WARARKA

Rajoxumada Itoobiya waxay u quusgooysay riyada gooni-u-goosadka !!
WARARKA

Rajoxumada Itoobiya waxay u quusgooysay riyada gooni-u-goosadka !!

By/ Elmi Osman Farah Boodhari "Hadaan anaga ku guuleeysan weeyno hiigsiga yoolkeena Bada Cas Ubadkeennu waa ay dhici doonaan, si ay u dhameeystiraan riyadeena"➡️ weerahaan ayaa ka mid ah hadalo isburinaya oo uu shalay ku dhawaaqay R/wasaaraha Itoobiya kaas nuxurkiisa marka la soo ururiyo uu yahay Abiy Axmed oo Mustaqbalka u daayay In Itoobiya ay bad hesho iyo In kale Dowladda Soomaaliya ayaa fashilsay damaca qorshe ku darsi oo xadgudubka ku ahaa Midnimadda dhuleed ee dalkeeda Iyadoo ereyada calaacalka ah ee ka soo yeeray Abiy Axmed ay ka deyrinayaan dhaqangalinta Isafgaradka galitaanka bada cas ee horaantii sanadkan ay Itoobiya la gashay gooni-u-goosadka gobolka Waqooyiga Somalia ee Somaliland. Tani waa muujin kale oo cadeeyneysa sida guulaha Istaraatijiyada siyaasadeed ee Madaxwe...
BF oo u yeeray taliyaasha ciidamada iyo wasiirka difaaca, kalana hadlay arrin xasaasi ah
WARARKA

BF oo u yeeray taliyaasha ciidamada iyo wasiirka difaaca, kalana hadlay arrin xasaasi ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweysay tallaabo ay Arbacadii shalay qaadeen Golaha Ammaanka ee QM oo ansixiyay qaraar ogolaanaya in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM) loo wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay (UNCT) muddo labo sano ah kadib codsi ka yimid dowladda Soomaaliya. Ugu horeyn guddiga wuxuu warbixin ka dhageystay wasiirrada iyo taliyaasha shirka ka soo qeyb-galay, kuwaas oo faahfaahiyay daruufaha ciidanka ku gadaaman. Taliyaasha ayaa codsaday in kororka miisaaniyadda ee sanadkaan loo wareejiyo dhanka ciidanka. Guddoomiyaasha guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee BFS oo kulanka soo xiray ayaa u sheegay in xaquuq u halida ciidamada qaranka ay muhiim tahay, ka guddi ahaana ay diyaar u yihiin in ciidanka xuquuq loo raadiyo. Saraaki...
Daawo : Madaxweyne Xasan oo maanta soo xiray shirweyne maalmahan ka socday Muqdisho
WARARKA

Daawo : Madaxweyne Xasan oo maanta soo xiray shirweyne maalmahan ka socday Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray shiweynaha 5-aad ee hoggaaminta iyo hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed Shirkaan oo lagu soo bandhigay aalado casri ah oo ay hal abuureen dhallinyaro Soomaaliyeed, caqabadaha ku hor gudban dhallinyarada iyo fursadaha u baahan in looga faa’iideeyo. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’antahay baadi-goobka xaquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ugu horreyso, helidda xaqa dastuuriga ah ee doorashada matalayaashooda siyaasadda iyo hoggaaminta dalka. Shirkan oo muhiim ah ayaa maalmahan lagu lafa-gurayay doorka ay dhalinyarada ku dhex leeyihiin bulshada, waana kalkii shanaad ee shirweynaha hogaanka iyo hal-abuurka dhalinyarada. Duqa Muqdisho oo shirkaan furay ayaa sheegay in aan la dhayalsan karin d...
Go,aan ay soo dhaweeysay Somalia oo Ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay
WARARKA

Go,aan ay soo dhaweeysay Somalia oo Ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweysay tallaabo ay Arbacadii shalay qaadeen Golaha Ammaanka ee QM oo ansixiyay qaraar ogolaanaya in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM) loo wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay (UNCT) muddo labo sano ah kadib codsi ka yimid dowladda Soomaaliya. Qaraarkan oo ay Golaha horgeysay UK, ayaa waxaa u codeeyay  dhammaan 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Sidoo kale waxaa qaraarka lagu sheegay in xilliga kala guurka ah howlaha taageerada Qaramada Midoobay ee dalka loogu yeeri doono howlgalka KMG ah ee Soomaaliya (UNTMIS). Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa si weyn loogu boggaadiyay go’aanka Golaha Ammaanka oo ansixiyay in howlgalka kaalmada Qaramada Midoobay ...
UN Security Council approves transformation of Somalia mission
WARARKA, WORLD

UN Security Council approves transformation of Somalia mission

15-member Council unanimously adopts resolution authorizing Nov. 1 transition The UN Security Council adopted a resolution Wednesday that allows the transition of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) to the UN Country Team (UNCT) for two years upon a request by the government.  The resolution, which was circulated by the UK, gained the favor of all 15 members of the Council. It states that during the transition period, the UN's support activities in the country will be referred to as the UN Transitional Mission in Somalia (UNTMIS). The resolution noted that the transfer of responsibilities from UNSOM to UNTMIS and national authorities will begin Nov. 1, with the process expected to conclude Oct. 31, 2026. UK envoy to the UN Barbara Woodward described the vote on the ...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay laba heshiis oo muhiim ah
WARARKA

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay laba heshiis oo muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyey lava heshiis oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay la gaartay dalalka Shiinaha iyo Qatar. Heshiiska 1-aad ee Shiinaha ayaa wuxuu ku saabsan yahay hirgalinta hindisaha horumarinta adduunka, halka heshiiska 2-aad uu yahay is-afgarad wada shaqayn iyo iskaashi u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar. Shirka oo uu guddoominaayey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan halka uu marayo qorshaha isbeddelka qaranka (NTP 2025-2029) iyo bulshada bariga Afrika. Waxaa kale oo warbixin looga dhagaystay wasaaradda beeraha oo ka warbixisay wax-soo saarka dalka iyo xaaladda beeraleyda Soomaaliyeed. Diyaarinta qorshaha isbeddelka qaranka (NTP 2025-2029) ayaa...
Doorasho qof iyo cod oo lagu wado in sanadka dambe ay ka dhacdo Soomaaliya” iyo sida looga falceliyay
WARARKA

Doorasho qof iyo cod oo lagu wado in sanadka dambe ay ka dhacdo Soomaaliya” iyo sida looga falceliyay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fiidnimadii xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka maqnaayeen labada maamul-goboleed ee Puntland iyo Jubaland, waxaana laga soo saaray war murtiyeed. Qeybaha hore ee warmurtiyeedka ayaa lagu bogaadiyay howlgallada ciidanka iyo in ay fariisimo ay horay u heysteen ATMIS ay la wareegtay dowladda. Sidoo kale Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa baaq u diray xubnaha ka maqan shirkaan oo ay kala jeedaan labada dowlad-goboleed ee Puntland iyo Jubaland. Golaha ayaa ku baaqay in la dhaqangaliyo qodobbadii horay loogu heshiiyay oo ay kamid yihiin in dalka ay ka qabsoomto doorasho ku dhisan nidaamka xisbiyada oo ay shacabku soo dooranayaan. Waxaa sidoo kale warsaxaafadeedka ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran  ee Muqdisho oo la soo gabagabeeyay Iyo Mucaaradka oo ka hadlay
WARARKA

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo la soo gabagabeeyay Iyo Mucaaradka oo ka hadlay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqgdisho, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeed rasmi ah oo dhowr qodob ka kooban. GWQ ayaa kulankooda ku dhagaystay warbixino faahfaahsan oo taabanaya amniga Qaranka,” ayaa lagu yiri hordhaca bayaanka. War-saxaafadeedkaan waxaa lagu sheegay in Goluhu ka hadley ajandeyaal masiiri ah oo ay ka mid yihiin la-dagaalanka argagixisada, qorshayaasha qaranka ee dhinaca aminga, geedi-socodka dimuqraadiyaynta, iyo xaaladda dhaqaale ee dalka. “Goluhu waxuu bogaadinayaa sida ay Dowlada Federaalka (DF) u maaraysay goobihii ay kala wareegtay ciidamada ATMIS, taas oo caddeyneysa sida DF ay uga go’antahay gaarsiinta isku filnaansho dhinac walba ah,” ayaa lagu yiri bayaanka Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, “Goluhu waxa ...
UN Security Council to vote on phasing out Somalia assistance mission
WARARKA

UN Security Council to vote on phasing out Somalia assistance mission

The United Nations Security Council is set to vote today on a draft resolution to phase out the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) over the next two years, transitioning its responsibilities to the UN Country Team (UNCT) starting November 1. If approved, the draft resolution would establish a new entity, the UN Transitional Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), to oversee the handover of responsibilities from UNSOM to Somali institutions and the UNCT. The planned transition follows a request from Somalia’s Foreign Minister, Ahmed Moalim Fiqi, who, in a letter to the Council in May, urged the “swift conclusion of the necessary procedures” for UNSOM’s mandate to end by October 2024. In August, a follow-up proposal from Somalia outlined a phased two-year handover of...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Luuq
WARARKA

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Luuq

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu dib iga qarxay gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo maleeshiyaadkii dhowaan ku dagaalamay halkaasi. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay duleedka bari ee degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka maanta ku dhintay ugu yaraan 6 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka degmada oo ku aadan dagaalka saaka dib uga qarxay degmadaasi.