Daawo Hadal-Jeedinta Madaxweyne Xasan Sheekh ee Shirka Carabta iyo Islaamka

“Waxa ka dhacaya magaalada Gaza waxay khilaafsan yihiin dhammaan xeerarka, sharciyada, iyo qiyamka bini’aadamka, ayuu yiri Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh maxamuud oo ka h犀利士 adlay shirka carabta iyo Islaamka ee Riyadh .

Madaxweynaha Somalia ayaa hoosta ka xariiqay in duqeeymaha Gaza ay yihiin kuwo khatar ku ah amniga iyo badbaadada guud ahaan gobolka. Maanta dunida iyo anagaba kama aamusnaan karo burburka iyo ba ka socda Gaza.

Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale waxa Aasaaska dowlad Falastiiniyiintu leeyahiin oo xuduudkeedu yahay kuwii Juun 4, 1967, caasimadeeduna tahay Qudus ay tahay dammaanadda kaliya ee gobolka uu uga gudbaya dagaalka”

Leave a Reply