WORLD

Paris waxay isku diyaarinaysaa inay martigeliso Ciyaaraha Olombikada xagaaga ee sanadkan.
WORLD

Paris waxay isku diyaarinaysaa inay martigeliso Ciyaaraha Olombikada xagaaga ee sanadkan.

24-July-2024" Paris waxay isku diyaarinaysaa inay martigeliso Ciyaaraha Olombikada xagaaga ee sanadkan. Dhammaan inaad wax ka ogaato Ciyaaraha Olombikada Paris 2024: Jadwalka, ciyaaraha, goobaha, taariikhaha Ciyaaraha Olympica Xagaaga ayaa ka bilaabmaya 26 July Magaalada Paris ee Dalka France Ciyaaraha Olombikada waxa la qabtaa afartii sanaba mar, ciyaarihii ugu dambeeyay ee Tokyo waxaa dib loo dhigay hal sano sababo la xiriira cudurka faafa ee COVID-19 oo inta badan la qabto daawadeyaal la’aan. Laga soo bilaabo garoomo ilaa munaasabadaha isboorti, waa kuwan wax walba oo aad wax ka ogaan karto Ciyaaraha Olombikada Paris ee aadka loo wada sugayo 2024: Goorma ayaa Olombikada Paris? Ciyaaraha Olombikada sanadkan waxa ay socon doonaan 26-ka July ilaa 11-ka Agoosto. Isboort...
What is ‘dark oxygen’, found 13,000 feet under the sea?
WORLD

What is ‘dark oxygen’, found 13,000 feet under the sea?

24-July-2024" Scientists find evidence of an additional source of oxygen, raising questions" EXPLAINER For decades, scientists have floated theories about dark matter, which is believed to hold galaxies together by its gravitational pull. The enigma of dark matter continues, and now scientists have discovered what they call dark oxygen on the ocean’s floor A recent study published in Nature Geoscience, a journal dedicated to Earth sciences research, shows oxygen emitted from mineral deposits 4,000 meters (about 13,000 feet) below the ocean’s surface on the seafloor of the Pacific Ocean’s Clarion-Clipperton Zone (CCZ). The depth is almost half the length of the tallest peak of Mount Everest The study by Andrew Sweetman, professor at the Scottish Association for Marine Science (SAMS...
At least 229 people killed in Ethiopia landslides
WORLD

At least 229 people killed in Ethiopia landslides

A man searches for survivors as hundreds of people gather at the site of landslides in Gofa [Handout: Gofa Zone Government Communication Affairs Department via AP] 23-July-2024 t least 229 people killed in Ethiopia landslides More than 200 people have been killed in two landslides in southern Ethiopia, authorities said. The first landslide, triggered by heavy rains in a remote region of Gofa zone, occurred on Monday and was followed by a second one that buried people who had gathered to help, state officials s At least 148 men and 81 women were killed after the disaster struck in the Kencho-Shacha locality in the Gofa Zone on Monday, the local Communications Affairs Department said in a statement Alemayehu Bawdi, Southern Regional State representative, confirmed the death to...
Dowladda FS oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirnayd Liibiya
WORLD

Dowladda FS oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirnayd Liibiya

23-July-2024 Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Hay’adda IOM ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay 7 dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo saaray Xabsiyada dalka Liibiya. Dhallinyarada oo muddo badan Magafe ku heystay Liibaya ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda caruurta ee JFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda DFS, Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Liibaya, iyo Hay’adda IOM.
Security forces lock down Ugandan opposition’s HQ ahead of protest
WORLD

Security forces lock down Ugandan opposition’s HQ ahead of protest

22" July "2024 Ugandan security forces have surrounded the headquarters of the main opposition party in advance of a planned antigovernment rally over alleged corruption and human rights abuses. Police and soldiers cut off access to the office of the National Unity Platform (NUP), which sits near the capital, Kampala, on Monday. The threat of protests has angered longtime President Yoweri Museveni, who claimed it to be a plot being operated by unnamed “foreigners NUP leader Robert Kyagulanyi claimed that the blockade prevented people from entering or leaving, while some have been roughly detained. “These cowards have turned the National Unity Platform Headquarters into a military barracks,” he wrote on X. Kyagulanyi, popularly known as Bobi Wine, added that several ...
Imaamka Masjidka Cali Jimcaale oo si adag uga hadlay gefkii loo geystay Sheekh Cismaan Xiddig
WORLD

Imaamka Masjidka Cali Jimcaale oo si adag uga hadlay gefkii loo geystay Sheekh Cismaan Xiddig

21-July-2024" Imaamka Masjidka Cali Jimcaale oo si adag uga hadlay gefkii loo geystay Sheekh Cismaan Xiddig Maamulka Masjidka Cali Jimcaale ayaa si rasmi ah uga hadlay kacdoonkii maanta ka dhashay qoraal uu baraha bulshada ku faafiyey nin la sheegay inuu ka mid yahay culimada Masjidka Cali Jimcaale, waxaana shir jaraa’id qabtay Imaamka masjidka Cali Jimcaale, Sheekh Cabdikariin Ciise Cali. Shiiqa ayaa marka hore u tacsiyeeyay Sheekh Cismaan Xiddig, isagoo sheegay in Shiiqa uu ahaa caalim dhaxal uga tagay umadda Soomaaliyeed iyo tiir ka baxay bulshada. Sheekh Cabdikariin waxa uu sheegay in qoraalka Ibraahim Ciyoow uu yahay mid isaga u gaar ah oo aan ka tarjumeynin maamulka masjidka. “Maamulka majidka Cali Jimcaale wuxuu iska fogeynaa qoraalkii Ibraahim Ciyoow uu ku qoray bartiis...
Live Event : US elections 2024: Biden drops out of presidential race amid pressure
WORLD

Live Event : US elections 2024: Biden drops out of presidential race amid pressure

21-July-2024" The oldest sitting US president heeds calls to withdraw re-election bid, thrusting the high-wire White House race into an uncertain territory US President Joe Biden has heeded calls to withdraw his re-election bid, thrusting this year’s already high-wire race for the White House into an uncertain territory. The announcement on Sunday by the oldest sitting president in the United States’ history came amid mounting pressure from his fellow Democrats, with more than 30 Congress members publicly pushing for his exit. In a post on X, Biden, 81, said he will remain in his role as president and commander-in-chief until his term ends in January 2025 and will address the nation this week. “It has been the greatest honor of my life to serve as your President. And ...
From Somalia to south Oregon – how basketball reunites civil war survivors
WORLD

From Somalia to south Oregon – how basketball reunites civil war survivors

20-July-2024" From Somalia to south Oregon – how basketball reunites civil war survivors In 1991, the Somalia national basketball team found themselves in exile. Decades later, they reunite annually in a small US town Inside the gymnasium at Ashland Middle School, basketballs are bouncing off the backboards and freshly waxed floors, footballs are being kicked between clumsily erected goalposts, and a group of girls is playing ping-pong in the corner. But it is not a usual school day. Somali music blares from the sound system, and the crowd on the benches sings along. The gym’s double doors are propped open, letting in the morning sunshine and a steady stream of people with coffee cups in hand from the neighbouring hotel, where most of them have stayed the night. Despite it b...
Erdogan oo tallaabadii ugu horreysay u qaaday difaaca Badda Soomaaliya
WORLD

Erdogan oo tallaabadii ugu horreysay u qaaday difaaca Badda Soomaaliya

20-July-2024" Erdogan oo tallaabadii ugu horreysay u qaaday difaaca Badda Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo haatan tallaabadii ugu horreysay u qaaday difaaca Badda Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka dalkiisa u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in ciidamo uu ku geeyo xeebaha Soomaaliya. Arrintan ayaa daba socota heshiiskii difaaca ee ay horay u wada gaareen Soomaaliya iyo Turkiga , kaas oo la saxiixay bishii Febraayo ee sanadkan 2024-ka, ayada oo ujeedka uu yahay in Ankara ay la wareegto amniga iyo difaaca guud ahaan Badda Soomaaliya. Erdogan ayaa mooshinka uu geeyay baarlamaanka ku dalbaday in la siiyo muddo labo sano ah, taas oo awood u siinaysa in Turkiga uu ciidamada baddda usoo diro Soomaaliya. Soo daabulidda ciidamada Turkiga waxaa la kaashan doona ma...