Daawo: Xildhibaanada gobolka Awdal ugu jira baarlamaanka Somaliland oo si cad u diiday damaca Itoobiyae ee Badda Soomaaliya

13-Feb-2024

壯陽藥 s/2024/02/1000013446.jpg” alt=”” class=”wp-image-119000″/>

Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaalada Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Xildhibaanada gobolka Awdal ee Somaliland oo si cad u diiday damaca Itoobiyae ee Badda Soomaaliya

Leave a Reply