WARARKA

Daawo” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo maanta daah-furay shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed.
WARARKA

Daawo” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo maanta daah-furay shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed. Shirkan oo sanadle ah ayaa diiradda lagu saaraya maalgashig, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo talooyinka ku aaddan dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed dadaalkooda ku aaddan horumarinta dalka, waxa uuna ku adkeeyey in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan bixinta canshuuraha, ilaalinta shuruucda dalka iyo xoojinta dowladnimada, si loo helo nabad-galyo waarta oo horseedda horumar ganacsi iyo maalgashi caalami ah. Dowladnimo waa qawaanin iyo dhaqan-gelinta sharciyada, si taas loo helo waa inaad bixisaan canshuurta, dowladdu ma shaqeyn karto canshuur la’aan, bangiyada iyo hay’adaha isgaarsiinta...
Itoobiya oo difaacday is af-garadkii ay Somaliland la gashay iyo Masar oo mar kale Soomaaliya u muujisay garab istaag
WARARKA

Itoobiya oo difaacday is af-garadkii ay Somaliland la gashay iyo Masar oo mar kale Soomaaliya u muujisay garab istaag

Itoobiya ayaa difaacday heshiiskii is af-garadka ahaa ee ay la gashay Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, horraantii sanadkaan. Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie oo dhawaan khubad ka jeediyay shirka Qaramada Midoobey ee New York lagu qabtay ayaa sheegay in is af-garadkaas uu salka ku hayo hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya u yaalla marka heshisi la galayo. Wasiir Taye waxaa kaoo oo uu kulanka Qaramada Midoobey ka sheegay in ujeedda heshiiska ay tahay kobcinta horumarka gobolka. Wuxuu intaa raaciyay in heshiisyo is af-garadkaas la mid ah ay dhawaan la galeen dowlado kale. Wuxuu meesha ka saaray in aysan jirin sabab dowladda federaalka Soomaaliya ay u huriso colaad, iyadoo sida uu hadalka u dhigay ka weecinaysa xiisadaha siyaasadee...
Tottenham oo ka Taqalustay Man United + Roma, Torino, Napoli, Lazio , Atlético Madrid vs Real Madrid
SPORTS, WARARKA

Tottenham oo ka Taqalustay Man United + Roma, Torino, Napoli, Lazio , Atlético Madrid vs Real Madrid

Tottenham oo marti ku ah Old Trafford ayaa 3-0 ku garaacday axadii 10 nin oo Manchester United ah Erik ten Hag ayaa ka naxay bandhig kale oo xun oo Manchester United ah Axadii markii Tottenham oo marti ku ah Old Trafford ay 3-0 ku garaacday 10 nin oo Manchester United Iyadoo Marcus Rashford uu ku maqan yahay guuldaradan iyo farxada wiilasha Ange Postecoglou Spurs. Qeybtii labaad ee ciyaarta roobkii da’ay ayaa ka tarjumayay jawiga garoonka Old Trafford ka dib markii Manchester United ay la kulantay guuldaro kale oo xanuun badan, taasoo mar kale keentay in la fiiriyo booska tababare Erik ten Hag. Guuldaradii 3-0 ahayd ee ka soo gaartay Tottenham axadii, taasoo kabtanka Bruno Fernandes laga saaray kooxda martida loo ahaa ee martida loo ahaa ka hor inta aan la aadin qeybta nasashad...
War cusub oo kasoo kordhay xarigga Xildhibaan Maxamed Abiib
WARARKA

War cusub oo kasoo kordhay xarigga Xildhibaan Maxamed Abiib

Musharraxa Xisbiga Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta qaaday tallaabo la xiriirta xarigga xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada, wuxuuna ku booqday halka uu ku xiran yahay. Cabdiraxmaan Cirro oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka warbixiyay xaaladda xildhibaanka, wuxuua sheegay inuu ugu tegay xabsiga wayn ee Mandheera. “Saaka waxa aan safar jarmaado ah ku tegay Xabsiga weyn ee Mandheera  oo uu ku xidhan yahay halgamaa shacab Xildhibaan Maxamed Abiib” ayuu yiri musharraxa Wadani. Cirro ayaa u ballan qaaday Maxamed Abiib inuu garab istaagi doono ka xisbi ahaan iyo musharrax ahaanba, si uu u hello cadaalad. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in la sameeyay dastuur jabin, isla markaana xarigga xildhibaanka ay ka xumaadeen guud ahaan umma...
Somali President Accuses Ethiopia of Seizing Key areas in Gedo
WARARKA, WORLD

Somali President Accuses Ethiopia of Seizing Key areas in Gedo

Mogadishu Somalia;  In a recent interview with Al Jazeera, Somali President Hassan Sheikh Mohamud leveled serious accusations against Ethiopia, alleging that the neighboring country has unlawfully seized key areas in Somalia’s Gedo region, including major airports and critical roadways. According to President Mohamud, these actions are in clear violation of Somalia’s territorial sovereignty. President Mohamud pointed out that despite formal agreements signed in Addis Ababa and Hargeisa, Ethiopia has not only expanded its military presence but has also imported significant quantities of weaponry into parts of Somalia. He expressed concern over Ethiopia’s alleged support for more than 1,000 militia fighters, including various tribal factions, w...
Analysis: What is driving Egypt’s involvement in the Ethiopia-Somalia standoff
WARARKA, WORLD

Analysis: What is driving Egypt’s involvement in the Ethiopia-Somalia standoff

– In early 2024, a major geopolitical event unfolded in the Horn of Africa with far-reaching consequences. Ethiopia and Somaliland signed a Memorandum of Understanding (MoU) on 01 January 2024 granting Ethiopia sea access through Somaliland’s ports in exchange for potential international recognition for Somaliland, marking a significant shift in the region’s political landscape. The move was swiftly met with opposition from Somalia. The federal government in Mogadishu, despite having no authority over Somaliland since 1991, called the MoU illegal and accused Ethiopia of violating its sovereignty and territorial integrity. Tensions have mounted between the two countries since then. Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has sought to strengthen his country’s military and diplo...
Newcastle ayaa barbaro la gashay kooxda Pep Guardiola+
SPORTS, WARARKA

Newcastle ayaa barbaro la gashay kooxda Pep Guardiola+

Newcastle ayaa ku heshay qaab ciyaareed dagaal ah In ay 3 dhibcood ka dambeeyaan kooxda Pep Guardiola ooy barbaro 1-1 ah ay la galeen sabtidii kulan ka tirsan Premier League Ciyaaryahan Anthony Gordon ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta gool rigoore ah u dhaliyay kooxda Newcastle United,iyadoo Manchester City ay barbardhac ku gashay garoonka St James’ Park. Daafaca City Josko Gvardiol ayaa hogaanka u dhiibay kooxda martida aheyd 35 daqiiqo ka dib markii uu si xarago leh u dhameystiray kubad uu soo dhigay Jack Grealish. Si kastaba ha ahaatee, halka Mateo Kovacic iyo Rico Lewis ay si fiican isugu dayeen inay u daboolaan xiddiga saameynta leh ee Rodri, kaasoo dhaawac jilibka ah looga saaray inta ka dhiman xilli ciyaareedka, City ayaa ugu dambeyntii soo laabatay intii lagu jiray waqtigii u...
Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho
WARARKA

Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka. Goobjoogayaal ayaa Caasimada Online u sheegay in baabuurka qarxay la dhigay maqaayadda, kadibna looga tegay. Xilliga uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa maqaayadda ku sugnaa dad badan oo shacab ah, maadaama la joogay waqtigii qadada, sida ay innoo sheegeen dadka aan la hadalnay. In ka badan 5 qof ayaa ku dhintay qaraxay, halka ay u dhaawacmeen tiro ntaasi ka badan, sida aanu kasoo xiganay dad goobjoogayaal Waxaa sidoo kale goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaal...
Soomaaliya oo xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya geysay QM
WARARKA

Soomaaliya oo xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya geysay QM

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itooboya. Xamza ayaa shirka ka dhex sheegay in Itoobiya ay si bareer ah ugu soo xad-gdubtay madax banaanida Soomaaliya, isla markaana ay qatar ka abuurtay gobolka. “Soomaaliya ayaa hadda wajaheyso qatar xoogan oo kagag imaaneyso falalkii ugu dambeeyay ee Itoobiya, kuwaas oo si bareer ah ugu xadgudbaya sharafta dhulkeenna” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza. Sidoo kale wuxuu Itoobiya ku eedeeyay inay sameysay isku day aan laga fiirsan oo ay ku dooneyso in qayb kamid ah Soomaaliya ay ku darsato dhuleeda, sida uu hadalka u dhigay. Isku deyga Itoobiya ku dooneyso inay ku dar...
R/W Xamza iyo Joe Biden oo kulmay iyo arrimo xasaasi ah oo looga hadlay
WARARKA

R/W Xamza iyo Joe Biden oo kulmay iyo arrimo xasaasi ah oo looga hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Kulanka labada masuul oo dhacay intii lagu guda jiray shirka guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York, ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo xiriirka istiraatiijiga ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa uga mahad-celiyey dowladda Mareykanka iyo shacabkeeda taageerada joogtada ah ee ay siiyaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinacyada muhiimka ah ee amniga, dib-u-dhiska dowladnimada, iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah. Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweyne Biden ayaa mar kale xaqiijiyay madax-bannaanida, midnimada iyo gobonimada dhuleed ee Soomaaliya, iyagoo qiray in ay muhiim u tahay ...