Daawo : Ciidanka Qaranka iyo dabaaldaga munaasabadda 1-da Luulyo

Ciidanka Qaranka iyo dabaaldaga munaasabadda 1-da Luulyo

Diyaaradaha qumaatiga u kaca oo ka qayb qaatay munaasabadda 1-da Luuliyo in ka badan 30 sano kadib – Maxaa ku qoran warqadaha lagu daadiyey Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ”Khawaarijtii maanta god hoostiis ayey ku dhuumanayaan ciidankii iyo shacabkii Soomaaliyeedna si nabad ah ayey u dabaal-dagayaan”

Wasiir maareeye ”Sanadkaan waxaa cadaatay inay awoodeysatay Dowladanimada Soomaaliya”