SPORTS

DHEEHO Cusbooneeysiinta Ciyaaraha adduunka ee Qatar Switzerland vs Serbia     Cameron vs Brazil             Ghana vs Uruguay                     South-Korea vs Portugal 
SPORTS

DHEEHO Cusbooneeysiinta Ciyaaraha adduunka ee Qatar Switzerland vs Serbia Cameron vs Brazil Ghana vs Uruguay South-Korea vs Portugal 

2" DECEMBER "2022" WAKAALADAHA WARARKA Cameroon oo 1-0 kaga badisay Brazil ayaa aragtay in uu soo dhamaaday ololohoodii koobka aduunka markii ay kulan xiiso badan ku yeesheen garoonka Lusail Stadium. Dheeho.com Vincent Aboubakar ayaa waqtigii dhimashada madax ku dhaliyay goolka guusha laakiin farxadiisa ayaa isla markiiba isku badashay niyad jab kadib markii la siiyay jaale labaad oo uu ku qaatay funaanad siibistiisa Inkastoo Cameroon ay sameeysay isku dayday fiican hadana guushii Switzerland ay ka gaartay Serbia ayaa soo afjartay fursad kasta oo Cameron ku rajo galin kartay in ay ugu soo bixaa wareega 16ka. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1598788726146363393?t=Uk81zAzQ6GMVZpQEGe3AOg&s=19 Xulka ugu cadcad tartanka ee Barazil ayaa ku soo baxay kaalinta 1-aa...
Odoros iyo sadaal ka bixin : Yaa ku guuleesan doona u soo gudbida wareega 16 ka koobka Adduunka Ghana vs Uruguay, S Korea vs Portugal
SPORTS

Odoros iyo sadaal ka bixin : Yaa ku guuleesan doona u soo gudbida wareega 16 ka koobka Adduunka Ghana vs Uruguay, S Korea vs Portugal

2" DECEASED "2022" Markii labaad ee tartankan, Japan oo ku jirta kaalinta 24aad ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah soo laabashadii ugu cajiibka badneeyd ee taariikhda koobka adduunka iyagoo 2-1 ku garaacay Spain oo ku jirta kaalinta toddobaad qiimeeynta FIFA. Sidaas darteed, Germany oo afar jeer ku guuleysatay horyaalka ayaa lagu reebay heerka group-yada game here. Labada kulan ee ugu horeya maanta, falanqeeynta inta badan tilmaameeyso Saadaasha: Ghana iyo Uruguay oo kulmay hal mar oo kaliya, intii lagu jiray Koobkii Adduunka ee 2010 ee South Africa ay barbaro 1-1 ah labada xul ku kala baxeen, Ghana ayaa looga badiyay 2-4 rigooreyaal ah Taageerayaasha qaarada Afrika ayaa sugayay kulankaan ku celiska ah iyadoo ay u badan tahay guul in ay ka soo hoyn doonaan xiddigaha Madow o...
Cusbooneeysiinta Ciyaaraha aduunka ee Qatar 2022:         Germany 4-2 Cost Rica       Japan 2-1 Spain              Morocco 2-1 Canada         Belgium 0-0 Croatia
SPORTS

Cusbooneeysiinta Ciyaaraha aduunka ee Qatar 2022: Germany 4-2 Cost Rica Japan 2-1 Spain Morocco 2-1 Canada Belgium 0-0 Croatia

1" DECEMBER, " 2022" WAKAALADAHA WARARKA Japan ayaa 2-1 kaga badisay Spain iyaga oo iska xaadiriyay kaalinta 2,aad wareega 16-ka ee koobka adduunka ee Group E Dheeho.com Japan ayaa ku dhameysatay kaalinta koowaad ee Group E, halka Spain ay u soo baxday wareega 16ka iyagoo ku hogaaminaya farqiga goolasha. Xulka Japan ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta labo gool dhaliyay,waxana ay kaga badiyeen 2-1 xulka Spain,waxana ay u soo gudbeen wareega 16-ka ee koobka aduunka. Alvaro Morata ayaa daqiiqadii 11-aad ee ciyaarta u dhaliyay xulka Spain goolkii ugu horeeyay ee ciyaarta ka dhacay garoonka Khalifa International Stadium khamiistii. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1598429801957695489?t=pZbTglUE8o_NDGHWEyY-Cg&s=19 Ritsu Doan ayaa barbareeyay daqiiqadii 48...
Warbixnta Ciyaaraha adduunka ee Qatar Mexico vs Saudi           Argentine vs Poland                Tunisia vs France,        Australia vs Denmark
SPORTS

Warbixnta Ciyaaraha adduunka ee Qatar Mexico vs Saudi Argentine vs Poland Tunisia vs France, Australia vs Denmark

30" November "2022" Wakaalaha Wararka Mexico 2-1 Saudi Argentine 2-0 Poland Tunisia 1-0 France, Australia 1-2 Denmark Ciyaaryahanka Salem Al Dawsari ayaa waqtigii dhimashada u dhaliyay Saudi Arabia goolkii niyad jabka ee Mexico u diray gurigooda, ciyaartoyda reer Poland si ay ugu dabaal degaan magaalada oo dhan Dheeho.com . Mexico ayaa 2-1 ku garaacday Saudi Arabia laakiin si murugo leh ayay uga hareen koobka aduunka habeen riwaayado cajiib ah oo Doha ka dhacay. Iyadoo Argentina ay 2-0 ku garaacday Poland ciyaar ka dhacday garoonka 974 ee Group C halka Mexico ...
Ku soo dhawoow Dhacdooyinka ku xeeran ciyaaraha adduunka ee Qatar Iran vs USA                      England vs Wales           Senegal vs Ecuador Netherlands vs Qatar
SPORTS

Ku soo dhawoow Dhacdooyinka ku xeeran ciyaaraha adduunka ee Qatar Iran vs USA England vs Wales Senegal vs Ecuador Netherlands vs Qatar

29" November "2022" Wakaaladaha Wararka Marcus Rashford ayaa England ku dhiiri galiyay guushii looga baahnaa in ay hogaanka Group B ku soo baxaan wuxuuna xaqiijiyay in Wales ay ka quusatay tartanka kadib markii uu si xun ugu niyad jabiyay koobka aduunka. Dheeho.com England ayaa u soo gudubtay wareega 16-ka ee koobka aduunka kadib markii ay 3-0 kaga badiyeen Wales, taasoo deriskooda ka saaray tartanka. Rashford ayaa bixiyay dammaanad qaadka kooxda Gareth Southgate ay ku wajihi doonto Senegal wajigeeda bug-baxa ah ee Axada Wales waxa ay u baahneyd in ay garaacdo England oo ay rajaynayso in Iran iyo USA ay ku dhamaadaan barbaro ama ay sii wadaan natiijo aan la filaynin . https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1597706367770710017?t=DG_VS-qTiwu3IYIqm6RKlQ&s=19 Taba...
Faahfaahinta Ciyaaraha koobka adduunka ee Qatar 2022. Brazil vs Switzerland           South Korea vs Ghana Cameroon vs Serbia
SPORTS

Faahfaahinta Ciyaaraha koobka adduunka ee Qatar 2022. Brazil vs Switzerland South Korea vs Ghana Cameroon vs Serbia

28" November "2022" Wakaaladaha Wararka Portugal 2-0 Uruguay Brazil 1-0 Switzerland South Korea 2-3 Ghana. Cameroon 3-3 Serbia Portugal ayaa xiratay booskooda wareega 16-ka ee koobka aduunka kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Uruguay kulan xamaasad leh oo ka dhacay garoonka Lusail Stadium. Dheeho.com Ciyaar aad u yar oo tayada dhabta ah ku jirtay ayaa daqiiqadii 54-aad Portugal ku jabisay ismari waagii jiray kadib markii karoos uu soo qaaday Bruno Fernandes uu daba mariyay goolhayaha Uruguay ee Sergio Rochet, Portugal ayaa ciyaarta inteeda badan samaysay ilaa ay ka hormartay i...
Maxaa ku cusub Ciyaaraha adduunka ee Qatar              Spain vs Germany            Croatia vs Canada           Morocco vs Belgium          Costa Rica vs Japan
SPORTS

Maxaa ku cusub Ciyaaraha adduunka ee Qatar Spain vs Germany Croatia vs Canada Morocco vs Belgium Costa Rica vs Japan

27" November "2022 " Wakaaladaha Wararka Spain 1-1 Germany Croatia 4-1 Canada. Morocco 2-0 Belgium. Costa Rica 1-0 Japan https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1596981127410962432?t=TSWk4g35FXIdqvkkKx-_Dg&s=19 Ciyaaryahan Niclas Fuellkrug oo bedel ku soo galay dhamaadkii qeybtii danbe ee ciyaarta ayaa u badbaadiyay hal dhibic Germany oo barbaro 1-1 ah la gashay Spain ciyaar ka tirsaneyd koobka aduunka ee Group E, Dheeho.com Rajadii Germany ee ahayd in ay u soo baxaan wareega 16ka ayaa la siiyay nolol aan macquul ahayn horaantii Axadii taasoo ka dhigan in group-ku u...
Ciyaaraha adduunka Iyo Cusbooneeysiinta       Argentina vs Mexico       France vs Denmark         Poland vs Saudi Arabia  Tunisia vs Australia
SPORTS

Ciyaaraha adduunka Iyo Cusbooneeysiinta Argentina vs Mexico France vs Denmark Poland vs Saudi Arabia Tunisia vs Australia

6" Nov "2022" Wakaaladaha Wararka Ciyaaraha adduunka Cusbooneeysiinta Argentina 2-0 Mexico France 2-1Denmark Poland 2-0 Saudi Arabia Tunisia 0-1 Australia Lionel Messi ayaa soo saaray daqiiqad sixir ah oo ka caawiyay in uu sii noolaado rajada xulka Argentina ee koobka adduunka isaga oo guul ka gaaray kulan adag oo ay la ciyaareen Mexico. Dheeho.com Sawaxan ka dhacay garoonka Lusail Stadium, Messi iyo Argentina waxay ogaayeen in guuldaradu ay soo afjari doonto rajadooda u soo bixitaanka wareega 16ka ka dib laba kulan oo kaliya ooy ciyaareen markii mid ka mid ah ay kala kulmeen guuldaradii layaabka lahayd ee ka soo...
DHEEHO” Cusbooneeysiinta kulamada koobka Adduunka  England vs US” Netherlands vs Ecuador ” Senegal vs Qatar ”  Iran vs Wales
SPORTS

DHEEHO” Cusbooneeysiinta kulamada koobka Adduunka England vs US” Netherlands vs Ecuador ” Senegal vs Qatar ” Iran vs Wales

,25" November "2022 Dheeho.com Xulka USA ayaa shaki la aan ku farxi doona in ay iska caabiyeen England oo 6-2 ku xasuuqay Iran kulankoodii ugu dambeeyay ee koobka adduunka England ayaa barbaro dirqi ah la gashay Mareykanka si ay u lumiso fursad ay ugu soo bixi lahayd wareega 16ka koobka adduunka Kooxda Gareth Southgate ayaa ahayd kooxda labaad ee ugu wacnayd muddo dheer kadib markii ay ku fashilmeen in ay la jaanqaadaan awooda iyo xooga USA kuwaas oo iyaga laftoodu rajo ka qaba in ay u soo baxaan wareega 16-ka. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1596250565687709696?t=_AgSAsnQBdN8PFOO7Fr70w&s=19 Southgate ayaa dareemi doona inay ahayd fursad la lumiyay, laakiin marka la eego natiijada Iran oo 2-0 ku garaacday Wales, waxaa laga yaabaa inaysan noqon dharbaaxo xun si...
Cuabooneeysiinta Ciyaaraha adduunka ee Qatar 2022.   Brazil vs Serbia”  Portugal vs Ghana” Uruguay vs South Korea Switzerland vs Cameron
SPORTS

Cuabooneeysiinta Ciyaaraha adduunka ee Qatar 2022. Brazil vs Serbia” Portugal vs Ghana” Uruguay vs South Korea Switzerland vs Cameron

24"'November "2022"Reuters Xiddiga reer Brazil ee Richarlison ayaa 2-0 kaga badiyay Serbia ciyaar ka dhacday garoonka Lusail Stadium iyadoo xulka ugu cad-cad koobka adduunka ay si qurux badan ku furteen ololahooda raadinta koob 6 aad oo adduunka ah. Richarlison ayaa laba gool dhaliyay – oo ay ku jirto kubbad laad iyo madax cajiib ah – iyadoo xulka shanta jeer qaaday koobka adduunka ee Brazil ay ku daah fureen ololahooda guul aan si sahal ah ku iman ooy garaaceen Serbia 25 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa furay壯陽藥 akoonka Seleção wax yar ka dib markii ay saacada ku beegneyd ciyaartii fiidnimadii Khamiista ee Group G, waxaana uu sii raaciyay gool labaad oo cajiib ah wax yar ka dib daqiiqadii 73aad https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1595892157633777668?t=fOSf4UEwn_QxrskeH...