5-Feb-2024-Muqdisho Risaala tv

Aabaha dhalay AUN Marxuumad Luul Cabdicasiis oo u geeriyootay dab uu qabadsiiyay ninkeeda ayaa soo dhaweeyay qabashada ninka lagu eedeeyay in uu gubay gabadhisa, isaga oo hadlay goor dhaweyd Risaala TV
Aabahan oo fariin uu, u diray heyaddaha garsoorka ayaa codsaday in la dadajiyo Maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud