana dhaqan geliyo qorshaha kala guurka ee Soomaaliya si loo helo Soomaaliya nabad ah. 4- Waxaa la bogadiyay guulaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ka soo hoyeen howlgalka xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka argagixisada. 5-Waxaa hoosta laga xariiqay Qarannimada, Madax-banna...
Uganda’s President Museveni refuses to sign anti-LGBTQ bill
Politics

Uganda’s President Museveni refuses to sign anti-LGBTQ bill

20" April "2023"SOURCE: NEWS AGENCIES A spokesman state house in Uganda says Museveni is not opposed to the bill’s punishments, but wants lawmakers to study ‘the issue of rehabilitation President Yoweri Museveni of Uganda has refused to sign into law a controversial new bill against homosexuality that prescribes the death penalty in some cases, requesting that it should be amended. Museveni’s decision was announced late on Thursday after a meeting of parliamentarians in his ruling party, almost all of whom support the bill approved by lawmakers last month The meeting resolved to return the bill to the national assembly “with proposals for its improvement”, a statement said. A spokesman for the presidency said Museveni was not opposed to the punis...
Kulan saddex geesood ah ayaa maanta uga furmay magaalada Adisababa madaxda dalalka Ethiopia, Somalia iyo Talyaaniga
Politics, WARARKA

Kulan saddex geesood ah ayaa maanta uga furmay magaalada Adisababa madaxda dalalka Ethiopia, Somalia iyo Talyaaniga

15" April "2023" Adisababa" Kulankii saddex geesoodka ahaa ee maanta aan la yeelanay RW AbiyAhmedAli & PM GiorgiaMeloni, waxaan ka wada hadalnay arrimo muhiim ah oo khuseeya amniga, ganacsiga, kobaca dhaqaalaha & fursadaha maalgashiga. Wax-is-weydaarsigayagii waxa uu ku sifoobay niyad iskaashi & dadaal wadajir ah oo danta muwaadiniinteena sidaas waxaa yiri madaxweyne Xasan shiiq maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxda Shirka guulaha miro-dhalka ah ay sida wadajirka ah u gaareen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan ka xoreynta dalkeenna argagixisada, isaga oo tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay ka go’an tahay xaqiijinta Soomaaliya xor ka ah khawaarijta Al Shabaab, hurmuudna u noqota horumarka iyo xasilloonida Gobolka. Dhankooda, Ra’ii...