18″ September “2022”
Ciidanka ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka u dhaqaaqay degmada ceelbuur
Ciidamadan oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareen, halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan deegaannada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Galgaduud.
Ciidanka ayaa loogu tala galay in ay Al-shabaab ka saaraan degmada ceelbuue iyo deegaannada Hoos yimaada, kuwaasi oo muddo sanado ah ku s犀利士 ugan yihiin ururkaasi.
Ciidanka ayaa waxaa hor kacayo Xildhibaanada matala ee maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda Dhexe.
Dhaq-dhaqaaqa ay wadaan Ciidanka Xoogga ayaa kamid ah dagaalka abaabulan ee dadka deegaanka wadaan Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ee ka dhanka ah Al-shabaab.