WORLD

Galmudug oo Kulmisay Madax Is Diidaneeyd
WORLD

Galmudug oo Kulmisay Madax Is Diidaneeyd

DHUUSAMAREEB Kulan hordhac ah ayay isugu yimaadeen madaxweynaha soomaalia maxamed c/laahi farmajo iyo madaxda maamul goboleedyada ka dib markii ay isugu tageen magaalada dhuusamareeb oo xarun u ah maamul goboleedka galmudug. Faah,faahin badan laga ma hayo waxyaabihii ay island soo qaadeen itii uu socday kulanan OK hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. HORMUUD TELECOM ISGAARSIIN LA HUBO Haseyeeshee madaxtooyada villa somalia war laga soo saartay ayaa lagu sheegay In Kulankan uu ahaa mid ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Kulanka waxaa ka qeyb galay Raiisul Wasaaraha Xu...
Bulshada Rayidka oo beeniyay war ay faafisay Madaxtooyada Villa Somalia
WORLD

Bulshada Rayidka oo beeniyay war ay faafisay Madaxtooyada Villa Somalia

War saxaafadeedka Ururada Bulshada rayidka ka soo saareen kulankii Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ay ku beeriyeen war lagu qoray Facebook Madaxtooyada Villa Somalia, iyagoo sheegay in Madaxweynaha la wadaageen in wada hadal lagu dhameeyo khilaafaadka jira iyo in nooca doorashada ay noqoto wada ogol Qoraalka Madaxtooyada Villa Somalia lagu qoray ayaa lagu sheegay in Ururada Bulshada rayidka ay u sheegeen Madaxweynaha in Guddiga doorashada ku garab taagan yihiin doorasho qof iyo cod ah, waxaana ay ku tilmaameen arrin nasiib darro ah. “Bulshada rayidku waxay maanta la kulmeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxayna ka wada hadleen arimaha doorashooyinka, waxayna la wadaageen aragtidooda waxaa Nasiibdaro ah in warsaxafadeed ka soo baxay madaxto...
Gaadiid Iyo Agab Dowladu Ay Ku Wareejisay Dowlad Goboleed Galmudug
WORLD

Gaadiid Iyo Agab Dowladu Ay Ku Wareejisay Dowlad Goboleed Galmudug

DHUUSAMAREEB Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku wareejisay Wasaarada Beeraha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug Siciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowlada faderaalka ayaa furayaasha shantan gaari ku wareejiyay Wasiirka Beeraha Dhirta iyo Daaqa Galmudug Axmadnuur Xaaji Cusman oo ay wehliyeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Galmudug iyo Agaasimayaasha Wasaarada waxa uuna Xusay in Agabkan wax looga qaban doono la dagaalanka Ayaxa . Gaadiidkan iyo matoorada saaran ayaa waxa ay ku yimaadeen iskaashi Dhexmaray Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Hay’ada Beeraha Aduunka ee FAAW waxaa loo adeegsan doonaa dagaalka lagula jiro Ayaxa ku habsadey Dhul daaqsim...
Jubbaland oo Ka   Hadashay Kulankii M/weyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe
WORLD

Jubbaland oo Ka Hadashay Kulankii M/weyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe

DHUUSAMAREEB Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu sheegay in kulanka dhexmaray labada dhinac uu ka koobnaa salaan iyo is arag gogol xaar ah u ah wadahadalada qorsheysan ee lagu xalinayo khilaafka mudada soo jiitamayey ee dowladda Federaalka iyo Jubbaland Kulanka dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa bilowgiisa hore waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaarada Xukuumadda Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyadoo markii dambe ay isku keli noqdeen Farmaajo iyo Axmed Madoobe. Ma jiro w...
Dad Ku Dhintay  Weerar Lagu Qaaday Guri Mingiska Lagu Tumo
WORLD

Dad Ku Dhintay Weerar Lagu Qaaday Guri Mingiska Lagu Tumo

MUQDISHO- Faah faahino ayaa kasoo baxaya Nin hubeysan oo weerar ku qaaday salaadii casir kadib Guri Mingiska lagu tumo oo ku yaalla Degmada Warta-nabadda ee Gobolkaan Banaadir. Nin ku hubeysan qori AK47 ayaa rasaas xoogan ku furay dadweyne badan oo ku sugnaa Guriga lagu tumaayay Mingiska oo sigaar ah ugu yaalla agagaarka Masjidka Xaaji Yuusuf ee Degmada Warta-nabadda. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in weerarkaas uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dadkii shacabka ahaa ee guriga ku sugnaa Ugu yaraan Saddex ruux ayaa ku geeriyooday weerarka rasaasta ahaa ee lagu furay Guriga, halka 9 qof kalena oo u badnaa Haween ay ku dhaawacmeen, isla markaana waxaa si Deg deg ah loogu qaaday Xarun Caafimaad oo k...
Afgooye ooy Soo Wajahday Fatahaada Wabiga Shabeelle
WORLD

Afgooye ooy Soo Wajahday Fatahaada Wabiga Shabeelle

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa soo wajahday fatahaadihii ugu darnaa abid, sida uu sheegay maamulka degmada, oo la hadlay Radio kulmiye Inta badan dhaq-dhaqaaqii magaalada waxaa ha-kiyey biyaha wabiga Shabeelle oo saacadihii ugu dambeeyey aad ugu fatahay magaalada Afgooye ayuu yiri. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Afgooye Cabdullahi Xasan Cabdi ayaa isna intaas ku daray in magaaladu ay haatan wajaheyso fatahaado culus, isla markaana uu joogsaday dhamaan isu socodkii  bulshada. Sidoo kale guddoomiye Cabdullahi Xasan ayaa dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ku eedeeyey inay ka gaabiyeen wax ka qabashada xaaladda culus ee ka dhalatay fatahaada wabiga oo saameeyn ba,an ku yeelatay adeegyadii bulshada .
Madaxweyne Farmaajo oo Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb
WORLD

Madaxweyne Farmaajo oo Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB- Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb Wafdiga uu horkacayo madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxda Maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur galbeed Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaan ka qeybgalin soo dhoweynta madaxweynaha iyagoo ka maqan magaalada Dhuusamareeb. Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ayaa ka dambeeysay, kaddib markii Madaxda dowlad Goboleedyada todobaad ka hor ay shir ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay ka soo qeyb galaan shir looga arrinsanayo xal ka gaarista Doorashooyinka HOR...
Imtixaanka Shahaadada Dugsiga Sare Ayay  U Fariisatay Iyadoo Ku Jirta Isbitaalkii Ay Ku Umushay
WORLD

Imtixaanka Shahaadada Dugsiga Sare Ayay U Fariisatay Iyadoo Ku Jirta Isbitaalkii Ay Ku Umushay

Ka dib markii maanta uu Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Magaalada Muqdisho ka daahfuray Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ayaa haweeney umul ah imtixaanka ay ku gashay isbitaalkii at ku jirtay 34,600 oo Arday ayaa u fariistay Imtixaamka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda soomaaliya, kaas oo ka furmay Gobolka Banaadir iyo Magaalooyinka maamul Goboleedyada sida, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. Ardayda Maanta Imtixaanka u fariisatay ayaa waxaa kamid aheyd Shamso Maxamad Xaashi oo dhameysatay waxbarashada Fasalka  4-aad ee Dugsiga Sare, waxaana Imtixaanka ay ku gashay gudaha Isbitaalka Kalkaal ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan ay ku umushay Sham...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka oo Si,weeyn Loogu Soo Dhaweeyay Xeraale
WORLD

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka oo Si,weeyn Loogu Soo Dhaweeyay Xeraale

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud, halkaa oo si weyn loogu soo dhoweeyay Guddoomiya ku-xigeenka ayaa markii uu gaaray Xeraale waxa sii diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha bulshada, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ay ku taageerayaan socdaalka uu ku tegay Xeraale iyo sawiradiisa. Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Maamulka deegaanka, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada, isagoo warbxino ku saabsan xaaladda amni iyo baahiyaha ay qabaan ka dhageystay, una balan qaaday in wax badan laga qaban doono arrimaha ay soo gudbiyeen. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed ...
Somalia ‘Not Ready’ For Direct Elections, Federal State Leaders Say “
WORLD

Somalia ‘Not Ready’ For Direct Elections, Federal State Leaders Say “

A man casts his ballot on November 16, 2016, in Baidoa, Somalia. PHOTO | SIMON MAINA | AFP THE EAST AFRICAN Meeting in Dhusamareb, the capital of Galmudug federal state, the leaders called for “pragmatism” in the face of the short time needed to prepare for elections.Somalia had planned to hold parliamentary elections by the end of October, and presidential elections by February By AGGREY MUTAMBO. More by this Author The likelihood of Somalia holding one-person-one-vote polls now appears less certain as five regional state presidents have endorsed an indirect election as long as it is held on time. Meeting in Dhusamareb, the capital of Galmudug federal state, the leaders called for “pragmatism” in the face of the short time needed to prepare for elections. A dispatch issue...