Daawo “Maxaa Laga Yiri Filmka Documentary-ga ah ee Lagu soo bandhigay Muqdisho ee Ka Hadlaya Dib u Yagleelista Dowladii Somalia ?


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

14- Sept-2023- Muqdisho-Sntv

Filmka Documentary-ga ah ee Lagu soo bandhigay Muqdisho Iyo Falcelinta Dadkii Ka Qeybgalay Bandhiga Tiyaatarka

Boqolaal qof oo ku jiraan masuuliyiin ka tirsan labada aqal ,golaha wasiirada iyo Shacab ayaa Muqdisho uga qeybgalay daawashada Filim-kan Documentary_ga ah oo lagu soo bandhigay Golaha murtida iyo madadaalaada ee National Tiyaatar kaas oo ka hadlaya qabkii ay ku hirgalshay dib u curashada Qaranimada Soomaaliya ee Carts 2000, burbur dheer kadib

Ra’isulwasaare Xamse ” Waxa uu la qiirooday wdadii Madaxweyne  Ismaacil Cumar geelle uu Soomaalida isugu keenayey, Isaga oo yiri ” Mid lamid ah wadadaas Madaxweyne Geelle waxaa hada Furimaha dagaalka u jiifa Madaxweyne Xasan Shiikh, oo ay ka go’antahay soo afjarista Khawaarijta si looga gudbo dilalka,Qaraxyada iyo Ficiladooda xun xun”

➡Guddoomiye Shiikh Aadan oo Soo xiray Bandhiga Munaasabadd Filim-ka dib u curashada Qaranimada Soomaaliya oo 7 sano la diyaarinayay ayaa ka hadalay qiimaha Somalia ugu fadhiso walaalnimada Djibouti HOOS KA DAAWO↘

➡Guddoomiye Cabdi Xaashi ” Dowldda Jabuuti waxa ay Juhdi galisay dalkeena iyadoo Dunidii iyo caalamkii oo dhan naga quusteen.”↔HOOS KA DAAWO↘

➡Wasiir Khadiija Diiriye “Madaxweyne Ismaacil Cumar geelle isaga oo Lix bilood jooga kursiga Madaxweynaha ayuu juhdi galiyey sidii Soomaalida la iskugu keeni lahaa,oo markale Dowladnimadena loo soo celin lahaa.” ↔HOOS KA DAAWO↘

➡Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ” Madaxweyne Ismaacil Cumar Gelle iyo dhaman Shacabka Reer Jabuuti waxa ay na Kaalmaayeen xilli aan hiilo iyo garab uga baahneen.” HOOS KA DAAWO↘

➡Xildhibaan Maareeye ” Xilli adag ayuu dalkeena soo maray,waxaana Madaxda Dowladda ugu baqayaa in la qabto shir dib u heshiishiin oo bulshada dhexdeeda ah.”↔HOOS KA DAAWO↘

➡Ugaas Maxamuud Cali Ugaas “Walaalaheen Jabuuti iyo Madaxweyne Ismaaciil Omar Geelle ma hilmaami doono abaalkooda.”HOOS KA DAAWO↘

➡Prof Xuseen Imaan Ayaa sharaxay Dadaalkii laga soo maray shirkii Carta ee Soomaalida lagu heshiisiinayey oo Dowladda iyo Shacabka Jabuuti horkacayeen↔Hoos Ka Daawo↘

Leave a Reply