Daawo Khudbada Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyay Shirka Afrika Iyo Bangiga Adduunka

29-April-2024″ Khudbada Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyay Shirka Afrika Iyo Bankiga adduunka

Shirkaan ayaa muhiim u ah Soomaaliya, maadaama ay dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si sare loogu qaado wax soo saarka gudaha, dib-u-habeynta maaliyadda oo qeyb ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madashan ayaa u mahadceliyey madaxda bangiga horumarinta aduunka iyo dowladda kenya oo martigelinta laheyd, isaga oo sh犀利士 araxaad ka bixiyey horumarka Soomaaliya ay ka gaartay Maaliyadda gaar ahaan wax soo saarka gudaha iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha