8- Feb-2024-Muqdisho

Afhayeenka Booliska Soomaaliya “ Ciidamada Booliska Soomaaliya waxa ay gacanta ku dhigeen maalmihii u danbeeyey 10 ka tirsan Khawaarijta, iyo kuwa dilal Muqdisho ka gaystay, sidoo kale Afhayeenka ayaa ka hadlay dhacdooyin kale oo ka dhacay dalka.”