22- January-2024
Waxay u muuqataa inay adag tahay in la rumaysto d壯陽藥 ilaaga ugu weyn Afrika In uu yahay cayayaan yar ee kaneecada, laakiin ku dhawaad daqiiqad kasta, ilmo Afrikaan ah ayaa u dhinta duumada.
Cudurka ay kaneecadu dhaliso ee Malaria ayaa sanad walba ku dila Africa In ka badan 600,000 oo qof, Iyadoo Carruurta ay da’doodu ay ka yar tahay shan sano yihiin in ka badan 80 boqolkiiba dhimashada qaaradda sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka ee Qaramada Midoobay ee WHO
Qaaraddan ayaa waxaa ugu daran xanuunka kaneecadu ka dhalato, iyadoo 95% kiisaska dilaaga ah la diiwaan geliyo sannad walba, carruurta ay da’doodu ka yar tahay 5 sano jir ayaa 80% ka ah dhimashadaas.
Dulinka duumadu wuxuu ku fidaa dadka ay qaniinta kaneecada cudurka qabta, wuxuuna keenaa calaamado bilow ah oo ay ka mid yihiin qandho sare, madax xanuun iyo qarqaryo.
Hadaba la xiriir dhaqaatiirta iyo howl,wadeenada kuugu diyaarka ah xarumaha Darajaat Specialist Hospital hadii aad xanuuno ku aragtid caruurtaada