Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida
23" January "2021"
Sida ay ku warantay iddaacada V O A Laanteeda Afka Soomaaliga" Dowlada maraykan ayaa digniin u dirtay sitaasiinta soomaalida arimo ku saabsan dib u dhaca ku yimid doorashadii la filayay.
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday siyaasiyiinta Soomaalida inay wadajir uga heshiiyaan doorashada soo socota, ee weli uu muranka ka taagan yahay.
XAYEEYSIIN" IIBSO" MIDKAAD " RABTID " DHISMAYAASHA " REAL" STATE" EE BURUUJ "
Safaaradda ayaa uga digtay siyaasiyiinta Soomaalida hannaan doorashooyin oo isgarab socda, ama doorashooyin hal dhinac ah. Safaaraddu waxay sidoo kale ka digtay gacan ka hadal.
Safaaradda ayaa sheegtay inay kulamo kala duwan la yeelatay qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha siyaasadda oo ay ka mid yihiin Ra’iisul wasaarihii hore ee ...