Chelsea ayaa laga reebay Champions League ka dib markii ay 4-1 kaga soo badiyeen Bayern Munich, wadar ahaan 7-1 isku darka wareega 16ka

Isaga oo dareesan guuladarada soo wajahday kooxdiisa ayuu macalika kooxda Chelsea Lampard ku cudurdaartay ereyo aad moodid in uu ahaa kuwo uu u soo xushay awood sheegashada Bayern Munich, Waxaanu yiri ” waxaan u arki karnaa siyaabo kala duwan. Waxaan helnay afarta ugu sareysa Premier League, nasiib ayaan ku laheyn FA Cup hadana waxaan dhahnay nabad gelyo Champions League, Lampard