WARARKA

Pep Guardiola : Ayaa yiri ma dhaleeceyn doono dhibaatada City oo Axada wajaheeysa Leicester
SPORTS, WARARKA

Pep Guardiola : Ayaa yiri ma dhaleeceyn doono dhibaatada City oo Axada wajaheeysa Leicester

Pep Guardiola oo Isku dayaya inuu joojiyo hoos u dhaca cajiibka ah ee kooxda heysata horyaalka ayaa sheegay In uusan dhaleeceeyn doonin dhibaatada Manchester City Isbaanishka, oo kooxdiisu ay booqaneyso garoonka King Power Stadium si,ay u wajahdo axada kooxda dhibtoonaysa ee Leicester City ayaa kaliya dhawaan saxiixay qandaraas laba sano ah, laakiin qaab ciyaareedka xun ee City ayaa dhaliyay su’aalo ku saabsan mustaqbalkiisa. Riyooyin qarow ah oo sagaal guuldarro ah 13 kulan oo ay ciyaareen, oo hal guul oo kaliya ay ka heleen dhibaatadaas xun, ayaa kicisay soo jeedinta tababaraha City uu go'aansan karo inuu shaqada ka tago haddii uu jawaab u waayo dhibaatooyinka kooxdiisa. Isagoo City ku hogaamiyay lix koob oo Premier League ah todobadii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay, si kastab...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,oo gaaray Djibouti
WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,oo gaaray Djibouti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab, iyagoo diiradda saari doona iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo arrimaha gobolka. Inta lagu gudajiro booqashadan halka maalin ah ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaadi doonaa wadaxaajoodyo la xiriira danaha wadaagga ah ee labada Jamhuuriyadood ee walaalaha ah.
Faah-faahin laga helayo dagaal beeleed ay ku dhinteen dad ka badan 20 qof oo ka dhacay Mudug
WARARKA

Faah-faahin laga helayo dagaal beeleed ay ku dhinteen dad ka badan 20 qof oo ka dhacay Mudug

Waxaa Faah-faahino kala duwan ay ka soo baxayaan dagaal xooggan oo saakay ka qarxay galbeedka gobolka Mudug, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda maamullada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa la sheegay inuu si gaar ah uga socdo aagga deegaanka Jiicboor, iyada oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Ilo wareedyo laga helayo dadka deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu kusii fidayo goobo horleh, isla-markaana ay jiraan khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawacba leh. Inkastoo xilligan la joogo aan la xaqiijin karin khasaaraha dhabta ah.
Dhamaadka Qab-jabkii Somalia waxay meesh ka saartay Marmarsiiyihii Alshabaab
WARARKA

Dhamaadka Qab-jabkii Somalia waxay meesh ka saartay Marmarsiiyihii Alshabaab

Dhamaadka Qab-jabkii Somalia waxay meesh ka saartay Marmarsiiyihii Alshabaab!! By / Elmi Osman Farah Boodhari SOMALIA🇸🇴Waxaa hoos u dhacaya marmarsiiyihii kooxaha Argagixisada kadib guusha Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka gaaray soo gabagabeynta Xadugudubyadii Itoobiya ee soo biloowday xiligii Cabdulahi Yusuf Madaxweyne Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa dhaqan geliyay go’aankii dowladda uu hoggaamiyo ee ku aadanaa joojinta faragalinta Itoobiya ee arimaha Somalia oo sal u ahaa weerarada kooxaha xagjirka ah Xadgudbyada ayaa noqday mid ka sii darayay tan iyo markii dowladii Madaxweyne C/llahi yuusuf ay gudaha Soomaaliya soo galisay ciidamo Itoobiyaan ah oo Muqdisho oo kaliya ku dilay dad ka badan 20,000 ku oo qof oo rayid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah ooy j...
One in six children live in conflict zones this year: UNICEF
WARARKA

One in six children live in conflict zones this year: UNICEF

About 473 million, or more than one in six children, are estimated to live in conflict areas worldwide, according to the United Nations children’s agency. UNICEF’s statement came on Saturday as conflicts continue to rage around the world, including in Gaza, Sudan and Ukraine, among other places In Israel’s devastating war on Gaza in particular, at least 17,492 children have reportedly been killed in nearly 15 months of conflict that has reduced much of the enclave to rubble “By almost every measure, 2024 has been one of the worst years on record for children in conflict in UNICEF’s history – both in terms of the number of children affected and the level of impact on their lives,” said UNICEF Executive Director Catherine Russell According to Russell, a child growing up in a conf...
ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay
WARARKA

ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay

Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay go’aanka Soomaaliya ee ciidanka looga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM oo sanadka cusub ka bilaaban doonto gudaha dalka, kaas oo ay meel-mariyeen golaha ammaanka QM. Wakiil u hadlay Itoobiya aya shaaca ka qaaday in garab istaagi doonaan Soomaaliya, isaga oo qirray in sanadihii lasoo dhaafay isbaddel weyn kusoo kordhay dhanka ammaanka, wuxuuna tilmaamay in doorkeeda ay ka qaadan doonno dhinac istaagga horumarkaas. Itoobiya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ciidamadeeda muddada dheer ee ay joogeen dalka ay naftooda u hureen nabadda Soomaaliya, welina ay sii wadi doonaan garab istaagooda. “Itoobiya oo ay wehliyaan Dalalka safka hore waxa ay hormuud ka ahayd taageerrada amniga Soomaaliya, si loo dhiso hay’adaha dowladeed si ay u qaataan mas’uu...
Golaha Ammaanka QM oo ansixisay howlgalka cusub ee Soomaaliya oo laga reebay ciidamada Itoobiya
WARARKA

Golaha Ammaanka QM oo ansixisay howlgalka cusub ee Soomaaliya oo laga reebay ciidamada Itoobiya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM. Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka yihiin ayaa ku eg 31-ka bishan December 2024, waxaana bilowga sanadka cusub Soomaaliya ka bilaabanaya howlgal aysan qeyb ka aheyn ciidamada Itoobiya. Qaraarka uu maanta ansixiyey Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa meesha ka saaraya warar baraha bulshada lagu faafiyey maalmihii lasoo dhaafay, kuwaas oo sheegayey in dowladda Soomaaliya ay cadaadis dheer kadib ogolaatay in ciidanka Itoobiya aan laga reebin howlgal...
SOMALIA: Federal Government announces that Ethiopia will not be part of the new AUSSOM
WARARKA

SOMALIA: Federal Government announces that Ethiopia will not be part of the new AUSSOM

This comes as the UN SC held its 9828th meeting today to discuss AUSSOM & contributing troops. argued for ENDF participation & continued presence in Somalia. It’s now time for FGS to end all bilateral security arrangements that enable the deployment of ENDF in the country. A senior Somali official insisted Saturday that Ethiopia will not participate in a new African Union peacekeeping mission starting in January. The nearly 20-year-long Ethiopian military presence in Somalia ended tonight after the Somali government announced before the Security Council that Ethiopia had officially withdrawn from the New Mission in Somalia. The Somali government reached this decision after Ethiopia failed to stop interfering in the political, unity and security aspects of Somalia. ...
Dhehođź‘€Waxyaabaha Ku Cusub wararka Sportiga ee Daafaha Caalamka
SPORTS, WARARKA

Dhehođź‘€Waxyaabaha Ku Cusub wararka Sportiga ee Daafaha Caalamka

Kai Havertz ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay Arsenal ku garaacday kooxda madax adag ee Ipswich Town si ay u soo degto kaalinta labaad ee kala saraynta Premier League. Kooxda martida loo ahaa ayaa daqiiqadii 23-aad heshay goolka guusha kadib markii Leandro Trossard uu kubad meel fog ah ka soo qaaday dhanka bidix ee xerada ganaaxa, wuxuuna u soo karoosay Havertz si uu shabaqa ugu hubsado. Arsenal ayaa awood badan ku haysatay 83.5% kubad haysashada bilawgii ciyaarta iyada oo kooxda Kieran McKenna oo aan si naadir ah uga tagin qaybtooda ay u muuqatay in ay niyad jabinayso. Declan Rice ayaa geesta xerada ganaaxa ka soo duuduubay, ka hor inta uusan Gabriel Jesus u maleynin inuu hogaanka u sii laba jibaaray markii uu kubad ka dhex mariyay lugaha Arijanet Muric, laakiin kubaddu waxay noq...
Xaaladda deegaanka Dacawaley, khasaarihii ka dhashay dagaalka iyo ciidamo la kala dhex dhigay dhinacyada
WARARKA

Xaaladda deegaanka Dacawaley, khasaarihii ka dhashay dagaalka iyo ciidamo la kala dhex dhigay dhinacyada

Wararka ka imaanaya deegaannadii dagaalladu ay ka dheceen ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa waxay sheegayaan in maanta ay bilaabatay fulinta qodobbo dhowr ah oo lagu heshiiyey, ka dib wadahadallo ay Jigjiga ku yeesheen odayaal reer Somaliland ah iyo madaxda dawld deegaanka, ayadoo xaaladduna ay hadda deggan tahay Qodobbada kulankaas ka so baxay ayaa waxaa ka mid ahaa sida ay ilo shirkaas ku dhow BBC u sheegeen in ciidamadii dagaallamay la kala qaado, in askar ka socota federaalaka Itoobiya la kala dhex dhigo dhinacyadii dagaallamay, ayadoo la geynayo meelihii dagaalladu ay ka dheceen, in la sameeyo guddi madax banaan oo ka soo tala bixiya xalka dhibaatadii dhacday iyo in la bilaabo wadahadallo dib u heshiisiineed oo qabanqaabadeeda ay yeelanayso dawladda federaalka. Ilaa hadda waxa...