Daawo” Ergeyga arrimaha Beni-aadannimada Madaxweynaha Somalia oo tagey Deegaanka Bulacle

20- September-2023- SNTV

Khawaarij in dalka laga xoreeyo waa jihaad diinteenu na fareeyso : sidaas waxaa yiri” Ergeyga arrimaha Beni-aadannimada Madaxweynaha Somalia Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Xildhibaan CCWarsame ooy wehliyaa mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Fadaraalka Somalia oo galabta booqday ciidamada difaaca shacabka e犀利士 e ku sugan deegaanka Bulacle ee gobolka Galguduud ayaa ku guubaabiyay ciidamada jiida hore ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab inay ku jiraan halgan lagu difaacayo diinteena islaamka

Leave a Reply