WORLD

Sweden: Hooyo Soomaaliyeed oo laga qaatay canugii sideedaad
WORLD

Sweden: Hooyo Soomaaliyeed oo laga qaatay canugii sideedaad

Sweden VOASOMALI Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado un kadib markii ay dhashey. Hooyo Faadumo Buraanburtooy, ayaa gabadha yar markii umushey waxaa kala wareegay mas’uuliyiinta magaalo ay horey u deganeyd oo ay kasoo guurtay
Facebook iyo Twitter oo Masaxay Macluumaad “Khaldan” oo uu  daabacay Madaxweyne  Trump
WORLD

Facebook iyo Twitter oo Masaxay Macluumaad “Khaldan” oo uu daabacay Madaxweyne Trump

Bbcsomali Shirkadaha baraha bulshada ee Facebook iyo Twitter ayaa tallaaba ka qaaday madaxweynaha Mareykanka kadib markii uu baraha bulshada soo dhigay muuqaal la xiriira wareysi uu siiyay telefishenka Fox News oo uu ku sheegay "in caruurta uusan karin feyraska corona". Facebook ayaa tirtay qeyb kamid ah muuqaalka wareysiga, waxayna arrintaas ku sababeysay marin habaabin khatar oo dhanka cudurka Covid19. Tallaabo taas lamid ah ayaa waxaa qaaday Twitter oo sheegtay inay xanibtay dhowr akoon oo lala xiriirinayo Trump, xanibadaasina ay sii jiri doonta ilaa iyo inta ay ka saarayaan macluumaadka "khaldan" ee ay soo geliyeen. Hey'adaha caafimmaadka dadweynaha ee dalka Mareykanka ayaa horay u sheegay in aysan jirin caddeymo muujinaya in caruurta ay iska difaaci karaan cudurka safmarka...
Hadal,haynta Ugu Badan Jimcaha  Manchester City Iyo Real Madrid
WORLD

Hadal,haynta Ugu Badan Jimcaha Manchester City Iyo Real Madrid

Gabriel Jesus ayaa dareensan in Manchester City aysan soo dhaafan doonin caawiyayaaheeda Kevin De Bruyne ciyaarta jimcaha lagu wado in at isku arkaan iyaga iyo Real Madrid Gabriel Jesus iyo De Bruyne ayaa bartilmaamed u ahaa qeybtii koowaad markii ay City 2-1 ku garaacday Real Madrid Santiago Bernabeu bishii Febraayo. Lugta labaad ee muddo dheer la sugayay ee wareega 16ka Champions League ayaa ka dhici doona garoonka albaabada xiran ee Etihad Stadium jimcaha Kubad sameeyaha Manchester city De,Bruyne ayaa yiri" Waan dhibaataynay 15-ilaa 20-kii daqiiqo ee ugu horreeyay oo aan si fiican ula ciyaarnay Real hase yeeshee markii aan soo laabanay half time kii danbe waxaan luminay fursado badan waxaan dhalin karnay seddex goal iyo ka badan ayuu xusay Isaga oo ka hadlayay wareegii h...
Alexis Sanchez Ayaa Ku Sii Jeeda Kooxda Inter Milan Isagoo Xor Ah
WORLD

Alexis Sanchez Ayaa Ku Sii Jeeda Kooxda Inter Milan Isagoo Xor Ah

Dailymail. Heshiiska Alexis Sanchez uu ku aadayo kooxda Inter Milan ayaa haatan la xaqiijiyay Xiddiga reer Chile ayaa u dhaqaaqay kooxda Inter Milan isagoo si xor ah uga yimid Manchester United 31 jirkan ayaa xilli ciyaareedkii 2019-20 amaah ku qaatay kooxda Antonio Conte Sanchez ayaa United uga soo dhaqaaqay United sanadkii 2018 isaga oo kaga soo biiray kooxda Arsenal laakiin waxa uu u duulay garoonka Old Trafford Waxaana United ay go’aansatay inay soo afjarto labadii sano ee ugu dambeysay qandaraaska Sanchez Alexis Sanchez ayaa ka tagaya Manchester United kuna biiri doona kooxda Inter Milan isagoo si xor ah ugu biiraya. Amaahda Sanchez ee kooxda Inter ayaa la sheegay inuu dhacayo khamiista, laakiin labada koox ayaa ogolaaday heshiis uu xiddiga garabka ka c...
La kulan Muwado,oo  Ah  Gabadh Siddeed jir ah oo Ka Dhigta Soomaaliya qosolk Muuqaalka Gaaban Ee Tik Tok
WORLD

La kulan Muwado,oo Ah Gabadh Siddeed jir ah oo Ka Dhigta Soomaaliya qosolk Muuqaalka Gaaban Ee Tik Tok

SOURCE: AL JAZEERA NEWS B/Y Hamza Mohamed barta Twitter: @Hamza_Africa Sawirrada majaajillada ah dhallinta Muqdisho ee TikTok iyo kan YouTube-ka ayaa soo saaray malaayiin aragtiyood bilo gudahood. Waxaa qoray Xamza Maxamed Mgaalada Muqdisho iyo daafaheeda , waxaa jira hal magac oo ay dhoola cadeynaya wajiyada dadka: Muwado. Gabadha siddeed jirka ahi waa xiddigihii fiidyow gaagaaban ee ay Soomaaliya duufaanta ku qaadatay. Muuqaalo malaayiin jeer lagu daawaday aaladaha internetka sida TikTok iyo YouTube, Muuqaalka Muwado Abshir ayaa taabanaya mowduucyo badan oo kala duwan, laga soo bilaabo shaqo la’aan iyo qaab jaceyl ilaa jahwareerka warbaahinta bulshada iyo xitaa xiriirada - iyo kaftankeeda qofna uma tudhna. Muwado ayaa u sheegay Al Jazeera, “Waan jeclahay inaan dad...
Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Geeridii Drs.Xaawo Cabdi
WORLD

Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Geeridii Drs.Xaawo Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid ahayd hormuudka samefalayaasha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd ee Dr. Xaawo Cabdi ay u adeegaysay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada nugul iyada oo daadaal muuqda gelisay samatabixintooda wakhtiyadii adkaa ee uu dalku “Alle ha u naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe waxa ay baal dahab ah kaga jirtaa sooyaalka dalkeenna, maadaama ay si isxilqaan ah muddo badan ugu adeegaysay dadkeenna danyarta ah, saameyn wanaagsanna ay ku yeelatay nolasha kumannaan qoys oo Soomaaliyeed, taas oo muujineysa hammiga iyo himilada ay u qabtay hor...
Weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja oo xabsiga laga sii daayay
WORLD

Weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja oo xabsiga laga sii daayay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa amartay in Weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja xabsiga laga sii daayo oo xorriyadiisa dib loo siiyo kadib markii lagu waayay dambi ah dil. Weriye Abuuja ayaa lagu soo eedeeyay inuu ku lug lahaa dil loo geystey Baxsan Boolaay oo ka mid ahayd ergadii ka qeybgashay doorashadii xildhibaanada Federalka. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in lagu waayay dambigii loo horgeeyay Abuuja Maxkamadda Ciidamada, waxaana uu amray in la fasaxo. Maxamed Cabdulwahaab Nuur Abuuja ayaa muddo shan bilood ku jirey xabsiga iyadoo ay mudadaa u doodayeen ururada Warbaahinta iyo Suxufiinta oo sameeyay isu soo bax ay ku dalbanayeen in lasoo daayo.
Madaxweynaha Galmudug iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Muqdisho ku kulmay
WORLD

Madaxweynaha Galmudug iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Muqdisho ku kulmay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmad Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa magaalada Muqdisho xalay kula kulmay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur. Kulankan oo ka dhacay hoyga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Galmudug ayaa loogaga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Dowlad goboleedka Galmudug. SALAAM SOMALI BANK Qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayuu ku sheegay in kulanka uu ahaa mid talo wadaag ah: “Waxaan caawa kulan talo wadaag ah yeelanay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmad Cabdi Kaariye (QoorQoor). Waxaan ka wada hadalnay guud ahaan xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Galmudug iyo sida ugu haboon ee uu ku guulaysan karo shirka Dhuusmareeb-3”. Madaxweyaha G...
Drsa Xaawo Cabdi oo Saakay ku Geeriyootay Magaalada Muqdisho
WORLD

Drsa Xaawo Cabdi oo Saakay ku Geeriyootay Magaalada Muqdisho

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho saaka ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta caanka ah ee dalka. Drs Xaawo Cabdi ayaan si rasmi ah loo sheegin sababta keentay dhimashadeeda hase yeeshee waxaa wararka qaar ay sheegayaan inuu wadnuhu istaagay. Geerida Marxuumad Drs. Xaawo ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Caruurtii ay dhashay iyo Eheladeeda, waxaana geeridaas ka tacsiyeeyay dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Drs Xaawo Cabdi ayaa ahayd 73 sano jir waxana ay wax ku baratay dalka Ruushka horaantii toddoaatameeyaddii, waxaana ay caan ku ahayd xarun caafimaad oo ay ku lahayd meel u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Drs Xaawo Cabdi ayaa waxaa xarumo Caafimaad oo kala duwan waxaa ay ku leedahay gudaha dalka S...
Hormuud Telecom oo sanadii 2aad Qaaday Imtixaanka Deeqda Waxbarasho
WORLD

Hormuud Telecom oo sanadii 2aad Qaaday Imtixaanka Deeqda Waxbarasho

MUQDISHO- Waxaa maanta 400 oo arday oo kasoo baxay dugsiyada sare u fariisteen imtixaan deeqda waxbarasho ee ee bixiso shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom, kuwaas oo buuxiyay shuruudaha ka qeyb galka. Ardaydan ayaana laga doonayaa 30ka Qof ee kaalmaha hore ka gala Imtixankaan Iyaga oo Dalbanaya jamacad kasta oo ay donayaan oo ku taala gudaha dalka qarashaadka Jamacada Iyo agabkooda waxbrasho 30-kaan arday ayaa waxaaa bixin doona Shirkada Hormuud telecom sidoo kale ardayda waxaa la siin doonaa tababaro ku saabsan taqasuska ay baranayaan. Goobta Uu ImtixaankaanKa ka socday ayaa waxaa kormeer ku tagay Wasiiru Dowlaha Wasarada Waxbarashada Xukumda Somaliya masuulyiinta ka socday Shirkada Hormuud Telecom. Ugu Horeyntii Waxaa Goobta Ka Hadlay Gudomiye Ku Xigeenka Hey’adda H...