29- August-2023- Dhuusamareeb

Fariin uu Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u diray Ciidanka Xooga Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed.
“Dagaalka wuu soconayaa, ma istaagayo, meelaha aan joogno ka soo noqon meyno, hore ayaanan u soconeynaa. Guusha kama dambeysta ah ee aan raadineyno waan gaareynaa.”