WFP oo ku guuleystatey Abaalmarinta Nabadda ee Nobel
Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2020 waxaa ku guuleustey Barnaamijka Cuntada ee Qaramada Midoobay (WFP) taas oo la dagaallanka gaajada adduunka oo dhan.
Sida ku xusan warbixinta abaalmarinta, WFP (Barnaamijka Cuntada Adduunka) waxay ku guuleysatey Abaalmarinta Nabadda ee la dagaallanka gaajada, dadaalka ay ugu jirto hagaajinta xaaladaha nabadeynta goobaha ay colaaduhu ka jiraan iyo inay yihiin awoodda wadista shaqada isku dayaysa inay ka hortagto in gaajada loo adeegsado hub ahaan ee dagaalka iyo khilaafaadka.
Intaas waxaa sii dheer, waxaa la sheegay in iyadoo la hubinayo sahayda cuntada, WFP aysan ka hortagin oo keliya gaajada, laakiin ay sidoo kale gacan ka geysaneyso hagaajinta fursadaha xasilloonida iyo nabadda.
Waxaa jirta dood ka dhan ah sida muddooyinkii danbe ay u shaqe...