27″ September “2022” Radio Muqdisho

Ciidanka Daariishta Gobolka Shabeellada hoose iyo Qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga Dalka Ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow oo Dhanka Qoraxsin kaga Beegan Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeekaha Hoose.
犀利士
ss=”wp-block-embed__wrapper”>
The army of the country has taken control of Al-Shabaab in areas that were important to the terrorists, including Jambalul area, on the outskirts of Afgoye district pic.twitter.com/9ZjraXKy9O
— Elmi Farah Boodhari (@BoodhariFarah) September 27, 2022
Ciidanka ayaa Cagta Mariyay Maxkamad Beenaad utaalay Deegaanka Jambaluul oo Argagixisadu ku Dhibaataynaysay Dadka Shacabka ah. Waxayna Ciidanku Soo Bandhigeen Agab kala Duwan oo aay Goobta kaga Carareen Nabadiidka alshabaab.
