WARARKA

Jillayaashii Geeriyooday Iyaga oo Sameeynaya Filimadoodii Ugu Dambeeyay
WARARKA

Jillayaashii Geeriyooday Iyaga oo Sameeynaya Filimadoodii Ugu Dambeeyay

HINDUSTAN TIMES Qoraalka & Sawirkaba Rishi Kapoor iyo Sridevi Jilayaal isugu jira rag iyo dumar oo ka tirsanaa shirkadda filimada Hindiga ee Bollywood-ka ayaa geeriyooday iyagoo bartanka uga jira shaqada filimo ay soo wadeen ama aan wali lasii deynin filimadii ugu dambeeyay ee ay soo jileen. Marka ay atooreyaasha ama atariishooyinka dhintaan, taageerayaashooda ayaa aad ula murugooda geeridooda. Laakiin dhammaanteen waxaan mar walba xasuusnaannaa jilayaasha bandhigyada wanaagsan sameyn jiray, horayna aan uga heli jirnay habka ay noo madadaaliyaan. Hase yeeshee mararka qaar waxaa dhacda in jilayaasha qaarkood aysan nasiib u yeelanin inay goob joog ka noqdaan natiijada ka soo baxeysa shaqadii ugu dambeysay ee ay qabteen. Qormadan waxaan kusoo qaadaneynaa liiska jila...
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay meel,marintii Matalaadda G/Banaadir”
WARARKA

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay meel,marintii Matalaadda G/Banaadir”

MUQDISHO --Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka ayaa difaacay kaalinta mugga leh uu ku leeyahay ansixinta sharciyada, waxaana ay sharci darro ku tilmaameen qoraalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka ee ahaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare, iyagoo sheegay in qoraalkaas uu xadgudub ku yahay habraaca xeer dejinta dalka ee ku qeexan Cutubka 6aad madaxa afaraad ee Dastuurka KMG. TAAJ MONEY TRANSFER AMAANO & ADEEG DAG DAG AH Sidoo kale Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka Qaranka heer Federaal, haddii aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka, sidoo kalena ugu baaqay Guddiga doorashooyinka inta laga saxaayo aysan xeerarkaas u isticmaali karin doorashada Qaranka. Waxa...