Daawo: Kubbadda Madaxweyne Xasan Sheekh ee Shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika

Madaxweyne. Xasan Sheekh “Waxaan si geesinimo leh ugu guuleysanay dagaallada ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah.

Haseyeeshee natiijada Is-afgaradkii sharci-darrada ahaa ee Itoobiya ay la saxiixatay maamul goboleed ka tirsan Soomaaliya ayaa khatar cusub ku ah dadaalada nabadda Soomaaliya ee gobolka, qaaradda iyo guud ahaan caalamka”.