Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In 60 Shabaab Ah Ay Ku Dishay Gobolka Hiiraan

3-Dec-2023

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 60 Khawaarij ah

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ayaa In ka badan 60 cubnood oo ka tirsan Khawaarijta ku dilay ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad oo 8KM dhinaca Koofur galbeed ka xigta deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan.

Howlgalkaan oo qaatay Saacado badan welina socda ayaa sidoo kale waxa lagu bur buriyay fariisimo ay khawaarijtu halkaasi ku lahaayeen iyo saanado ciidan

Leave a Reply