WARARKA

Ethiopian Airlines and Fly Dubai have finally complied with the order imposed by the Federal Government of Somalia
WARARKA, WORLD

Ethiopian Airlines and Fly Dubai have finally complied with the order imposed by the Federal Government of Somalia

23"Aug" 2024" Updated Note: This story has been updated to reflect that Ethiopian Airlines and Fly Dubai have now fully complied with the Somali Civil Aviation Authority's ultimatum by adding "Somalia" to its booking platforms, instead of partially complying as previously reported. The Somali Civil Aviation Authority has yet to comment on this development. Ethiopian Airlines has now fully complied with the Somali Civil Aviation Authority's (SCAA) ultimatum regarding the representation of Somali destinations on its booking platforms, averting the threat of suspension. This development follows initial reports that the airline had only partially complied with the SCAA's demands. Flydubai, a UAE state-owned carrier, was the first to adhere to the SCAA's directive, promptly removing t...
Toos U Daawo: R/Wasaare Xamse oo caawa qaar kamid ah shacabka uga jawaabay Su’aallo ay weydiyeen.
WARARKA

Toos U Daawo: R/Wasaare Xamse oo caawa qaar kamid ah shacabka uga jawaabay Su’aallo ay weydiyeen.

22" Aug"2024 " Muqdisho " R/lwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kawarbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda Dan Qaran mudadii labada sano ee ay jirtay. ⏩️Ra'iisulwasaare Xamse Cabdi Barre “Hadiisan Itoobiya ka laaban heshiiskii xadgudubga ahaa, ixtiraamina Madaxbannaanida Soomaaliya, ka mid ahaan doonto howlgalka ATMIS bedelaya.” ⏩️Ra'iisulwasaare Xamse Cabdi Barre “Hadiisan Itoobiya ka laaban heshiiskii xadgudubga ahaa, ixtiraamina Madaxbannaanida Soomaaliya, ka mid ahaan doonto howlgalka ATMIS bedelaya.” ⏩️Ra'iisulwasaaraha XFS “Itoobiya waxaan soo istaajinay meel cidlo ah, Badeenna in xoog lagula wareegana ma ogolin, mana aqbalayno.” https://youtu.be/B5hjvXsUzzE?si=6VjyfvyRNvOfmuni
Somalia oo ka mid noqon doonta Golaha Xafiiska Isku Duwida iyo Isku xirka ( the bureau assembly as the Vice Chair for Coordination).
WARARKA

Somalia oo ka mid noqon doonta Golaha Xafiiska Isku Duwida iyo Isku xirka ( the bureau assembly as the Vice Chair for Coordination).

22" Aug"2024 "Soomaaliya oo ka mid noqon doonta Golaha Xafiiska Isku Duwida iyo Isku xirka ( the bureau assembly as the Vice Chair for Coordination). Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa Dalka Madagascar kaga qeybgashay Shirka 11aad ee Axdiga Nairobi Convention COP11 kaas oo diiradda lagu saaray saameynta deegaan ee xeebaha si loo maamulo xeebaha ay qashinka saameeyeen loona helo xal deegaan oo waara (sustainable marine and coastal management ) Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa tiri “ si loo maamulo xeebaha ay qashinka saameeyeen loona helo xal deegaan oo waara (sustainable marine and coastal management ) waxaa naga go’an inaan iska kaashano maamulka badda iyo x...
Al-Shabaab oo Gaar xamuul ooy la socdeen Dad rayid ah ku gubtay Koonfurta Mudug
WARARKA

Al-Shabaab oo Gaar xamuul ooy la socdeen Dad rayid ah ku gubtay Koonfurta Mudug

Wararka naga soo gaaraya koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in deegaanka Dhaankalle oo qiyaastii 7 km u jira  Camaara lagu gubay gaari xamuul ah oo ay la socdeen dad shacab ah, kadib markii ay waddada u galeen Al-Shabaab. Gaariga oo uu noociisu ahaa Biijii ayaa kusii jeeday dhinaca magaalada Gaalkacyo, waxaana sidoo kale uu siday raashin, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka. Dadka shacabka ah ee baabuurka la socday ayaa lasoo wariyay inay goobta ka baxsadeen, markii ay ka war heleen inay kusoo wajahan yihiin xubnaha Al-Shabaab Wararka ayaa intaasi kusii daraya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ee jidka u galay baabuurkaas ay dab qabad siiyeen, kadibna ay isaga dhaqaaqeen halkaasi. Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo madaxda Galmudug oo ku aad...
Dhadhaab, kubbadda cagta hadda waa dawada ugu wanaagsan ee xerada qaxootigu ay bixin karto
SPORTS, WARARKA

Dhadhaab, kubbadda cagta hadda waa dawada ugu wanaagsan ee xerada qaxootigu ay bixin karto

22"Aug"2024" Dhadhaab, kubbadda cagta hadda waa daawada ugu wanaagsan ee xerada qaxootigu ay bixin karto Xerada qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, qaxootiga soomaalida ah ee ku xayiran ayaa helay nolol awood leh oo qaabka kubbadda cagta ah, taasoo siinaysa ciyaartoyda da'da yar ee hamiga leh jid ay uga fogaadaan isticmaalka daroogooyinka iyo niyad-jabka - dhaliya tahriibka Waxaa Qaramada Midoobay u aas aasay 1991-kii si ay u dejiso qulqulka qaxootiga faraha badan ee ka cararaya dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya. Maanta Dhadhaab waxay hoy u tahay ilaa 380,000 oo qaxooti iyo magangalyo doon ah oo diiwaan gashan, in ka badan kala badh ayaa da'doodu ka yar tahay 18 jir. iyo aqallo alwaax ah Qaxootigii dagaalku ka dhacay xerada ayaa inta badan la kulma niyad-jabka, xanuunka kadeedka...
Shidaalkii ugu horeeyay oo sanadkaan laga soo saarayo Soomaaliya iyo gobolka laga qodayo oo la shaaciyay
WARARKA

Shidaalkii ugu horeeyay oo sanadkaan laga soo saarayo Soomaaliya iyo gobolka laga qodayo oo la shaaciyay

22"Aug"2024" Shidaalkii ugu horeeyay oo sanadkaan laga soo saarayo Soomaaliya iyo gobolka laga qodayo oo la shaaciyay Soomaaliya ayaa la filayaa in ay dabayaaqada sannadkan 2024 billowdo qodista ceelkii shidaalkii ugu horreeyay dalka laga soo saaro, iyadoo shirkadda qandaraaska lagu siiya ay durba bilowday in ay asteyso meesha ugu haboon ee laga duleelin karo ceelka ugu horreeyay ee shidaalka laga soo saari doono, kaas oo ku yaal aagga ku aadan xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Wasiirka Batroolka iyo Macdnta ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa wareysi uu siiyey BBC-da ku sheegay in Soomaaliya ay dabayaaqada sanadkaan la soo saari doono shilkii ugu horeeyay ee laga qodo gudaha Soomaaliya, kaas oo la filayo in uu noqdo maadada caeeriinka ah, kadibna loo diri doono tijaabo...
Itoobiya Oo ku Hanjabtay Inaysan Jirin ‘cid ka joojin karta Dhaqdhaqaaq Milatari ooy ka sameyso gudaha Somalia’
WARARKA

Itoobiya Oo ku Hanjabtay Inaysan Jirin ‘cid ka joojin karta Dhaqdhaqaaq Milatari ooy ka sameyso gudaha Somalia’

21"Aug"2024"BBC afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Nebiyu Tedlaoo dhawaan la hadlay warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya ayaa sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay in ay tallaabo difaac ka qaado waxuu ku qeexay 'Al-Shaabta aadka u xoogaystay'. “Ma jirto awood joojinaysa Itoobiya in ay tallaabooyinka lagama maarmaanka ah qaadno iyada oo aan cidna ogolaansho weydiisanayn. Itoobiya iyo dowladaha gobolkuna waxay ka wada shaqayn doonaan midaan" Isaga oo hadalka sii watana waxuu sheegay in Itoobiya wax kasoo horjeeda ayna Soomaaliya kasoo dhex bixi karin. "Ma jirto sabab ay u ogolaan doonto Itoobiya awood kasoo horjeeda danaheeda in ay kasoo dhex baxdo Soomaliya.” Ayuu yidhi Afhayeenka wasaaradda. Bishii June, Xuseen Macallin oo ah La taliyaha Amniga Qaranka ...
Laacibka Kubada Cagta Cristiano Ronaldo Oo Jabiyey Rikoor Cusub Oo Channelka Youtube-ka
SPORTS, WARARKA

Laacibka Kubada Cagta Cristiano Ronaldo Oo Jabiyey Rikoor Cusub Oo Channelka Youtube-ka

21" Aug"2024" Daahfurka Channelka Youtube-ka cusub ee ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa Arbacadii jabiyay Record_ka adduunka ee ugu dhaqsaha badan ee YouTube_ka kaas oo gaaray in ka badan hal milyan oo macaamiil ah Inay iska diiwaan geliyaan 90-kii daqiiqo ee ugu horeysay 39-sano jirkaan shanta jeer ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d’Or waxa uu dhowr saacadood ka dib markii uu dhajiyay muuqaalkiisii ​​ugu horreeyay, helay 1.69 milyan oo macaamiil ah oo ku biiray kanaalkiisa cusub ee digitalka ah. Sugitaanku wuu dhammaaday. Kanaalkayga @YouTube waa kan ugu dambayntii halkan! SIUUUUB iyo igu soo biir safarkan cusub,” Ronaldo ayaa Arbacadii soo dhigay bartiisa bulshada. Ronaldo ayaa 112.5 milyan oo taageerayaal ah waxa uu ku leeyahay madasha X, halka 170 milyan uu ku leeyahay Fac...
Daawo: Maxkamadda Ciidamada oo maanta u fariistay Dhageeysiga Gabdho loo guuriyay Argagixisada
WARARKA

Daawo: Maxkamadda Ciidamada oo maanta u fariistay Dhageeysiga Gabdho loo guuriyay Argagixisada

21"Aug"2024 " Muqdisho Gabdho dhawaan loo guuriyay horjogooyaal ka tirsan Argagixisada Alshabaab ayaa ka soo muuqday Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Gabdho u doonanaa Horjoogayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo dowladu ay ka soo badbaadisay iyaga oo la sii wado si ay u guursadaan ayaa ka soo muuqday Maxkamadda Ciidamada oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwadda loo heeysto. Gabdhahan oo laga soo kala uriyay deegaano hoostaga magaalooyinka Kismaayo Iyo Baydhabo midoodna ma arkin nimanka soo dalbaday. https://youtu.be/VGQBSv-t724?si=NPqTTkfsJ13CL1Vt
Daawo: Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay Qaraxyadii ay soo abaabuleen Khawaarijta
WARARKA

Daawo: Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay Qaraxyadii ay soo abaabuleen Khawaarijta

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka NISA ay saakay ku fashiliyeen labo gaari oo Khawaarijtu ay ku soo rareen qaraxyo ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Muqdisho. Ciidamada ammaanka oo ka warhelay dhagarta ay Khawaarijtu soo maleegeen ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan qaraxyadaas. Ciidamada ammaanka oo ku guuleystay fashilinta qaraxyadii Khawaarijta iyo Agaasimaha NISA oo kormeer ku tegay deegaanka Ceelasha Biyaha