WORLD

African Leaders Condemn Horrific  Attack in Mogadishu, Call for Increased Collaboration
WORLD

African Leaders Condemn Horrific  Attack in Mogadishu, Call for Increased Collaboration

4-Aug-2024" African Leaders Condemn Horrific  Attack in Mogadishu, Call for Increased Collaboration – African leaders have strongly condemned the horrific terror attack that took place at Lido Beach in Mogadishu, which left at least 37 victims dead and more than 240 others injured. Chairperson of the African Union (AU) Moussa Faki Mahamat expressed his deepest condolences to the loved ones of those who lost their lives in the attack and reiterated his solidarity with the people and federal government of Somalia in their fight against terrorism. Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Djibouti President Ismail Omar Guelleh also condemned the attack, with Ahmed stating that the loss of lives and injuries deeply saddens his nation, and Guelleh noting that targeting civilians dem...
Turkiga Ayaa cambaareyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay ka geeystay Hotelka ku yaal Muqdisho
WARARKA, WORLD

Turkiga Ayaa cambaareyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay ka geeystay Hotelka ku yaal Muqdisho

ISTANBUL –3-Aug-2024 Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u muujisay sida ay uga xun tahay falkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaas oo galaaftay nolosha dad ka badan 37 qof. "Waxaan aad uga xunnahay khasaaraha nafeed iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerarkii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Muqdisho," ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ku sheegtay hadal qoraal ah Sabtidii. Wasaaraddu waxay si kulul u cambaareysay weerarka “arxan-darrada ah”, waxayna tacsi u dirtay shacabka Soomaaliyeed, iyadoo ku nuux-nuuxsatay taageerada joogtada ah ee Turkiga uu siiyo Soomaaliya la dagaalanka argagixisada. Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo ka dhacay xeebta caanka ah ee mag...
Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xeebta Liido
WORLD

Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xeebta Liido

3-Aug-2024" Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xeebta Liido Safaarada Mareykanka ee Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee shalay dad rayid ah lagu laayay oo ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Safiirka marykanka ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri" Waxaan tacsi u direynaa ehelada dhibanayaasha waxaana u rajeyneynaa caafimaad degdeg ah kuwa dhaawacmay. Qoraalka oo la soo dhigay barta safaarada Mareykanka ee Muqdisho ay ku leedahay X ayaa sidoo kale lagu yiri "Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa dan guud ka leh horumarinta nabadda iyo barwaaqada" Hadalka safaarada Maraykanka ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey "Waxaa naga go'an inaan taageerno dadaallada Soomaaliyeed ee lagu jabinayo al-Shabaab waa mid aan leexleexad l...
At least 32 killed in al-Shabab beach attack in Somalia’s capital Mogadishu
WORLD

At least 32 killed in al-Shabab beach attack in Somalia’s capital Mogadishu

3' July-2024" At least 32 people have been killed and many more wounded in a suicide bombing and gun attack on a popular beach in Somalia’s capital, Mogadishu, according to officials. Al-Shabab, an al-Qaeda-linked armed group, claimed responsibility for the attack on Lido Beach late on Friday via an affiliated radio station The assault began when a suicide bomber blew himself up at the entrance of Beach View Hotel. Several other attackers tried to storm the hotel and also fired on people on the beach, where many residents were walking or sitting, according to witnesses and police. “More than 32 civilians died in this attack, and about 63 others were wounded, some of them critically,” police spokesman Abdifatah Adan Hassan told reporters, increasing the initial death toll from...
Turkey blocks Instagram amid ‘censorship’ row
WORLD

Turkey blocks Instagram amid ‘censorship’ row

2-July-2024" Turkey blocks Instagram amid ‘censorship’ row Top government official accused US-based company of blocking condolence posts on killing of Hamas leader Ismail Haniyeh. Turkey has blocked access to Instagram, the national communications authority said, after a top government official slammed the social media platform for “censoring” Hamas-related content. The communications authority BTK announced the block on Friday, without giving an explanation for the decision or stating the duration of the ban The move follows comments on Wednesday by the Turkish presidency’s communications director, Fahrettin Altun, criticising the Meta-owned platform for what he called its decision to block condolence posts on the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh. “This is ...
Shiinaha oo Booliska Soomaaliya ku taageeray qalab loo adeegsado baarista
WORLD

Shiinaha oo Booliska Soomaaliya ku taageeray qalab loo adeegsado baarista

31"July"2024" Shiinaha oo Booliska Soomaaliya ku taageeray qalab loo adeegsado baarista Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/dhexe, Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Safaarada Shiinaha kala wareegey agab loogu tala galay Baarista cilmiyeysan ayagoo isla goobtaas tababar ugu soo xirey sarakiishii isticmaali laheyd agabkaas kuwaas oo muddo Tababar ugu jirey sidii ay u isticmaalilahaayeen agabkaas qiimaha badan u leh baarista dambiyada. Waxaana gacan ka gaystey Tababarka macalimiin ka socdey dalka Shiinaha kuwaas oo qibrad dheer u leh baarista cilmiyeysan . Safaarada ayaa ku wareejisey aqabka baarista cilmiyeysan ee Forensic Digital ka Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayagoo Isticmaalka qalabkaasna u...
Hamas political leader Ismail Haniyeh has been killed in Iran’s capital Tehran.
WORLD

Hamas political leader Ismail Haniyeh has been killed in Iran’s capital Tehran.

31-July-2024" Hamas political leader Ismail Haniyeh has been killed in Iran’s capital Tehran. Haniyeh, 62, had attended the swearing-in ceremony of Iran’s newly elected President Masoud Pezeshkian on Tuesday shortly before he was assassinated. Haniyeh’s early years were shaped by Israeli occupationBorn in 1962 in the Shati refugee camp in Gaza, Haniyeh’s parents had fled from Asqalan – a city now known as Ashkelon – after the state of Israel was created in 1948. Haniyeh pursued his secondary education at the al-Azhar Institute in Gaza and later earned a degree in Arabic literature from the Islamic University in Gaza While at university in 1983, Haniyeh joined the Islamic student bloc, a precursor to Hamas. He was arrested by the Israeli military and served several sentence...
US Senate passes bill to protect children from dangerous online content
WORLD

US Senate passes bill to protect children from dangerous online content

US Senate passes bill to protect children from dangerous online content The Bill was pushed by parents of children who died by suicide after online bullying or were harmed by online content. The United States Senate has overwhelmingly passed legislation designed to protect children from dangerous online content, pushing forward with what would be the first major effort by Congress in decades to hold tech companies more accountable for the harm they cause. The bill, which passed 91-3 on Tuesday, was pushed by parents of children who died by suicide after online bullying or had been harmed in other ways by online content. It would force companies to take reasonable steps to prevent harm on online platforms frequently used by minors, requiring them to exercise a “duty of care” and...
Ra’iisul wasaare Xamza oo booqday Buulo-Xaaji & Ciidamada Macawisley  Oo Jab weyn gaarsiiyay
WORLD

Ra’iisul wasaare Xamza oo booqday Buulo-Xaaji & Ciidamada Macawisley Oo Jab weyn gaarsiiyay

30"July"2024 Ra’iisul wasaare Xamza oo booday deegaanka Buulo-Xaaji & Ciidama Macawisley oo jab xoogan ugu sh/dhexe Al-Shabaab Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ay wehlinayaan taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeyya Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed Sarreeya Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta booqday deegaanadii lagu jabiyay kooxda Al-Shabaab ee gobolka Jubbada Hoose Mas’uuliyiintan oo qayb ka ah wafdiga ra’iisul wasaare Xamza ee maanta gaaray Kismaayo ayaa galabta tegay deegaanada Buulo-Xaaji iyo Harboole oo dhawaan lagu jabiyay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isku dayay inay weeraraan halkaasi. Wasiirka iyo taliyeyaasha ayaa kormeeray xerooyinka ciidamada iyo difaaca hore, iyaga oo dhiirogel...
Daawo: Madaxweyne Xasan oo daah furay shirweynaha Sheekh “Culimada Soomaaliyeed
WORLD

Daawo: Madaxweyne Xasan oo daah furay shirweynaha Sheekh “Culimada Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh "Culimada Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa in ay laba laabaan ka hortagga fekerka xagjirnimada Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda diinta iyo awqaafka ee dowladda Soomaaliya. Shirweynaha Culimada oo la qabanayo sanadkiisa labaad ayaa waxaa ka qeyb galaya Culimo Soomaaliyeed oo isaga kala timid dalka iyo dibaddiisa. Sanadkan ayaa waxaa shirka diiradda lagu saarayaa midnimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed, waxaana Hal-ku-dhig looga dhigay (Soomaali mid ah). Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo furitaanka khudbad dheer ka jeediyay ayaa ugu baaqay cuilmada Soomaaliyeed inay midoobaan, isla markaana ay qaataan kaalintooda wacyigelint...