WARARKA

Sanbaloolshe Oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Dhigiisa Tanzania
WARARKA

Sanbaloolshe Oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Dhigiisa Tanzania

Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Tanzania ee TISS, mudane Suleiman Abubakar Mombo, oo booqasho labo maalin ah shalay kusoo gaaray Muqdisho. Intii ay socotay booqashadan ayay labada dhinac si weyn uga wada hadleen dadaallada wadajirka ah ee looga hortagi karo khataraha ururrada argagixisada iyo xoojinta is-dhaafsiga xoggaha muhiimka ah ee amniga.
DFS oo Jubaland ka hor istaagtay hub culus oo maanta Itoobiya ka deji rabtay Kismaayo
WARARKA

DFS oo Jubaland ka hor istaagtay hub culus oo maanta Itoobiya ka deji rabtay Kismaayo

Diyaarad Jubbaland hub u siday oo maanta ka baxday degmada Doolow ayey joojisay dowladda Soomaaliya, sida ay ilo wareedyo ku sugan gobolka Gedo u xaqiijiyeen warbaahinta Hubkaas waxaa la sheegay in dowladda Itoobiya ay dalka soo gelisay mudadii uu jiray khilaafkii kala dhexeeyey dowladda federaalka, ka hor heshiiskii Ankara. Hadda waxaa la sheegay in Axmed Madoobe uu ka codsaday Itoobiya, waxaana maanta diyaarad looga qaaday magaalada Doolow, si loo geeyo Kismaayo, balse hay’adda duulista Soomaaliya ayaa diyaaradaas ku amartay inay soo marto Muqdisho. Qorshahaas ayaa fashilmay, waxaana diyaaradii dib loogu celiyey Doolow, maadaama ay dowladda federaalka u gacan geleyso, hadii ay Muqdisho soo marsiido hubkaas. Axmed Madoobe oo cunaqabateyn adag oo dhaqaale iyo safar isugu jirta...
Reysilwasaare Xamza oo gaaray Baydhabo
WARARKA

Reysilwasaare Xamza oo gaaray Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen iyo boqolaal bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo. Ujeedka socdaalka ra’iisul wasaaraha ayaa la xiriira xoojinta wadashaqeynta hay’adaha dowladda ee heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, u kuur galidda horumarrada ka jira Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale wuxuu ka qeyb-gali doona xafladda sanad guurada 6-aad ee ka soo wareegtay muddada uu maamulka Koonfur Galbeed hoggaaminayay Cabdicasiis Lafta-gareen. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa waxaa Baydhabo uga sii horreeyay guddoomiyaha golaha sha...
Gaadiid sahay u siday kooxda Al-Shabaab oo la qabtay
WARARKA

Gaadiid sahay u siday kooxda Al-Shabaab oo la qabtay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda, kuwa booliska oo kaashanayo ciidanka dadka deegaanka ay ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Mudug. Howlgalkan oo ka dhacay aagga degmada Wasil ayaa waxaa laga gaaray guullo waa wayn, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya. Saraakiisha ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen laba gaari oo shidaal iyo agab kale u siday kooxda Al-Shabaab, kadib markii ay heleen xogtooda, isla markaana ay ku qabeen meel dhexe, kahor inta aanay gaarin deegaanada ay ka arrimayaan Al-Shabaab. Sidoo kale waxa ay saraakiisha intaasi kusii dareen inay la qabtay darawalladii gawaaridaas oo ay tilmaameen in haatan ku socdaan baaritaanno ...
Türkiye starts building rocket-launching facility in Somalia
WARARKA

Türkiye starts building rocket-launching facility in Somalia

Türkiye has commenced the construction of a rocket-launching facility in Somalia, the president of the Horn of Africa nation said on Wednesday, an initiative that is set to enhance Ankara's long-range rocket testing capabilities. The site has been in the planning over the past years as part of Türkiye's national space program. Somalia already hosts Türkiye's largest military training base abroad. It has also been training the African nation's security forces and The site has been in the planning over the past years as part of Türkiye's national space program. Somalia already hosts Türkiye's largest military training base abroad. It has also been training the African nation's security forces and supplying development assistance. The facility will create jobs and generate revenue fo...
Waa sidee xaaladda Masjidka Abuubakar Al-Sadiiq ee loo hanjabay
WARARKA

Waa sidee xaaladda Masjidka Abuubakar Al-Sadiiq ee loo hanjabay

Laamaha amniga ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa maamulka masjidka Abuubakar Al-Sadiiq ku wargaliyay inay jiraan handadaado soo gaaray booliiska kuwaas oo ku wajahan masjidka lana soo galiyay qaybo kamid ah baraha bulshada oo lagu tilmaamay inay dad xagjir ah leeyihiin. Kadib wargalintii booliiska ee handadaadda ku socotay masjidka waxaa hakaday duruustii kala duwanayd ee ka socotay masjidka. Caadiyan Sabtida iyo Axadda oo ah laba maalmood oo fasaxa ah oo aan la aadin shaqooyinka qaar iyo waxbarashada ayaa waxaa masjidka tagi jiray dad u badan dhalinyaro oo ka barta Qur'aanka halka sidoo kale masjidka ay ka socdeen duruus kale oo diini ah. Masjidkaan oo ku yaalla Koonfurta Minneapolis ayaa kamid ah masaajidda ugu waawayn ee goblka Minnesota ee ...
Sida ra’yiga dadweynaha Afrika uu, u Noqday mid ka soo horjeeda Faransiiska
WARARKA

Sida ra’yiga dadweynaha Afrika uu, u Noqday mid ka soo horjeeda Faransiiska

Dadka Afrika waxay si tartiib tartiib ah u diideen saamaynta Faransiiska, ilaa heer ay ku eedeeyaan gumaystayaashii hore dhammaan cudurrada gobolka. Waxay noqotay weedha caanka ah ee xilligan, xitaa Libreville, oo ah caasimadda Gabon ee Francophile: "Faransiiska, gurigaaga tag!" Hal-ku-dheggan ayaa lagu dhawaaqay Isniintii, Sebtembar 4. Waxaa lagu bartilmaameedsaday dhowr saxafiyiin ah dad fara-ku-tiris ah oo isugu soo baxay afaafka hore ee Palais du Bord de Mer, oo ah guriga rasmiga ah ee madaxweynaha dalka. Isla markaana, General Brice Clotaire Oligui Nguema, oo ah ninka cusub ee dalka, ayaa loo dhaariyay inuu noqdo guddoomiyaha guddiga kala guurka iyo soo celinta hay'adaha. Saddex maalmood ka hor, Nguema, oo ah Taliyaha Ilaalada Jamhuuriga Gabon, ayaa xilka ka qaaday Ali Bon...
Cirro Oo guul ka sheegtay Dagaalka Ceergaabo
WARARKA

Cirro Oo guul ka sheegtay Dagaalka Ceergaabo

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Somaliland ayaa waxaa looga hadlay dagaalka ka socda magaalada Ceeribaabo oo ay ciidamadooda kula jiraan kuwa SSC-Khaatumo, kaas oo qaatay maalmo badan. Somaliland ayaa sheegtay in guul wayn ay ka gaartay dagaalka, waxayna hambalyo iyo boggaadin u dirtay ciidamadeeda dagaalka kula jira kuwa SSC-Khaatumo. Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in dagaalkii shalay dhacay jab culus lagu gaasiiyay ciidamada SSC, oo iyagu weerarka soo qaaday, sida lagu xusay warsaxaafadeedka, Waxaa kale oo ay Somaliland shaaca ka qaaday in ciidamadooda ay mar kasta heegan ugu jiraan is difaacid, haddii lasoo weeraro, ayna ka hortagi doonaan cadowgooda. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran;- Hargeysa-18-12-2024() Wasaaradda Amniga Gu...
147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya,ayaa laga soo badbaadiyey xabsiyo ay muddo dheer ku jireen iyo kooxo madax-furasho u heystay.
WARARKA

147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya,ayaa laga soo badbaadiyey xabsiyo ay muddo dheer ku jireen iyo kooxo madax-furasho u heystay.

Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya, waxaana laga soo badbaadiyey xabsiyo ay muddo dheer ku jireen iyo kooxo madax-furasho u heystay. Dowladda Soomaaliya ayaa dhalinyaradaan ka kala dejisay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa, masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ku soo dhaweysay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Guns are silent, but war lingers for Ogaden’s former women rebel fighters
WARARKA

Guns are silent, but war lingers for Ogaden’s former women rebel fighters

 Hinda Aden and her fellow rebel fighters were trekking through the grasslands of Ethiopia’s Ogaden region under the cover of night, to avoid the enemy’s gaze, when they saw headlights approaching in the distance. “We knew who it was – that’s when we started running,” Hinda says about that fateful August 2006 night – the first time she found herself on the front lines of a decades-long war that had raged in Ethiopia’s far east The ONLF, which formed in 1984, was a social and political movement that transitioned into an armed group in the 1990s, as it battled against the Ethiopian army with the goal of achieving self-determination for ethnic Somalis living in Ogaden. Hinda joined the rebellion in 2002 at age 18. Four years later she was pushing through the grassland, gun ...