WORLD

Xildh,Odowaa “Farmaajo – Jidkii Dhuusamareeb Hadduu Ka Leexdo , 7-Dii,Daqiiqo Ee Xukuumadda Ku Dhacday oo Kale Ayaa Sugeeysa,,
WORLD

Xildh,Odowaa “Farmaajo – Jidkii Dhuusamareeb Hadduu Ka Leexdo , 7-Dii,Daqiiqo Ee Xukuumadda Ku Dhacday oo Kale Ayaa Sugeeysa,,

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay jeclaan lahaayene in la qabto doorasho qof iyo cod ah, balse aan haatan loo diyaar garoobin. C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in saddexdii sano iyo barkii Madaxtooyada, Guddiga doorashada iyo Xukuumaddii dhacday aysan wax diyaar garow ah u gelin doorasho qof iyo cod ah. “Dhammaan dadka soomaaliyeed waa jeclaan lahaayeen in la qabto doorasho cod iyo qof la qabto, laakiin waxaa la isku waafaqsan yahay in aan loo diyaar garoobin, guddiga doorashada, madaxtooyada iyo xukuumadda hada xilka ka tagtay wax diyaar garow  ahaysan qaban 3 sano iyo barkii la soo dhaafay u gelin”ayuu yiri Xildhibaan Odawaa. Sidoo kale waxaa uu sheegay in shirka Dhuusamareeb oo a...
Lewandowski ”  Klopp Waxa uu Leeyahay “Labo Waji” Mid Macalin  Iyo Mid Aabe
WORLD

Lewandowski ” Klopp Waxa uu Leeyahay “Labo Waji” Mid Macalin Iyo Mid Aabe

ESPN Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa sheegay inuu u maleynayo in Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp inuu leeyahay “labo wajiyo” - mid macalin ah iyo mid aabe ah. Lewandowski, oo 31 jir ah, wuxuu u ciyaaray afar xilli ciyaareed intii uu Klopp joogay kooxda Borussia Dortmund ka hor intaysan labada u dhaqaaqin sannadihii 2014 iyo 2015, siday u kala horreeyaan, wuxuuna xiddiga reer Poland ugu yeeray macallinka reer Jarmal inuu yahay macallinka uu jecel yahay dhammaan kulamadii uu ka soo ciyaaray intii uu ku jiray xirfadiisa gaarka ah ee Instagram Live. la hadal ESPN. “Waxaan u maleynayaa … Jurgen Klopp [waa kan aan jeclahay] intaas ka dib Pep Guardiola. 100%,” ayuu Lewandowski ku yiri ku guuleysiga Premier League iyo Champions League ee Liverpool. “[Klopp] w...
Christian Pulisic   Waxa,uu La Dhacay Saameynta Tababark Chelsea”
WORLD

Christian Pulisic Waxa,uu La Dhacay Saameynta Tababark Chelsea”

Xiddiga garabka ka ciyaara ee USMNT ayaa indhaha ku haya inuu ka garab ciyaaro weeraryahanka reer Jarmal garoonka Stamford Bridge xilli ciyaareedka soo socda Christian Pulisic ayaa la dhacay saameynta Werner ee tababarka Chelsea, isagoo ku tilmaamay xiddiga £ 47.5 milyan ($ 62m) inuu yahay ciyaartooy aad u khatar badan. Chelsea ayaa ku guuleysatay loolanka saxiixa Werner bishii June 18, madaama uu goaansaday inuu heshiis shan sano ah u saxiixo Stamford Bridge. 24 jirka ayaa shabaqa soo taabtay 34 jeer 45 kulan oo uu u saftay tartamada oo dhan RB Leipzig xilli ciyaareedkii 2019-20, taasoo adkeysay sumcadiisa inuu yahay mid ka mid ah weeraryahanada ugu caansan kubada cagta Yurub. In kasta oo xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka uu ku biiray asxaabtiisa cusub ee galbeedka ...
Laamaha Amniga Dowladda oo Howlgal Sameeyay Iyo Digniin La Diray
WORLD

Laamaha Amniga Dowladda oo Howlgal Sameeyay Iyo Digniin La Diray

Ciidamada dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa howlgallo aminiga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka sameeyeen Magalaada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, waxaana la arkayay Ciidanka baaritaano ka sameynayo waddooyinka Magaaladaas. Gaadiidka Miyaaradaha madow ayay Ciidanku baaritaano ku sameynayeen, waxaana Darawalada lagu arkayay inay gaariga ka fiiqaan Miyaaradaha Madow, waxaana Ciidamada ay su’aalo weeydiinayeen dhaliyarada waddooyinka hareerahooda ku caweynayay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ay  howlgalka laga sameeyay Caabudwaaq uu Ujeedkisu ahaa sidii ay u xaqiijin lahaayeen ammaanka guud ee Magaalada iyo degaanada hoostega. Sidoo kale Saraalka ayaa waxaa carabka ku dhuftay in laamaha amniga ay tallaabo cad...
Kenya oo Ka Hadashay Diyaarad Ciidan oo Ku Dhacday Deegaanka Dhoobley
WORLD

Kenya oo Ka Hadashay Diyaarad Ciidan oo Ku Dhacday Deegaanka Dhoobley

NAIROBI —  Dawladda Kenya ayaa goor dhowayd faafaahin ka bixisay diyaarad shalay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay milatariga Kenya ayaa lagu sheegay in diyaarad nooceedu yahay Harbin Y-12 oo ay leeyihiin ciidamada cirka Kenya ay shil ku gashay garoonka Dhoobley, iyadoo xilligaasi usoo duulaysay magaalada Nairobi. Kenya waxay sheegtay in dhammaan 10-kii qof ee saarnaa dyaaraddaasi oo ka tirsanaa milatariga ay xaaladdoodu deggan tahay, ayna ku jiraan cisbitaalka milatariga Defense Forces Memorial Hospital ee magaalada Nayroobi. Waxay Kenya intaasi ku dartay in koox baarayaal ah ay xilligan ku sugan yihiin magaalada Dhoobley si ay shilkaasi uga gun gaaraan. Shilkan ayaa dhacay 3-dii Augu...
Somalia announces regulator leadership
WORLD

Somalia announces regulator leadership

Somali Petroleum Authority board has been approved by the Mogadishu government ahead of licensing round You have 1 free article remaining Subscribe now for unlimited access or become a Bronze Member for free For queries see our FAQ or contact us Subscribe Bronze Sign-up Member Login Somalia’s cabinet approved the board members of the Somali Petroleum Authority (SPA) on 30 July, passing a significant milestone as the Ministry of Petroleum and Mineral Resources prepares to launch its first licensing round on 4 August. The appointment of Ibrahim Ali Hussein as the SPA’s first chairman and CEO is not a surprise. He has been the senior economic advisor to The Ministry of Petroleum and Mineral Resources since November 2014, where he developed...
Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Diyaradd Kenya Leedahay  oo Sidday Jaad Lagana Celiyay hawada Soomaaliya
WORLD

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Diyaradd Kenya Leedahay oo Sidday Jaad Lagana Celiyay hawada Soomaaliya

BBCSOMALI Jaadka ayaa kamid ah waxyaabaha Kenya ay u dhoofiso Soomaaliya Somaaliyaa ayaa xaqiijisay iney dib usoo celisay diyaarad sidday jaad oo laga leeyahay Kenya oo lagu eedeeyay iney jabisay tsaallabbyinka lagu xaddidayo fayraska corona, sida uu sheegay sarkaal magaciisa ka gaabsady oo dawladda ka tirsan. Sarkaalka ayaa intaas ku daray in diyaaraddaas ay Jimcihii celiyeen, markiii danbena ay ka degtay dalka Jabbuuti, ka hor inta aysan ku noqon Kenya. Dhanka kale sida uu ku warramayo warageyka Daily Nation ganacsatada jaadka ee dalka Kenya ayaa waxaa soo food saartray caqabad kale kaddib markii dib loo soo celiyay diyaaradasi sidday 11 tan oo jaad ah oo ku wajahnayd maamulka Puntland ee Soomaaliya. Waa markii labaad ee ay Soomaaliya soo celiso diyaarad ay Kenya leedahay ...
Sancho Ayaa La Filayaa In uu Shan Sano oo Heshiis Ah U Saxiixo Old Trafford”
WORLD

Sancho Ayaa La Filayaa In uu Shan Sano oo Heshiis Ah U Saxiixo Old Trafford”

Kooxda Man United ayaa wadahadalo hordhac ah la leh kooxda Borussia Dortmund si ay ula soo saxiixato Jadon Sancho lacag dhan 100 milyan euro (£ 90m) - lacagtaas oo noqon doonta rikoor suuqa kala iibsiga ah oo loogu talagalay xiddig Ingiriis ah. United ayaa in muddo ah raadineysay Sancho, iyadoo wadahadalo ku saabsan u dhaqaaqista xiddigii hore ee Manchester City ay sii xoogeysatay isbuucyadii dhawaa. Inkastoo uusan weli wax heshiis ah la gaarin Dortmund sida ay haatan tahay, hadana waxaa la fahamsan yahay in kooxda reer Jarmal ay aqbali karto heshiis ku lug leh United inay ku bixiso lacagta qeyb ka mid ah labada ama seddex xilli ciyaareed ee soo aadan weeraryahanka reer England, iyadoo laga yaabo inay 20 milyan euro oo dheeri ah ku dhacdo. kordhinta la xiriirta waxqabadka Sancho, oo ...
Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
WORLD

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO- Radiodalsan Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya si hordhac uga hadlay qaraxii daqiiqado kahor ka dhacay Maqaayada Caanka ee Luul Yemani ee ku taalla meel ku dhow Xabsiga dhexe ee dalka. Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Saadaq Aadan oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa waxaa uu sheegay in qaraxaas uu ahaa mid Ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa, uuna dhacay xili dad badan ay ka cunteynayeen Luul Yemani Weli lama oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas ka dhacay Maqaayadda Luul Yamani, waxaana wararka qaarka la helayo ay sheegayaan inuu jiro Khasaaro kala duwan oo soo gaaray dadm halkaas ku sugnaa. Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska dowladda ayaa ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay, iyagoo xiray wadada...
Wasiir Isloow” Doorashada Waa In,Ay Ku Dhacdaa Waqtigeeda, Maalinna Laguma Darsan Karo,
WORLD

Wasiir Isloow” Doorashada Waa In,Ay Ku Dhacdaa Waqtigeeda, Maalinna Laguma Darsan Karo,

MUQDISHO= Siihayaha Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Maanta ka qeyb galay Shirka Beesha Mudullood uga socda Xarunta Mowlaca Macalin Nuur ee Magaalada Muqdisho. Wasiir Islow ayaa waxaa marka hore sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu soo qeyb galo Shirka Beesha Mudullood oo uu sheegay inuu yahay mid wadatashi ah oo lagu sixi doono waxyaabaha qaldan ee jira. Wasiirka Amniga ayaa waxaa uu ka hadlay Arrimaha Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo 2020/2021, isagoo sheegay in Doorashada dalka ay muhiim tahay inay ku dhacdo waqtigii loogu tala-galay, wuxuuna xusay in Doorashooyinkii hore ee dalka ka dhacay aan waqti lagu karin, wuxuuna tusaale u soo qaatay Doorashadii Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh. Isaga oo sii hadlaayay Duca...